Author Archive: ONA Admin

Faah Faahin Weerarkii Masaajida New Zealand ee Khasaaraha Badan Gaystay.

Faah Faahin Weerarkii Masaajida New Zealand ee Khasaaraha Badan Gaystay.

Weerar argagaxiso oo lagu qaaday Jimcihii labo masaajid oo ku yaal magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa lagu dilay ugu yaraan 49 qof oo […]

 
 

Deg Deg: Labo Masjid oo New Zealand Kuyaala oo La Weeraray.

Deg Deg: Labo Masjid oo New Zealand Kuyaala oo La Weeraray.

Weerar lagu qaaday laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand, kuwaas oo lagu dilay ugu yaraan 49 qof, ayaa argagax, carro iyo lama filaan […]

 
 

Baarlamaanka UK oo u Codeeyey Dib U Dhigista Ka-bixitaanka EU-da.

Baarlamaanka UK oo u Codeeyey Dib U Dhigista Ka-bixitaanka EU-da.

Baarlamaanka UK ayaa u codeeyey in muddo sadex bilood ah dib loo dhigo qorshaha uu dalkaasi uga baxayo Midowga Yurub. Xildhibaano gaaraya 412 ayaa u […]

 
 

Dalal Hawadooda Ka Mamnuucay Diyaaradaha Boeing 737 MAX 8.

Dalal Hawadooda Ka Mamnuucay Diyaaradaha Boeing 737 MAX 8.

Qaar ka mid ah dalalka reer Galbeedka ayaa soo saaray amar ay hawada dalalkooda uga mamnuucayaan inay ku duusho diyaaradda ay soo saarto shirkadda Boeing […]

 
 

Baarlamaanka UK oo Markii 2aad Qaadacay Heshiiska Ka bixitaanka EU-da.

Baarlamaanka UK oo Markii 2aad Qaadacay Heshiiska Ka bixitaanka EU-da.

Golaha Wakiilada ee dalka UK oo xalay u codeeyey heshiiska ay soo diyaarisay Raysalwasaare Theresa May ee ka bixitaanka EU-da ayaa cod aqlabiyad ah ku […]

 
 

Shirkada Air China oo Joojisay Isticmaalka Diyaaradaha Boeing 737 MAX8.

Shirkada Air China oo Joojisay Isticmaalka Diyaaradaha Boeing 737 MAX8.

Shirkada Air China ayaa joojisay isticmaalka diyaaradaha Boeing 737 MAX8 oo ah nooca dayuuradii Ethiopian Airlines ee Axadii shalay soo dhacday oo ay ku dhinteen […]

 
 

Diyaarad Ay Leedahay Ethiopian Airlines oo Burburtay.

Diyaarad Ay Leedahay Ethiopian Airlines oo Burburtay.

Waxaa saaka duleedka magaalada bishoftu ku burburtay diyaarad rakaab ah oo shirkada diyaaradaha Ethiopian Airlines ay leedahay kana duushay garoonka Bole International Airport ee magaalada […]

 
 

Ethiopian Airlines: All 157 on board dead after Addis Ababa-Nairobi flight crashes

Ethiopian Airlines: All 157 on board dead after Addis Ababa-Nairobi flight crashes

(INDEPENDENT) — Everyone on board an Ethiopian Airlines flight that crashed on the way to Nairobi has died, a spokesman for the airline has announced. […]

 
 

Banaanbaxyo Waawayn oo Ka Socda Gobolka Oromiya.

Banaanbaxyo Waawayn oo Ka Socda Gobolka Oromiya.

Kumannaan ruux ayaa maalintii labaad mudaaharaadyo ka wada Gobolka Oromada. Mudaaharaadayaasha sawirka ka muuqda ayaa isugu soo baxay magaalada Awaday iyaga oo ku dhawaaqaya Addis […]

 
 

Maydka Wiil Soomaali Ah oo Muqdisho Laga Helay.

Maydka Wiil Soomaali Ah oo Muqdisho Laga Helay.

Meydka wiil dhalinyaro ah ayaa saaka lagu arkay magaalada Muqdisho gaar ahaan baalle koronto oo u dhow wadada Makka Al Mukarama. Dadka deegaanka ayaa kusoo […]

 
 

Qarax Khasaare Gaystay oo Muqdisho Ka Dhacay.

Qarax Khasaare Gaystay oo Muqdisho Ka Dhacay.

Gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa barqanimadii maanta ku qarxay inta u dhexeysa tiyaatarka qaranka iyo makhaayad lagu magacaabo Dalsan. Goobta uu qaraxu ka […]

 
 

Dagaalyahanka Daacisha oo Xoogaga Kurdida Suuriya Isu Dhiibay.

Dagaalyahanka Daacisha oo Xoogaga Kurdida Suuriya Isu Dhiibay.

Boqolaal ka tirsan dagaal yahanka Daacish ee ka dagaalamayey Suuriya ayaa isu dhiibay xoogaga Kurdida ee SDF oo hada ku hareeraysan tuuladii ugu danbeysay ee […]

 
 

Madaxda Soomaaliya & Kenya oo Nairobi Ku Kulmay.

Madaxda Soomaaliya & Kenya oo Nairobi Ku Kulmay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Kenya. Sida ay baahisay Madaxtooyada Soomaaliya ajandaha […]

 
 

Madaafiic Lagu Weeraray Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya.

Madaafiic Lagu Weeraray Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya.

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa tiro madaafiic ah oo duhurnimadii shalay lagu weeraray dhismayaal u dhow xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho. Madaafiicdan […]

 
 

Kenya oo Iskaga Baxday Saldhig Ay Soomaaliya Ku Lahayd.

Kenya oo Iskaga Baxday Saldhig Ay Soomaaliya Ku Lahayd.

Ciidanka Kenya ee ku sugan gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa shalay faarujiyay mid kamid ah saldhigyadii ugu muhiimsanaa ee ay ka degenaayeen gobolkaasi. Ciidamadan ku […]

 
 

Wadahadalkii Trump & Kim oo Lasoo Gaba-Gabeeyey.

President Donald Trump and North Korean leader Kim Jong Un take a walk after their first meeting at the Sofitel Legend Metropole Hanoi hotel, Thursday, Feb. 28, 2019, in Hanoi. (AP Photo/Evan Vucci)

Waxaa lasoo gaba-gabeeyey natiijo la’aan wadahadalkii u socday Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo shirkooda ka socday magaalada Hanoi […]

 
 

Madaxwaynaha Nigeria oo Markale Dib Loo Soo Doortay.

Madaxwaynaha Nigeria oo Markale Dib Loo Soo Doortay.

Madaxweynaha Nigeria ee xilka haya Mahamadu Buhari ayaa markii labaad ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha ee Sabtidii lasoo dhaafay, isagoo helay in ka badan 56% cododka. […]

 
 

Madaxwaynaha Suuriya oo Booqasho Kadis Ah Ku Tagay Iran.

Madaxwaynaha Suuriya oo Booqasho Kadis Ah Ku Tagay Iran.

Madaxweynaha dalka Suuriya Bashar Al Assad ayaa markii ugu horeysay in muddo ah safar aan horey loo shaacin ku tagay dalka ay xulafada yihiin ee […]

 
 

9 Qof oo Lagu Dilay Muqdisho & Afgooye Dhexdooda.

9 Qof oo Lagu Dilay Muqdisho & Afgooye Dhexdooda.

Inta la xaqiijiyay 9 qof ayaa lagu dilay weerar rag hubeysan ay ku qaadeen dad shacab ah oo geedka garanwaaga ah ka jarayay laamiga dhinacyadiisa […]

 
 

Sacuudiga oo Markii Ugu Horaysay Haweeneey Safiir u Magacaabay.

Sacuudiga oo Markii Ugu Horaysay Haweeneey Safiir u Magacaabay.

Dowlada Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay dalka Maraykanka u direysa Safiir dumar ah oo ka tirsan qoyska Boqortooyada Sacuudiga. Safiirada cusub ee Sacuudiga u fadhida […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay