Author Archive: ONA Admin

Deg Deg: Waxaa Hada Furmay Kalfadhiga Golaha Dhexe ONLF ee Qabridahare Kasocday.

Deg Deg: Waxaa Hada Furmay Kalfadhiga Golaha Dhexe ONLF ee Qabridahare Kasocday.

Waxaa hada furmay Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kaas oo ay kasoo qayb galeen inta badan xubnaha Golaha Dhexe ee […]

 
 

Dhakhaatiir Cuban ah oo Laga Afduubtay Dalka Kenya.

Dhakhaatiir Cuban ah oo Laga Afduubtay Dalka Kenya.

Koox hubeysan ayaa laba dhakhtar oo u dhashay dalka Cuba ka afduubtay xuduudda Kenya ay la wadaagto Soomaaliya, xilli ay shaqo u socdeen, waxayna sidoo […]

 
 

Hogaamiyihii Afgambigii Suudaan Cawad Ibnu Cowf oo Iscasilay

Hogaamiyihii Afgambigii Suudaan Cawad Ibnu Cowf oo Iscasilay

Madaxa Golaha Milateriga ee Suudan ayaa xilka banneeyay maalin uun kaddib markii uu hogaamiyay afgambi xilka loogaga tuuray madaxweynihii mudada dheer dalkaas maamuli jiray ee […]

 
 

Madaxda JWXO oo Gurigiisa Ku Booqday Sayid Cabdiwahaab Sheekh Aadan.

Madaxda JWXO oo Gurigiisa Ku Booqday Sayid Cabdiwahaab Sheekh Aadan.

Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee socdaalka Hayaanka Guusha kujira ayaa rugtiisa kubooqday Sayid Cabdiwahaab Sheekh Aadan oo kamid ah Culimada ugu magaca dheer […]

 
 

Xaflad Lagu Soo Dhawaynayo Waftigii JWXO oo Hada Kafurantay JARATI

Xaflad Lagu Soo Dhawaynayo Waftigii JWXO oo Hada Kafurantay JARATI

Waxaa Magaalada Jarati ee Gobolka Afdheer kafurantay xaflad aad ubalaadhan oo ay isku arkayaan Shacabka Gobonimada jecel ee kudhaqan Dagmada Jarati iyo Madaxdooda hogaaminaysa halganka. […]

 
 

Xaflada Soo Dhawaynta Madaxda JWXO oo Hada Kasocota Hargeelle.

Xaflada Soo Dhawaynta Madaxda JWXO oo Hada Kasocota Hargeelle.

Waxaa hada Dagmada Hargeelle ee xarunta Gobolka Afdheer ka furantay Xaflad si qurux badan loosoo agaasimay oo lagusoo Dhawaynayo Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO. […]

 
 

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Xarunta Gobolka Afdheer ee Halgeele Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay.

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Xarunta Gobolka Afdheer ee Halgeele Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay.

Waxaa hada Dagmada Hargeelle ee xarunta Gobolka Afdheer siwayn loogusoo dhaweeyay Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee kujiray socdaalka barakaysan ee Hayaanka Guusha. Waftiga […]

 
 

Madaxda JWXO oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay God-cusbo ee Gobolka Afdheer.

Madaxda JWXO oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay God-cusbo ee Gobolka Afdheer.

Waftigii JWXO ee kujiray socdaalka Hayaanka Guusha ayaa saaka lagusoo dhaweeyay Magaalada God-cusbo. Madaxda JWXO ayaa dadka ree God-cusbo ugudbiyay fariintii JWXO ee ahayd midnimo […]

 
 

Maqaal: Bogaadin- Socdaalka Barakeysan Ee Gudoomiyaha JWXO & Wafdigiisu Ku Marayaan Dalka Ogadenya- By: Xaaji M/rashiid

Maqaal: Bogaadin- Socdaalka Barakeysan Ee Gudoomiyaha JWXO & Wafdigiisu Ku Marayaan Dalka Ogadenya- By: Xaaji M/rashiid

Waxaa la ogyahay in Dalka  Ogadenya uu soo maray marxalado kala duwanaa oon halkan lagu soo koobi karin. Waxaa kamid ahaa dagaalo farabadan oo kasocon […]

 
 

Deg Deg: Madaxda JWXO & Shacabka Godey oo Xaflad Uga Furantay.

Deg Deg: Madaxda JWXO & Shacabka Godey oo Xaflad Uga Furantay.

Waxaa Dagmada Godey ee xarunta Gobolka Shabeelle kafurantay xaflad aad ubalaadhan oo ay isku arkayaan Shacabka Gobonimada jecel ee kudhaqan Dagmada Godey iyo Madaxdooda. Xafladan […]

 
 

Qarax Khasaare Balaadhan Gaystay oo Muqdisho Ka Dhacay.

Qarax Khasaare Balaadhan Gaystay oo Muqdisho Ka Dhacay.

Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay wadada Maka Al-mukarama ee Magaaladda Muqdisho. Qaraxan oo lala beegsaday maqaaxi […]

 
 

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Lagu Soo Dhaweeyay Guriga Martida ee Godey.

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Lagu Soo Dhaweeyay Guriga Martida ee Godey.

Waxaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay waftiga JWXO Griga Martida ee Magaalada Godey. Waxaa si diiran watgiga usoo dhaweeyay shacab aad utiro badan […]

 
 

Militariga Aljeeriya oo Ku Baaqay In Xilka Laga Qaado Madaxweyne Bouteflika.

Militariga Aljeeriya oo Ku Baaqay In Xilka Laga Qaado Madaxweyne Bouteflika.

Taliyaha Militariga dalka Aljeeriya Gen.Ahmed Gaid Salah ayaa khudbad uu xalay ka baahiyey telefishinka dalkaasi ugu baaqay Baarlamaanka inay xilka ka qaadaan Madaxweynaha waayeelka ah […]

 
 

Halgame Cadaani Hirmooge & OYSU Faraca Qabridahare oo Kulmay.

Halgame Cadaani Hirmooge & OYSU Faraca Qabridahare oo Kulmay.

Waxaa magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxey ku kulmay Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Mudane Cabdiqaadir Xasan Hirmooge (Cadaani) iyo unugta Qabridahre ee ururka […]

 
 

Madaxda JWXO oo La Kulmay Odayaasha Magaalada Qabridahare.

Madaxda JWXO oo La Kulmay Odayaasha Magaalada Qabridahare.

Waxaa magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay kusoo dhamaaday Shir aad muhiim u ahaa oo ay wada yeesheen Madaxda JWXO iyo Odayaasha Dhaqanka ee magaalada […]

 
 

Waftigii JWXO oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Marsin.

Waftigii JWXO oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Marsin.

Waxaa hada soo gaadhay degmada Marsin oo ka tirsan gobolka Qoraxay waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) ee safarka ku marayay dhamaan gobolada iyo dagmooyinka […]

 
 

Ra’iisulwasaaraha Britain & Xildhibaanno Qoorta Iskula Jira.

Ra’iisulwasaaraha Britain & Xildhibaanno Qoorta Iskula Jira.

Ra’iisulwasaaraha Britain Theresa May ayaa Baarlamaanka dalka ku eedaysay in aysan wakhtigii loogu talagalay ku qabanaynin qorshaha ka bixitaanka Britain ee Midawga Yurub. Iyada oo […]

 
 

Amnesty oo Sheegtay In Maraykanku Dad Rayid Ah Ku Laayay Soomaaliya.

Amnesty oo Sheegtay In Maraykanku Dad Rayid Ah Ku Laayay Soomaaliya.

Hay’adda xuquuqda aadanah u dooddo ee Amnesty International ayaa sheegtay in tirada duqeynmaha dhinaca cirka ah ee uu Mareykanka ka fuliyay Soomaaliya ay aad u […]

 
 

Faah Faahin Weerarkii Masaajida New Zealand ee Khasaaraha Badan Gaystay.

Faah Faahin Weerarkii Masaajida New Zealand ee Khasaaraha Badan Gaystay.

Weerar argagaxiso oo lagu qaaday Jimcihii labo masaajid oo ku yaal magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa lagu dilay ugu yaraan 49 qof oo […]

 
 

Deg Deg: Labo Masjid oo New Zealand Kuyaala oo La Weeraray.

Deg Deg: Labo Masjid oo New Zealand Kuyaala oo La Weeraray.

Weerar lagu qaaday laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand, kuwaas oo lagu dilay ugu yaraan 49 qof, ayaa argagax, carro iyo lama filaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay