Author Archive: ONA Admin

Cudurka Ebola oo Fara Ba’an Ku Haya Shacabka Congo.

Cudurka Ebola oo Fara Ba’an Ku Haya Shacabka Congo.

Tan iyo wakhtigan xaadirka inta la ogyahay tirada dadka u dhintay cudurka Ebola ee ka dillaacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo waxay gaadhayaan 200 qof. […]

 
 

Xuska Sanadguuradii 100aad ee Dagaalkii 1aad ee Dunnida oo Ka Dhacay Paris, France

Xuska Sanadguuradii 100aad ee Dagaalkii 1aad ee Dunnida oo Ka Dhacay Paris, France

In ka badan 70 hogaamiye caalamka ka kala yimid ayaa shalay Axadii ka qeyb galay xuska 100aad ee kasoo wareegtay xiligii lagu dhawaaqay xabad joojintii […]

 
 

Faallo: Kulankii Sadex Geesoodka Ahaa ee Itoobiya, Soomaaliya & Eritrea.

Faallo: Kulankii Sadex Geesoodka Ahaa ee Itoobiya, Soomaaliya & Eritrea.

Waxaa shalay lasoo gabagabeeyay shir sadex geesood ahaa oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Bahar Dar ee caasimada ismaamulka Xabshida Ethopia. Shirkan ayaa waxaa […]

 
 

Ethiopia: MetEC management, Security members detained

Ethiopia: MetEC management, Security members detained

(The Reporter) — More than 40 former officials of the Metals and Engineering Corporation (MetEC) and members of intelligence have been detained, The Reporter has […]

 
 

Edogan oo Maraykanka & Dalal Kale La Wadaagay Codad Ku Saabsan Dilkii Khashoggi.

Edogan oo Maraykanka & Dalal Kale La Wadaagay Codad Ku Saabsan Dilkii Khashoggi.

Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay codad duuban oo caddeyn u ah dilka Khaashuqji loo geystay in uu la wadaagay Mareykanka, Ingiriiska, Sacuudiga, Jarmalka, Faransiiska, Ingiriiska iyo […]

 
 

Qaraxyo Culculus oo Khasaare Laxaad Leh Ka Gaystay Muqdisho.

Qaraxyo Culculus oo Khasaare Laxaad Leh Ka Gaystay Muqdisho.

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii isxig xigay ee shalay ka dhacay agagaarka wadada KM4 ee magaalada Muqdisho tirada dadka ilaa iyo iminka la […]

 
 

Ethiopian Airlines oo Duulimaadkii Ugu Horeeyey Ka Bilowday Muqdisho.

Ethiopian Airlines oo Duulimaadkii Ugu Horeeyey Ka Bilowday Muqdisho.

Shalay oo Jimca ahayd ayey markii ugu horreysay diyaarada laga leeyahay Itoobiya duulimaad toos ah ka bilowday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Diyaarada Ethiopian […]

 
 

Turkiga oo Joojiyey Baadi-goobkii Maydka Suxufi Jamal Khashoggi.

Turkiga oo Joojiyey Baadi-goobkii Maydka Suxufi Jamal Khashoggi.

Ciidanka Amniga ee Turkiga ayaa sheegay inay soo gaba-gabeeyeen baadi-goobkii ay ugu jireen inay helaan meydka suxufi Jamal Khashoggi oo bishii hore lagu dhex dilay […]

 
 

Askari Hore oo Maraykanka 12 Qof Ku Dilay Kadibna Isagu Isdilay.

Askari Hore oo Maraykanka 12 Qof Ku Dilay Kadibna Isagu Isdilay.

Weerarkan ayaa shalay ka dhacay magaalada Thousand Oaks ee gobalka California, waxaana geystay nin horey uga soo mid ahaan jiray askarta ciidamada Marineska ee dalka […]

 
 

Maqaal: Bulshooy, Googiin- Yaa Garanaya Noolaha Duula Ee Ugu Gobsan? By- Xaaji M/rashiid

Maqaal: Bulshooy, Googiin- Yaa Garanaya Noolaha Duula Ee Ugu Gobsan? By- Xaaji M/rashiid

Hordhac- Akhyaareey Noolaha waxaa ugu karaamo badan insaanka sababtoo waa noole kasoo jeeda Nabi aadam, Nabadi korkiisaa ha ahaatee, oo ah kii Rabi gacantiisa ku […]

 
 

Deg Deg: Madaxda Soomaaliya & Eritrea oo Hada Ka Degay Magaalada Gonder.

Deg Deg: Madaxda Soomaaliya & Eritrea oo Hada Ka Degay Magaalada Gonder.

Waxaa goor dhawayd ka degey magaalada Gonder ee deegaanka Amxaarada Madaxda dalalka Soomaalia iyo Eritrea. Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Gonder kusoo dhaweeyey labadan madaxwayne Maxamad Cabdullahi […]

 
 

Daawo: Sheekh Abu Dhalxa & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sheekh Abu Dhalxa & Muxaadarada Jumcaha.
 
 

Eritrean president visiting Ethiopia for the third time in three months

Eritrean president visiting Ethiopia for the third time in three months

Eritrean president Isayas Afewoki is visiting Ethiopia for the third time in less than four months. This time he is visiting Gonder and Bahir Dar […]

 
 

Dagaalyahanka Xuutiyiinta oo Goobo Muhiim Ah Laga Qabsaday.

Dagaalyahanka Xuutiyiinta oo Goobo Muhiim Ah Laga Qabsaday.

Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraatiga oo ay gacan siinayaan ciidamada taageersan dowlada Yemen ayaa sheegay inay guulo ka gaadheen dagaalka xoogan ee ka socda nawaaxiga magaalada […]

 
 

Xeer-Ilaaliyihii Guud ee Maraykanka oo Xilkii Iska Casilay.

Xeer-Ilaaliyihii Guud ee Maraykanka oo Xilkii Iska Casilay.

Xeer illaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Jeff Sessions ayaa shalay xilka iska casilay kadib markii uu sidaa uu ka codsaday Madaxweynihii horey usoo magacaabay ee […]

 
 

Baarlamaanka Soomaaliya oo Baadhaya Hawlgalka AMISOM.

Baarlamaanka Soomaaliya oo Baadhaya Hawlgalka AMISOM.

Xilbibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay hawlgalka AMISOM inay baaraan dil lagu eedeeyey inay ciidankoodu gaysteen oo shalay ka dhacay xaafadda Huriwaa ee magaalada […]

 
 

Shariif Xasan oo Is-casilay Kana Hadhay Tartanka Madaxweynaha.

Shariif Xasan oo Is-casilay Kana Hadhay Tartanka Madaxweynaha.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shalay sheegay inuu xilkaasi iska casilay. Qoraal kasoo baxay Sharifi Xasan oo saxaafada lasoo gaadhsiiyey […]

 
 

QM Oo Sheegtay In Daacish Ay Ka Tageen Xabaal Wadareedyo Badan.

QM Oo Sheegtay In Daacish Ay Ka Tageen Xabaal Wadareedyo Badan.

In kabadan 200 xabaal wadareedyo ah oo ay ku aasan yihiin kumanaan qof ayaa laga helay deeganno ay maamuli jireen kooxdii Daacish gudaha dalka Ciraaq. […]

 
 

AMISOM oo Shacab Xasuuqday & Dawlada Soomaaliya oo Ka Hadashay.

AMISOM oo Shacab Xasuuqday & Dawlada Soomaaliya oo Ka Hadashay.

Wasaarada Warfaafinta ,dhaqanka iyo dalxiiska xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dhacdadii ay ciidamada AMISOM shalay dad ku laayeen magaalada Muqdisho . Wasaaradda ayaa sheegtay […]

 
 

Bankiga Aduunka & Gudiga Dhaqaalaha ee Soomaaliya oo Muqdisho Ku Kulmay.

Bankiga Aduunka & Gudiga Dhaqaalaha ee Soomaaliya oo Muqdisho Ku Kulmay.

Guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee golaha shacabka ayaa shalay la kulmay xubno ka socday Bankiga aduunka (World Bank). Xubnihii ka socday World Bank ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay