Author Archive: Dayr

Deg Deg: Shirwaynihii Culimada oo Hada ka Furmay Dh/buur.

Deg Deg: Shirwaynihii Culimada oo Hada ka Furmay Dh/buur.

Waxaa hoolka Shirarka ee Dagmada Dhagaxbuur hada kafurmay shirwaynihii Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) oo indhawaalaba ay qaban qaabadiisu socotay. Shirkan oo ay kasoo qayb […]

 
 

Dr. Maxamed Nuur Gacal oo loo doortay Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudig.

Dr. Maxamed Nuur Gacal oo loo doortay Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudig.

Hanaanka maamul usamaynta Galmudug oo in muda ahba soo jiitamayay lana daalaa dhacayeen hawl-wadeeno xukuumada soomaaliya katirsan ayaad moodaa hada inay samaysay horu socod waxaana […]

 
 

OYSU Laantiisa Addis Ababa & Gudoomiyaha JWXO oo Kulmay.

OYSU Laantiisa Addis Ababa & Gudoomiyaha JWXO oo Kulmay.

Waxaa maanta magaalada Addis Ababa lagu qabtay shir heer sare aha oo uu qabtay Ururka OYSU faraciisa magaaladan Addis Ababa kulankan oo Ahaa mid aan […]

 
 

Turkiga oo Diyaarad wayn oo sida koox dhakhaatiir ah usoo diray Gurmadkii Muqdisho.

Turkiga oo Diyaarad wayn oo sida koox dhakhaatiir ah usoo diray Gurmadkii Muqdisho.

Dawlada Turkiga oo kajawaabaysa musiibadii uu shalay sababay Qarixii kadhacay isgoyska Ex-Control Afgooye-Muqdisho ayaa gurmad ahaan ugu soo dirtay umada soomaaliyeed Diyaar wayn oo sida […]

 
 

Wafti Kasocday Maamulka JWXO Ee Shabeelle oo Shiniile Lagusoo Dhaweeyay.

Wafti Kasocday Maamulka JWXO Ee Shabeelle oo Shiniile Lagusoo Dhaweeyay.

Waxaa barqin nimadii maanta oo Axad ahayd Tuulada Shiniile oo Dagmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle katirsan gaadhay Wafti balaadhan oo katirsan maamulka JWXO ee Gobolka […]

 
 

Qarax Xoogan oo saaka gilgilay Caasimada Muqdisho.

Qarax Xoogan oo saaka gilgilay Caasimada Muqdisho.

Subaxnimadii hore ee saaka waxaa jugta qarac laxaadleh laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada muqdisho. Qaraxan oo ahaa Gaadhi Xamuul ah oo laga soo buixiyay […]

 
 

Former CEO of EEP, 49 Others Charged with Grand Corruption

Former CEO of EEP, 49 Others Charged with Grand Corruption

December 27, 2019 (Ezega.com) — The Ethiopian Attorney General has charged 50 individuals, including former Chief Executive Officer (CEO) of the Ethiopian Electric Power (EEP) […]

 
 

Ethiopian, Eritrean Leaders Vow To Cement Bilateral Ties

Ethiopian, Eritrean Leaders Vow To Cement Bilateral Ties

  Addis Ababa, December 27, 2019 (FBC) – President Sahle-Work Zewde and Prime Minister Dr Abiy Ahmed hosted a State Dinner yesterday in honor of […]

 
 

Eritrean Embassy construction cornerstone laid in Addis Ababa

Eritrean Embassy construction cornerstone laid in Addis Ababa

Eritrean President Isaias Afeworki vowed to “bolster cooperation” with Ethiopia in a ceremony organized to lay cornerstone for Eritrean Embassy Construction near Siddist Kilo area […]

 
 

Ethiopian Islamic Affairs Supreme Council issues warning

Ethiopian Islamic Affairs Supreme Council issues warning

A warning statement is issued calling authorities in Amhara region of Ethiopia to address five demands over burned Mosques in Motta or face a nationwide […]

 
 

Shir Amniga ku saabsan oo Maanta Addis Ababa ka dhacay.

Shir Amniga ku saabsan oo Maanta Addis Ababa ka dhacay.

Waxaa maanta lagu qabtay Magaalada Addis Ababa, Shir ballaadhan oo uu soo diyaariyay Machadka Istiraatiijiyada Nabadda(I.S.A) oo ay ka soo qayb galeen Hay’adaha Amniga, xisbiyada […]

 
 

Banaanbaxyo xoogleh ayaa inta Badan ka Socda Gobalka Oramiya iyo Qaybo kale oo Dalka ka mid ah.

Banaanbaxyo xoogleh ayaa inta Badan ka Socda Gobalka Oramiya iyo Qaybo kale oo Dalka ka mid ah.

Halku dhaga Mudaharaadan ayaa ah, waa in ay dawladu Jawaab Cad ka bixisaa, Masaajida lagu gubayo Gobalka Axmaarada. Kumanaan Dadwayne ah oo isugu soo baxay […]

 
 

Rights Group Calls New Law in Ethiopia a Threat to Freedom of Expression.

Rights Group Calls New Law in Ethiopia a Threat to Freedom of Expression.

WASHINGTON – A new law being considered in Ethiopia is being called a threat to free speech and online expression. Ethiopia’s “Hate Speech and Disinformation […]

 
 

Qabrigii Shahiid Mustafe Haybe oo ay soo booqdeen Masuuliyiin Jabhadeed.

Qabrigii Shahiid Mustafe Haybe oo ay soo booqdeen Masuuliyiin Jabhadeed.

Gudiga Xalinta Khilaafaadka JWXO oo howlo shaqo utagay Dagmada Dhagaxmadow ee Gobolka Jarar ayaa booqday Qabriga Shihiid Mustafe Haybe oo kuyaala duleedka Dagmada. Waftiga ayaa […]

 
 

Shirkii Waftiga JWXO & Odayaasha Dhuure oo Guul Kudhamaaday

Shirkii Waftiga JWXO & Odayaasha Dhuure oo Guul Kudhamaaday

Waxaa si guul ah kudhamaaday Wajigii 1aad ee kulankii maanta Tuulada Dhuure Kudhex maray Gudigii xalinta khilaafaadka JWXO iyo Odayaasha Dhaqanka ee Tuulada Dhuure. Kulankan […]

 
 

Wafti Katirsan JWXO oo Dhuure Lagusoo Dhaweeyay.

Wafti Katirsan JWXO oo Dhuure Lagusoo Dhaweeyay.

Waxaa Tuulada Dhuure oo Dagmada Goglo (Kudunbuur) ee Gobolka Qoraxay katirsan gaadhay Wafti balaadhan oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO). Waftigan oo uu horkacayo […]

 
 

Masuuliyin katirsan safaarada Maraykaka ee Addis ababa oo soo booqday xafiiska JWXO ee Addis.

Masuuliyin katirsan safaarada Maraykaka ee Addis ababa oo soo booqday xafiiska JWXO ee Addis.

Waxaa maanta soo booqday xafiiska ONLF ee magaaladan Addis Ababa Wafti ka socday Safaaradda Dawladda Maraykanka ee magaaladan Addis Ababa, waxaana si heer sare ah […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO & Waftigiisa oo Jigjiga Nabad Kugaadhay.

Gudoomiyaha JWXO & Waftigiisa oo Jigjiga Nabad Kugaadhay.

Waxaa magaalada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan si nabad ah Kugaadhay Waftigii uu hogaaminayay Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO). Kumanaan kamid ah Shacabka Soomaalida […]

 
 

Deg-Deg Shirwaynihii JWXO oo hada guda galay Codaynta Xubnaha Golaha dhexe ee JWXO.

Deg-Deg Shirwaynihii JWXO oo hada guda galay Codaynta Xubnaha Golaha dhexe ee JWXO.

Shirka oo galay Maalintiisii 5aad ayaa hada Hoolka Shirarka ee Kuliyada Beeraha ee Dagmada Godey kabilaabay codaynta xubnaha Golaha Dhexe Ee JWXO, kuwaas oo kamid […]

 
 

Qaar Kamid Ah Astaanta JWXO oo Khudbadeeyay.

Qaar Kamid Ah Astaanta JWXO oo Khudbadeeyay.

Waxaa kasoo qayb galayaasha Shirwaynaha JWXO khudbado dadka ka ilmaysiiyay ujeediyay qaar kamid ah Naftood Hurayaashii Xoraynta Ciida Ogadenia ulixaad beelay oo qaar kamid ah […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay