Author Archive: maamule1

An exclusive interview with the CEO of Africa oil corp

An exclusive interview with the CEO of Africa oil corp

Ethiopian military protects Lundin Group company The Ethiopian military is providing security to Africa Oil Corp. in the conflict-ridden Ogaden region despite accusations that the military has carried […]

 
 

Hees Cusb Saado Ali warsame(Inku Xabashida la jira xasuuqina u gurguurta)

Hees Cusb Saado Ali warsame(Inku Xabashida la jira xasuuqina u gurguurta)
 
 

Ogaden | Wadani Song 2011- Rooble Mohamed

Ogaden | Wadani Song 2011- Rooble Mohamed
 
 

Daawo Dhaanto si casri ah loo tumayo xafladii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadeniya (UDhaArO) ee North America)

 
 

Halkan kadaawo Muuqaalkii Riwaayadii “Qaabkii Beenta ahaa haku Quusto Gumetyste”

Halkan kadaawo Muuqaalkii Riwaayadii “Qaabkii Beenta ahaa haku Quusto Gumetyste”

Q2aad hoos ka daawo – Dhalinyarada Reer Minnesota oo tustay aduunka iyo dabaqoodhiga doolka ah  awooda ummadda Ogadeniya. “Qaabkii Beenta ahaa haku Quusto Gumetyste” Q2aad

 
 

Sawiradii laga soo duubay Riwaayadii loogu magacdaray “Qabkii Beenta ahaa haku Quusto Gumetyste”

Sawiradii laga soo duubay Riwaayadii loogu magacdaray “Qabkii Beenta ahaa haku Quusto Gumetyste”

Halkan ka daawo sawiradii laga duubay riwaayaddii ay dhigeen Ururka dhalinyarada ardayda Ogadeniya oo ay ka soo qabgaleen Fanaaninta qaranka  Somaliya oo ay ka mid […]

 
 

Sawirada banaabixii Jaaliyada S.Ogaadeenya ee Sweden.

Sawirada banaabixii Jaaliyada S.Ogaadeenya ee Sweden.

Maalinimadii shalay oy taariikhduu ahayd 16-7-2011 ayaa waxaa kormeer ku yimid dalka Sweden magaala madaxda Stockholm prof Mohamed Hassan oo ah aqoon yahan udhashay Oromiya oo kasoo […]

 
 

shirkii xuquuqul insaanka itoobiya ee Qaramada Midoobay 11-12 July 2011.

shirkii xuquuqul insaanka itoobiya ee Qaramada Midoobay 11-12 July 2011.

shirkii xuquuqul insaanka itoobiya ee Qaramada Midoobay 11-12 July 2011 oo si xawli ah uga socday xarunta Qaramada Midobey ee Geneva oo su’aalo iyo warbaxino […]

 
 

TAARIIKH NOLOLEEDKII MARXUUM CABDIRAXMAN CABDULAAHI OO KOOBAN

TAARIIKH NOLOLEEDKII MARXUUM CABDIRAXMAN CABDULAAHI OO KOOBAN

Alle ha u naxariistee marxuum Cabdiraxamaan Cabdulaahi Muxumed waxa uu dhashay sanadihii kontameyadii waxa uuna ku dhashay degmada birqod oo ka tirsan gobolka Jarar isla […]

 
 

Shir aan loo kala hadhin ayna Kasoo Qaybgaleen Wufuud sare oo ka socda JWXO oo ka Dhacay dalka Denmark.

Shir aan loo kala hadhin ayna Kasoo Qaybgaleen Wufuud sare oo ka socda JWXO oo ka Dhacay dalka Denmark.

Maanta oo ay taariikhdu ahayd 04/06/2011 o ayaa waxaa kadhacay wadanka denmark shir aan loo kala hadhin oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada soomaalida ogadeenya […]

 
 

Wareysi Hogaanka arimaha dibada Cabdiraxman maaday uu siiyey ILAYSTV

Wareysi Hogaanka arimaha dibada Cabdiraxman maaday uu siiyey ILAYSTV

Hogaanka Arrimaha Dibada ONLF mudane Cabdi raxmaan mahdi ayaa waxa uu siiyay waraysi Barnaamijka Ilays. Wareysigaas oo Hoggaanku kaga hadlay Xaalada cafimaad ay kusuganyihiin shaqalaha […]

 
 

shir si heersare ah loo soo agaasimay oo ka dhacay caasimada Helsinki ee dalka Finand

shir si heersare ah loo soo agaasimay oo ka dhacay caasimada Helsinki ee dalka Finand

Waxaa maalintii Sabtida ee bishu ahayd 22-5-2011 lagu qabtay magaala madaxda dalka Finlad shir balaadhan oy ka soo qaybgaleen dadweyne farabadan oo ka kala socda […]

 
 

Ethiopia rebel group alleges mass killing by gov’t

Ethiopia rebel group alleges mass killing by gov’t

(AP) – NAIROBI, Kenya (AP) — An Ethiopian rebel group said Thursday that the army and a police unit killed at least three dozen civilians […]

 
 

Ethiopia rebel group alleges mass killing by gov’t

Ethiopia rebel group alleges mass killing by gov’t

NAIROBI, Kenya — An Ethiopian rebel group said Thursday that the army and a police unit killed at least three dozen civilians in a crackdown […]

 
 

Mudaaharaad US

 
 

Ilays TV oo bar ku yeeshay internetka

Ilays TV oo bar ku yeeshay internetka

Waxaa dadweynaha sharafta leh  la ogeysiinayaa in  Ilays TV  loo sameeyey website aad si toos ah uga daawan karto barnaamijyada ka baxa (Riix IlaysTV Link), […]

 
 

BANAANBIXII LOS ANGELES

BANAANBIXII LOS ANGELES

Jaaliyadda Ogadeniya ee Los Angeles, California oo suurta galiyey inuu shirkii wayaanuhu qabsoomi waayo afartii saac ee ugu horeysay kaasoo lagusoo gabagabeeyey 30ki daqiiqo ee […]

 
 

Demonstration against Meles Zenawi’s emissaries planned by the Ogaden American Community of San Diego

Demonstration against Meles Zenawi’s emissaries planned by the Ogaden American Community of San Diego

Thousands including the People of Ogaden and other Ethiopian ethnic groups are planning a massive joint demonstration in Los Angeles’ Convention Center on Sunday April 10, […]

 
 

Ogeysiis Jaaliyadda Ogadeniya ee Magaladda Toronto iyo Nawaaxigeeda

Ogeysiis Jaaliyadda Ogadeniya ee Magaladda Toronto iyo Nawaaxigeeda

Dhamaan Jaaliyadda Somalida Ogadeniya iyo dhamaan Shucuubta dulman ee Itoobiya waxaa la ogeysiinayaa in la qaban doono banaanbax lagaga soo horjeedo Xukuumadda Kaligii taliye Malez […]

 
 

Dhoobley oo Markale Ciidamada Qaranka Somaliyed ee gobolka Azaaniya Lawareegeen iyo Shirkii Dawlad goboleedka Azaaniya oo bari la xidhayo iyo

Dhoobley oo Markale Ciidamada Qaranka Somaliyed ee gobolka Azaaniya Lawareegeen iyo Shirkii Dawlad goboleedka Azaaniya oo bari la xidhayo iyo

War deg deg ah oo hada naga soo gaaraya magaalad dhoobley oo isbuucyadii ugu dambeeyay ahayd meel gacan ku haynteeda marba qolo la wareegaysay ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay