Shir Sanadeedkii Unugta Muqdisho oo Hada furmay.
Shir sanadeedkii Unugta JWXO ee Muqdosho oo siwayn loosoo agaasimay ayaa hada kafurmay Magaalada Muqdisho. Shirkan oo ahaa Kulamadii caadiga ahaa ee sanadlaha ay uqabsan […]
Shir sanadeedkii Unugta JWXO ee Muqdosho oo siwayn loosoo agaasimay ayaa hada kafurmay Magaalada Muqdisho. Shirkan oo ahaa Kulamadii caadiga ahaa ee sanadlaha ay uqabsan […]
/ Warar, Wararka Dalka /
Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Cabdiqaadir Sh Xassan Biixi Hirmooge (Cadaani) ayaa maanta oo Isniin shir Warbaahinta loogu talagalay kuqabtay Xarunta Dulqabow ee magaalada […]
/ Warar, Wararka Dalka /
Sida aad wararkeenii hore kula socoteen waxaa Maanta ka dhacay Magalada Soomaaliyeed ee Diredhaba Shirwaynihii lagu shaacinayay Yagleelida Xisbinimo ee ururka gobonimadoonka somaliyeed ee (SRDA). […]
/ Warar, Wararka Dalka /
Shirwaynha SRDA oo dire-Dawa kafurmay saaka waxaa lagu Furay Wacdi Diini ah, waxaana ugu horaynba Codbaahiyaha lagu soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Ururka SRDA Mudane Dr. Sakariye. […]
/ Warar, Wararka Dalka /
Shirwanaha Ururka SRDA oo ah Markii ugu Horaysay ee lagu qabto Dalka Gudihiisa ayaa Saaka ka Furmay Magaalada Diridhaba. Shirwaynahan oo ay kasoo qayb galeen […]
/ Warar /
Waxaa guud ahaan gayiga Ogadenia iyo daafaha caalamkaba si wayn looga xusay maalinta Xasuuqa Ogadenia (Ogaden Massacre Day 22-Feb). Shacabka Soomaalida Ogadenia ee mudada qarniyaalka […]
/ Warar /
Waxaa maanta lagu qabtay xafiiska JWXO /ONLF ee magaaladan Addis Ababa Shir heer sare aha oo uu qabtay Ururka OYSU faraciisa Addis Ababa oo si […]
/ Warar /
Waxaa magaalada Addis Ababa maanta oo Jumce ah kasocda shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen dhamaan xisbiyada wadanka iyo Gudiga Doorashooyin Itoobiya. Shirkan oo hada […]
/ Warar /
Waxaa Tuulada koore oo ka Tirsan Degmada Dhanaan,ee Gobolka Shabeele Shir ku qabtay, wafti kasocday Maamulka Degmada Dhanaan ee Jabhada ONLF. Waftiga Jwxo ee Halkaas […]
/ Warar /
Garaadka Guud ee Beesha Kuumade GARAAD KULMIYE GARAAD MAXAMED GARAAD DOOL GARAAD WIIL-WAAL oy wehelinayeen Xubno salaadiin ah oo kuwehelinayay safarkiisii uu kaga soo kicitamay […]
/ Warar /
Garaadka Guud ee Beesha Kuumade GARAAD KULMIYE GARAAD MAXAMED GARAAD DOOL GARAAD WIIL-WAAL oy wehelinayeen Xubno salaadiin ah oo kuwehelinayay safarkiisii uu kaga soo kicitamay […]
/ Warar /
Gudoomiyaha Cusub ee Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) Sheekh Maxamed Axmed Baaruud ayaa kudhawaaqay Gudiga Fulinta ee Ururka Culimadu uu yeelanayo. Gudoomiye Sheekh Baaruud oo […]
/ Warar /
Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Dr. Cabdiraxmaan Sh Mahdi ayaa galabta Xafiiskiisa kula Kulmay qayb kamid ah Naftood hurayaashii dhiigooda usoo daadiyay Xoraynta ciida […]
/ Warar /
Jaaliyadda Ogaadeeniya ee magaalada Addis Ababa oo shir ballaadhan ku qabatay xaafadda Qaaliti ee magaaladan Addis Ababa, shirkan oo Ahaa mid si weyn loo soo […]
/ Warar /
Waxaa si guul ah kusoo dhamaaday kulankii 1aad ee Xubnaha Golaha Dhexe Ee JWXO ay yeesheen intii uu gudoomiyuhu Safarkiisii shaqo kasoo laabtay. Kulankan oo […]
/ Warar /
Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Dr. Cabdiraxmaan Sh Mahdi (Maadey) ayaa daqiiqado kahor qalinka kuduugay kamid noqoshada Isbahaysiga wayn ee lamagac baxay Isbahaysiga Fadaraalka […]
/ Warar /
Waxaa maanta booqasho heer sare aha ku yimid Xafiiska JWXO ee Addis Ababa Wafti ka Socday Dawladda Ingiriiska Waftigaa oo ka koobnaa labo xubnood oo […]
/ Warar /
Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 18.01.2020, waxaa Kuliyada Farsamooyinka ee Dagmada Dhagaxbuur ka bilawday, Shirwaynihii Labaad ee Ururka Culimada S/ogadeniya (UCSO) oo Markii ugu Horaysay […]
/ Warar /
Waxaa si guul ah Kudhamaaday qaybtii hore ee shirwaynihii Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) oo maanta kafurmay hoolka kuliyada Farsamada ee Dagmada Dhagaxbuur. Shirkan oo […]
/ Warar /
Waxaa hoolka shirarka ee Dagmada Dhagaxbuur si habsami leh uga socda Shirwaynihii Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) oo saaka halkaas kafurmay. Shirkan oo galay maalintii […]
/ Warar /
Copyright © 2021 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)