Author Archive: ONA Admin

Madaxwaynaha Sudan oo Xaalad Deg Deg Ku Dhawaaqay.

Madaxwaynaha Sudan oo Xaalad Deg Deg Ku Dhawaaqay.

Madaxweynaha waddanka Sudan, Cumar Xasan al-Bashiir, ayaa waxa uu ku dhawaaqay xukun deg deg ah, isagoo kala diray xukuumaddii federaalka sidoo kalana xilkii ka qaaday […]

 
 

Faallo: Wax Ka Ogoow Isbedelka Itoobiya Ka Dhacay, By Xusen M. Nuur.

Faallo: Wax Ka Ogoow Isbedelka Itoobiya Ka Dhacay, By Xusen M. Nuur.

Laba isbadal oo kala duwan ayaa ka dhacay welina ka socda gobolada Ethiopia .. Isbadal korka ah oon weli hoos usoo dhaadhicin iyo isbadal hoose […]

 
 

Shabaab & Daacish oo ku Dagaallamay Gobolka Puntland.

Shabaab & Daacish oo ku Dagaallamay Gobolka Puntland.

Wararka ka imaanaya deegaanka Dhaadaar ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in saaka waaberigii uu dagaal ku dhex maray tuulada Afgaraar maleeshiyaadka Daacish iyo […]

 
 

Kenya oo Soomaaliya Ugu Hanjabaysa Cunaqabatayn.

Kenya oo Soomaaliya Ugu Hanjabaysa Cunaqabatayn.

Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalka Kenya Monica Juma oo xalay shir jaraa’iid ku qabatay magaalada Nairobi ayaa sheegtay in ay ka sugayaan dowlada Federaalka Soomaaliya […]

 
 

Dumar Sadex Ah oo Muuqaalkii Maraykanka Wax Ka Bedelay.

Dumar Sadex Ah oo Muuqaalkii Maraykanka Wax Ka Bedelay.

Ilhaan Cumar, Alexandria Ocasio-Cortez, iyo Rashida Tlaib waxaa lagu soo doortay doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ka dhacday bishii Novemberee sannadkii hore ee 2018. Dabcan […]

 
 

Daawo: Khatarta Munaafaqnimada & Sh Musdhafe Xaaji.

Daawo: Khatarta Munaafaqnimada & Sh Musdhafe Xaaji.
 
 

Kenya oo Mawqif Adag Ka Qaadatay Khilaafka Soomaaliya U Dhexeeya.

Kenya oo Mawqif Adag Ka Qaadatay Khilaafka Soomaaliya U Dhexeeya.

Dowladda Kenya ayaa si cad u sheegtay in aysan Soomaaliya marnaba gacanta u galin doonin xitaa qeyb yar oo ka mid ah dhulka ay ku […]

 
 

Researchers find ties between Africa’s khat use and liver disease

Researchers find ties between Africa’s khat use and liver disease

(Africa Times) — A team of medical researchers are calling attention to the links between liver disease in sub-Saharan Africa and the role of chewing […]

 
 

Cabsi Laga Qabo Dagaalo Ka Bilawday Koonfurta Sudan.

Cabsi Laga Qabo Dagaalo Ka Bilawday Koonfurta Sudan.

Waxaa isa soo tarayaa walaaca ay dalalka caalamka ka muujinayaan dagaallada kooxaha hubeysan ay ka wadaan Suudaanta Koonfureed. Kumanaan qof oo reer South Sudan ah […]

 
 

Xiisada Brexit iyo Xildhibaano Iskaga Baxay Xisbig Conservative Party.

Xiisada Brexit iyo Xildhibaano Iskaga Baxay Xisbig Conservative Party.

Sadex xildhibaan oo ka tirsanaa xisbiga Raysalwasaare Theresa May ee Conservative Party ayaa Arbacadii shalay isaga baxay xisbigaasi iyagoo sheegay inay ka gadoodeen qaabka ay […]

 
 

Ruushka oo Maraykanka Ugu Hanjabay Hub Cusub oo uu Samaystay.

Ruushka oo Maraykanka Ugu Hanjabay Hub Cusub oo uu Samaystay.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo soo jeediyey khudbadiisii sanadlaha ahayd ayaa si adag uga hadlay ka bixitaanka uu Maraykanka ka baxay heshiiskii ay labada dal […]

 
 

Ganacsatada Soomaalida oo Ku Hanbaysa Joojinta Qaadka Kenya.

Ganacsatada Soomaalida oo Ku Hanbaysa Joojinta Qaadka Kenya.

Iyadoo weli aanan xal laga gaadhin khilaafka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeyay dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa soo baxaysa dood ku aadan ganacsiga qaadka ay […]

 
 

Xildhibaano Iskaga Baxay Xisbiga Mucaaridka UK ee Labour Party.

Xildhibaano Iskaga Baxay Xisbiga Mucaaridka UK ee Labour Party.

Xildhibaano gaaraya 7 ayaa ku dhawaaqay inay isaga baxeen xisbiga Shaqaalaha ee dalka UK (Labour Party) iyagoo ku eedeeyey hogaamiyaha xisbigaasi Jeremy Corbyn inuu naceyb […]

 
 

Midawga Yurub & Maraykanka oo Isku Khilaafsan Maxaabiista Daacish.

Midawga Yurub & Maraykanka oo Isku Khilaafsan Maxaabiista Daacish.

Xoogaga kurdida ee loo yaqaan SDF oo taageerada ka helaya Maraykanka ayaa sheegay inay hada gacanta ku hayaan ugu yaraan 800 ka tirsan dagaalyahanadii kooxda […]

 
 

Kenya oo Shuruud Ku Xidhay Dib Usoo Celinta Xidhiidhkii Soomaaliya.

Kenya oo Shuruud Ku Xidhay Dib Usoo Celinta Xidhiidhkii Soomaaliya.

Xili ay taagan tahay xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in dowlada Kenya ay shuruudo ku […]

 
 

Cabsi Balaadhan oo Lasoo Daristay Muslimiinta Kashmiir

Cabsi Balaadhan oo Lasoo Daristay Muslimiinta Kashmiir

Muslimiinta ku dhaqan gobolka Kashmiir ayaa lagu wargeliyay inay feejignaadaan xilli ay soo baxayaan warar sheegayo in muslimiinta gobolkaasi ay wajahayaan cabsi iyo handdadaad kaddib […]

 
 

Isra’el oo Diidan In $130 Milyan Lagu Wareejiyo Falastiniyiinta.

Isra’el oo Diidan In $130 Milyan Lagu Wareejiyo Falastiniyiinta.

Lacagtan ayaa ah canshuurta Isra’el ka qaado dhulka ay heysato ee Daanta Galbeed ee wabiga Urdun (West Bank). Heshiiskii horey loo dhex dhigay maamulka Falastiin […]

 
 

Ciidanka Soomaaliya & Al-Shabaab oo Qoryooleey Ku Dagaalamay.

Ciidanka Soomaaliya & Al-Shabaab oo Qoryooleey Ku Dagaalamay.

Ururka Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday fariisimo ay ciidanka dowlada ku leeyihiin degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha hoose. Weerarkan kadib waxaa xigay dagaal kooban […]

 
 

Kenya oo Jartay Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya.

Kenya oo Jartay Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya.

Dowlada Kenya ayaa jartay cilaaqaadkii diblomaasiyadeed ee kala dhexeeya dowlada Soomaaliya kadib markii ay u yeertay safiirkeedii u fadhiya Soomaaliya kuna amartay Safiirka Soomaaliya u fadhiyay dalkeeda in uu iskaga baxo Kenya. Talaabadan ay dowlada kenya […]

 
 

Trump oo Xaalad Deg Deg Ah Kusoo Rogay Maraykanka.

Trump oo Xaalad Deg Deg Ah Kusoo Rogay Maraykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo qaran si uu uga maarmo in Kongreska uu u ansixiyo lacag uu doonayo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay