Author Archive: ONA Admin

Q2aad – JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan. Wadaday u Mareen !

Q2aad – JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan. Wadaday u Mareen !

Waxaan kusoo gunaanadnay Q1aad ee maqaalkan cutubka ah; Itobiya inay ka kororsatay Waaya-aragnimo dhismihii Maxaakimta iyo wixii ka dambeeyay, oo aanay fursad dambe siinin inuu […]

 
 

Meelwalba Waa La’is Haystaa Waana Arin Ku Xidhan !! .. Noora Afgaab

Meelwalba Waa La’is Haystaa Waana Arin Ku Xidhan !! .. Noora Afgaab

“Arinta ka socota Jigjiga ma’aha mid ku gaar ah halkaa, ee waa xaalad ka jirta gabiahaan Itobiya”, hadalkaa waxaa laga soo wariyay nin aad ula […]

 
 

Aftida Scotland: Dhiirigalin Iyo Tusaale Wanaagsan Ayay U Tahay Shacabka Ogadenia. W/Q Jamal Xukun

Aftida Scotland: Dhiirigalin Iyo Tusaale Wanaagsan Ayay U Tahay Shacabka Ogadenia. W/Q Jamal Xukun

Waa Maqaal uu ku dhanyahay macluumaad qaali ah oo ka tarjumaya dareenka shacabka Soomaliyeed ee Ogadenya iyo guud ahaan shucuubta jecel inay ku xaliyaan hab […]

 
 

Daawo -TV’ga ESAT oo soo saaray Barnaamij uu kaga hadlayo Xasuuqa ka socda Ogaden

Daawo -TV’ga ESAT oo soo saaray Barnaamij uu kaga hadlayo Xasuuqa ka socda Ogaden

TV-ga ESAT ee mucaaradka Ethiopia ayaa soo saaray barnaamij uu kasoo diyaariyay xasuuqa ka socda Ogaden. Hoos ka daawo linkiga… http://ethsat.com/video/esat-special-programme-the-massacre-in-ogaden/#   TV’ga ESAT waxa […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Faahfaahinta Dagaaladii Ugu Dambeeyey

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Faahfaahinta Dagaaladii Ugu Dambeeyey

Dagaala aad u culus ayaa labadii todobaad ee lasoo dhaafay ka dhacay meela kala duwan dalka ka mid ah. Warbixinta Xarunta Dhexe ee JWXO ay […]

 
 

ILKha – Shirweynaha Jaaliyadaha Ogadenya oo fariin u Diraya Muslimiinta Turkiga

ILKha – Shirweynaha Jaaliyadaha Ogadenya oo fariin u Diraya Muslimiinta Turkiga

Jaaliyada Turkida ee ku nool wadanka UK oo kamid ahaa dadkii lagu casuumay Shirweynaha sanadlaha ah ee Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya oo sanadkan lagu qabtay magaalada […]

 
 

JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan

JWXO Waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya Ka Madaxbanaan

Barnaamijka TPLF/Itobiya aaminsan tahay  Somaliya siday gacanta ugu dhigtay  ONLF siday ugu suurtagashay inay looltan la gasho Itobiya Iskudayga Itobiya inay ONLF kula dagaalanto habkay […]

 
 

Ifo iyo Dhagaxlay oo 2ba kulan oo muhiim ah ay Dhalinta OYSU ku Qabsadeen.

Ifo iyo Dhagaxlay oo 2ba kulan oo muhiim ah ay Dhalinta OYSU ku Qabsadeen.

Ururka OYSU ayaa xerada Ifo kuqabtay munaasabad aad ubalaadhan oo lagu dooranayay xubnihii sanadka soo socda hadii Alle idmo hogaamin lahaa ururka OYSU faraciisa Muftaaxul-xoriyo […]

 
 

War-Murtiyeedkii ka Soo Baxay Shirweynihii Jaaliyadaha Ogadenya uga Socday London oo Guul ku Dhamaaday

War-Murtiyeedkii ka Soo Baxay Shirweynihii Jaaliyadaha Ogadenya uga Socday London oo Guul ku Dhamaaday

Sidaad la socoteen waxaa ka socday magaalada London Shirweynihii jaaliyadaha Ogadenya ee sanadlaha ahaa. Shirkan oo ahmiyad gaar ah u lahaa halganka isagoo ku soo […]

 
 

Sawiradi maalinka 2aad ee Shirka Jaaliyadaha Somalida Ogaden London.

Sawiradi maalinka 2aad ee Shirka Jaaliyadaha Somalida Ogaden London.

Halkan ka friirso sawiradii , maalinka labaad ee Shirka Jaaliyada Somaldia Ogaden ee ka socday magaalada London.

 
 

Sawiradi shirka jaaliyadaha Somalida Ogaden Sabti 13/09/2014

Sawiradi shirka jaaliyadaha Somalida Ogaden  Sabti 13/09/2014
 
 

Daawo Sawiro Midkiiba uu Kumanaan Erey u Dhigmo .. Shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha Ogadenya

Daawo Sawiro Midkiiba uu Kumanaan Erey u Dhigmo .. Shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha Ogadenya

ONA.

 
 

Shirweynihii Jaaliyadaha oo Si Rasmi ah Uga Formay Maanta Magaalada London (Sawiro kale)

Shirweynihii Jaaliyadaha oo Si Rasmi ah Uga Formay Maanta Magaalada London (Sawiro kale)

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 12ka Bisha Setember 2014 si rasmi ah uga furmay shirweynihii jaaliyadaha S.Ogadenya oo sanadkiiba mar lagu qabto dalalka caalamka midkood. […]

 
 

ESAT oo Soo Bandhigi Doonta Filim Naxdin Badan oo Kahadlaya Gumaadka Ogadenya uu Gumaysiga Itoobiya Kawado.

ESAT oo Soo Bandhigi Doonta Filim Naxdin Badan oo Kahadlaya Gumaadka Ogadenya uu Gumaysiga Itoobiya Kawado.

Ogaysiis kahadlaya Xasuuqa iyo gumaadka naxariis darida ah ee kasocda Ogadenya ayaa lagu bandhigay webka ESAT-TV (www.ethsat.com) uu kuleeyahay barta Internetka. Sida Ogaysiiska lagu sheegay […]

 
 

Ethiopia on both corners of the Ball: Western Ally while Partnering Extremists for Survival – By Ahmed Farah Mohamud

Ethiopia on both corners of the Ball: Western Ally while Partnering Extremists for Survival – By Ahmed Farah Mohamud

Today’s major political conflicts might relate to the Western European powers’ aggressive and rivalry occupation towards other continents of the globe for industrial resources.  That […]

 
 

Shirkii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Aduunka oo Maanta ka furmaya London

Shirkii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Aduunka oo Maanta ka furmaya London

Wufuudi iyo xubnihii Jaaliyaadka Ogadeniya ee maanta shirku uga furmayay magaalada London ayaa ku sii jeeda Madashii shirka, halkaas oo maanta 11 Aroornimo wufuuda shirkoodu […]

 
 

Xaflad Lagu Khatimayay Quraanka Kariimka ah oo Lagu Qabtay Xerada Dhagaxley

Xaflad Lagu Khatimayay Quraanka Kariimka ah oo Lagu Qabtay Xerada Dhagaxley

Maanta oo khamiis ahayd taariikhduna y kubeegnayd 11/9/14 Waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay xaflad aad ubalaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen […]

 
 

Guddiga Qaxootiga Ogadenya oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Wafti ka Socda Haya’adda UNHCR

Guddiga Qaxootiga Ogadenya oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Wafti ka Socda Haya’adda UNHCR

Gudiga Qoxootiga Ogadenia ee magacooda loosoo gaabiyo O.R.C.C ayaa maalintii Arbacada ee ay taariikhdu kubeegnayd 10/9/14 shir muhiim ah kaga qayb galay xerada Ifo ee […]

 
 

Cabdirashid Duulane Rafle : Waa Kabaleef Dhab ah – By Cabdiqani Xassan

Cabdirashid Duulane Rafle : Waa Kabaleef Dhab ah – By Cabdiqani Xassan

Wax la filan karo ma’ahayn in qof Somali ah oo waliba u dhashay Ogadenya uu amaanta uu Cabdirashid Duulane ka qoray dhiigyacabkii Meles ee shabakadaha […]

 
 

Wufuuda shirweynaha Jaaliyaadka Ogaden oo London soo gaadhay

Wufuuda shirweynaha Jaaliyaadka Ogaden oo London soo gaadhay

Maalinimadi Arbacada ayaa waxaa garoomada Magaalada London kasoo dagay wufuudii Jaaliyadaha Norwey, Denmark, Sweden, Sandiego USA. Iyo xubno masuuliyiin ah oo kamid ah Golaha Dhexe […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay