Author Archive: ONA Admin

Xiisadii Soomalida & Canfarta U Dhaxaysay oo Wali Taagan.

Xiisadii Soomalida & Canfarta U Dhaxaysay oo Wali Taagan.

Shacabka Soomaaliyeed ee sida qasabka ah loogu wareejiyay dhulkoodii Gobolka Canfarta ayaa kacdoon balaadhan oo ay ku diidan yihiin kamid noqoshada deegaanka Canfarta waday intii […]

 
 

Deg Deg: Kacdoon Saameeyay Isku-Socodka Gaadiidka ee Gobolka Canfarta.

Deg Deg: Kacdoon Saameeyay Isku-Socodka Gaadiidka ee Gobolka Canfarta.

Warar hordhac ah oo soo gaadhay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in dhalinyaro gadoodsan oo u dhalatay qawmiyada Canfarta ay xidheen dhamaan jidadka […]

 
 

Koox Musuq Lagu Soo Eedeeyay oo Maxkamada Addis La Hor Keenay.

Koox Musuq Lagu Soo Eedeeyay oo Maxkamada Addis La Hor Keenay.

Masuuliin lagu soo eedeeyay musuq oo kasoo muuqday maxkamad ku taala magaalada Addis Ababa. Kinfe Dagnew oo kamid ahaa dambiileyaashii maxkamada la horkeenay ayaa xabsiga […]

 
 

Xulafada Maraykanka oo Bilaabay Ka Bixida Dalka Suuriya.

Xulafada Maraykanka oo Bilaabay Ka Bixida Dalka Suuriya.

Isbaheysiga Mareykanka uu hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxda Daacish, ayaa billaabay hanaan ay uga soo baxayaan dalka Suuriya, sida uu sheegay afhayeen u hadlay. […]

 
 

Ethiopia charges ex-head of military firm METEC with corruption

Ethiopia charges ex-head of military firm METEC with corruption

Ethiopia charged the former head of military-run industrial conglomerate METEC with corruption on Thursday, nearly two months after his arrest, as part of a nationwide […]

 
 

Daawo: Cashirka Jumcaha & Sh C/rashid Sh Cali Suufi.

Daawo: Cashirka Jumcaha & Sh C/rashid Sh Cali Suufi.

Bahda Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA waxay maalin kasta oo Jumce ah usoo gudbisaa akhristeyaasha qiimaha iyo qadarinta badan ee ku taxan ONA muxaadaro diini […]

 
 

Dab Culus oo Suuqa Bakaaraka ee Muqdisho Xalay Qabsaday.

Dab Culus oo Suuqa Bakaaraka ee Muqdisho Xalay Qabsaday.

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la damiyey dab xalay ka kacay suuqa Bakaarama, dabkaasi oo saameeyey qaybo ballaadhan oo ka mid ah […]

 
 

Khilaaf Balaadhan oo Maraykanka & Turkiga Ka Dhex Qarxay.

Khilaaf Balaadhan oo Maraykanka & Turkiga Ka Dhex Qarxay.

Dowladda Turkiga ayaa mar kale ku celisay inay ka go’an tahay qaadista howlgal militari oo ka dhan ah jabahadda Kurdiyiinta ee YPG ee Bariga Suuriya […]

 
 

Xuuthiyiinta oo Weerar Drone Ah Ku Dhaawacay Taliyaha Militariga Yemen.

Xuuthiyiinta oo Weerar Drone Ah Ku Dhaawacay Taliyaha Militariga Yemen.

Weerar ayaa khamiistii ka dhacay Saldhiga Militariga ee Al Anad oo ku yaal gobalka Lahji ee koonfurta Yemen, xili ay halkaasi ka dhaceysay Xaflad ay […]

 
 

Wasiir Israa’iili Ah oo Qirtay In uu Iiraan Basaas u Ahaan Jiray.

Wasiir Israa’iili Ah oo Qirtay In uu Iiraan Basaas u Ahaan Jiray.

Wasiir hore uga tirsanaa dowladda Israel oo lagu eedeeyey inuu basaas u ahaa Iran, ayaa xabsi ku qaadan doona 11 sano, taasi oo qeyb ka […]

 
 

Trump oo Markale Codsaday Dhaqaalaha & Dhismaha Darbiga Mexico

Trump oo Markale Codsaday Dhaqaalaha & Dhismaha Darbiga Mexico

Madaxweyne Trump ayaa markii ugu horeysay khudbad uu kasoo jeediyey xafiiskiisa oo si toos ah looga siidaayey warbaahinta uga hadlay ismarin waaga hakisay hawlaha dowlada […]

 
 

Baakado Sumaysan oo Loo Kala Diray Safaaradaha Ku Yaala Dalka Australia.

Baakado Sumaysan oo Loo Kala Diray Safaaradaha Ku Yaala Dalka Australia.

Ciidanka Amniga dalka Australia ayaa sheegay inay baadhitaan ku wadaan baakado sun ku jiraan oo loo kala diray safaarado iyo Qunsuliyadaha ku kala yaal magaalooyinka […]

 
 

Maqaal: Waa kuma ururka ONLF Ama Xisbiga ONLF ?

Maqaal: Waa kuma ururka ONLF Ama Xisbiga ONLF ?

Ururka ONLF oo hada noqday ama isubadalay Xisbi siyaasadeed ayaa waxaa asal ahaan aas’aastay shacabka Soomaaliyeed ee dagan wadanka Ogadeniya, iyaga oo uga jeeda inay […]

 
 

Waa Kuma Madaxwaynaha Cusub ee Puntland?

Waa Kuma Madaxwaynaha Cusub ee Puntland?

Barlamaanka Puntland ayaa madaxweynaha maamulkaasi u doortay Saciid Cabdullaahi Dani oo ku dhashay magaalada Muqdisho sanandkii 1966-dii. Madaxweyne Siciid Dani ayaa waxbarashada dugsiga dhexe iyo […]

 
 

Erdogan oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin Hadal Maraykanka Kasoo Yeedhaya.

Erdogan oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin Hadal Maraykanka Kasoo Yeedhaya.

Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa cambaareeyey hadal uu jeediyey la-taliyaha amniga qaranka Mareykanka John Bolton, oo ku saabsan maleeshiyada Kurdish-ka ee ka dagaalanta dalka […]

 
 

Deg Deg: Siciid Cabdullahi Deni oo Ku Guulaystay Doorashadii Puntland.

Deg Deg: Siciid Cabdullahi Deni oo Ku Guulaystay Doorashadii Puntland.

Doorashadii Madaxtinimo ee Maamulka soomaaliyeed ee Punt-Land ayaa si Rasmi ah saaka subaxnimadii uga Bilaabatay Halka Shirarka Baarlamaanka Punt-Land, 8 Augest 2019. Doorashadan waxaa Codkooda […]

 
 

Golaha Amaanka oo Soomaaliya Wada-shaqayn Ugu Baaqay.

epa04682068 Members of the United Nations Security Council hold a meeting about victims of attacks and abuses on ethnic or religious grounds in the Middle East at United Nations headquarters in New York, New York, USA, 27 March 2015.  EPA/EDUARDO MUNOZ

Qoraal kasoo baxay kulankii Sabtidii lasoo dhaafay uu yeeshay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay (QM) ayey wadamada xubnaha ka ah Golaha si buuxda u taageereen […]

 
 

Afgambi Dhicisoobay oo Ka Dhacay Dalka Gabon.

Afgambi Dhicisoobay oo Ka Dhacay Dalka Gabon.

Militariga dalka Gabon ayaa shalay oo Isniin ahayd la wareegay qeybo kamid ah xarumaha dowlada iyo Telefshinkada & Raadiyaha Qaranka iyagoo ku dhawaaqay in Madaxweyne […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha ONLF oo U Mahadcelinaya Barbaarta Sitti.

Daawo: Gudoomiyaha ONLF oo U Mahadcelinaya Barbaarta Sitti.

Gudoomiyaha ONLF oo U Mahadcelinaya Barbaarta Sitti. Dhalinyarada magaalada Diridhaba ayaa abaabul iyo dadaal aad u balaadhan oo lagu soo dhawaynayo madaxda ONLF maalmahan ka […]

 
 

Daawo: Shacabka Diridhabo oo Dareen Wadaniyadeed Muujiyay Maanta.

Daawo: Shacabka Diridhabo oo Dareen Wadaniyadeed Muujiyay Maanta.

Muuqaalkan waxaa goor dhawayd laga soo diray magaalada Diridhabo. Shacabka magaalada ayaa fariimo cul culus u diraya guud ahaan ummada Soomaalida. Shacabkan banaanbaxa samaynayaa oo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay