Author Archive: wariye7

Sanad Guradii 33 aad ee ONLF iyo Minneapolis oo ay Cawa wacdaro ka dheceen

Sanad Guradii  33 aad ee ONLF iyo Minneapolis oo ay Cawa wacdaro ka dheceen

Cawa oo ah haben Sabti ah waxaa magalada Minneapolis ka qabsontay Munasabad lagu mamusayay sanadguradii 33 ee kaso waregtay asaski Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya. Munasabadan […]

 
 

Daawo-Ururka OYSU Minnesota oo Deeq Dhaqale U aruriyay Abaraha ka Socda Ogadenya

Daawo-Ururka OYSU Minnesota oo Deeq Dhaqale U aruriyay Abaraha ka Socda Ogadenya
 
 

Shir muhim ah oy Isugu Yimaden Jaliyada Ogaadeniya ee Minnesota

Shir muhim ah oy Isugu Yimaden Jaliyada Ogaadeniya ee Minnesota

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Gobalka Minnesota ayaa shirkoodii bilaha ahaa isugu yimid maalinimadii sabtida oo ku beegnayd 4/1/2017. Shirkan oo ka dhacay xafiiska Jaaliyada ayaa waxaa […]

 
 

Ururka OYSU Minnesota oo Shir Muhim ah isugu yimid

Ururka OYSU Minnesota oo Shir Muhim ah isugu yimid

Waxaaa maanta shirkoodii bilaha ahaa isugu yimid ururka OYSU Faraciisa Gobalka Minnesota. Shirkan oo ka dhacay Xafiiska Jaaliyada Ee Minneapolis, ayaa waxaa kasoo qayb galay […]

 
 

Masuliyin Sarsare oo ka tirsan ururka ONLF oo Minnesota Shir muhima ku Qabtay

Masuliyin Sarsare oo ka tirsan ururka ONLF  oo Minnesota Shir muhima ku Qabtay

Manta oo Sabti ahay January 28 2017, waxa gobolka Minnesota shir muhim ah ku qabtay wafti u hogaminayay Hoganka arimaha dibada ee Jabhada wadaniga xoraynta […]

 
 

OYSU oo Shir Muhiim ah ku qabtay Minnesota

OYSU oo Shir Muhiim ah ku qabtay Minnesota

Waxaaa maanta oo Sabti ah January 14, 2017 shirkoodii bilaha ahaa isugu yimid ururka OYSU Faraciisa Gobalka Minnesota. Shirkan oo ka dhacay Xafiiska Jaaliyada Ogadenya […]

 
 

Siminarka Ka socday Dugsiga Mandad online oo so dhamaday iyo Ardaydii qalin jabisay oo Shahado Lagudonsiyay

Siminarka Ka socday Dugsiga Mandad  online oo so dhamaday iyo Ardaydii qalin jabisay oo Shahado Lagudonsiyay

Waxaa so dhamaday Waxa barashadi Ka socotay Dugsiga Mandad ee online. Waxbarashadan oo socotay mudo 6bilod aha Najitadi imtixanka La qaday waxaa ku guleystay 22 arday Munasibada […]

 
 

Jaliyadaha Kaso Jeda Qowmiyadaha Ay Ethiopia Gumaysoto oo Lakulmay Xubno katirsan Barlamanka Maraykanka

Jaliyadaha Kaso Jeda Qowmiyadaha Ay Ethiopia Gumaysoto oo Lakulmay Xubno katirsan  Barlamanka Maraykanka

Maanta oy taariikhdu tahay October 21, 2016,  waxaa siwada jir ah shir jaraa’id uwada qabtay dhamaan qowmiyadaha ay Ethiopia Gumaysato, Iyo mudane congressman Kethe Elision […]

 
 

HEES WADANIYA OO CUSUB- DHAXAL -RAHMA ROSE, HAABIIL, NIMCO, SHIINE 2016

HEES WADANIYA OO CUSUB- DHAXAL -RAHMA ROSE, HAABIIL, NIMCO, SHIINE 2016
 
 

Maalintii 3 aad oo Shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee 21 aad Minnesota lagu Afmeeray

Maalintii 3 aad oo Shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee 21 aad Minnesota lagu Afmeeray

Shirkii Jaliyadaha Ogadenya 21 aad ee calamka  ayaa hada lagusoo gaba gabeyay gobolka Minnesota. Go,amadii shirka dib kala socda. ONA.

 
 

Daawo- Minnesota oo uu Calankii Ogadenya melkasta ka babanaya

Daawo- Minnesota oo uu Calankii Ogadenya melkasta ka babanaya

Ayadoo uu malmahan gobolka Minnesota ka socday shirwaynihii Jaliyadiha Ogadenya ee 21 aad ee calamka ayaa waxaa xusid mudan in calankii Ogadenya uu qabsaday wadoyinka […]

 
 

Malintii 3 aad iyo Shir Waynihii Jaliyadaha Ogadenya oo Hada Furmay Albabadana La,isu soo xidhay

Malintii 3 aad iyo Shir Waynihii Jaliyadaha Ogadenya oo Hada Furmay Albabadana La,isu soo xidhay

Axad 28 August 2016 -Shirwaynihii 21 aad ee Jaliyadaha Ogadenya uga socdaya Minnesota cariga Maraykanka  ayaa galay malintii 3 aad. Shirkuna daqiqado kahor ayuu furmay. Shirkan ayaa manta […]

 
 

Daawo Sawiro- Shirwaynihii Malintii 2 aad oo Lasoo gunanaday iyo JWXO oo Cududooda Mujisay.

Daawo Sawiro- Shirwaynihii Malintii 2 aad oo Lasoo gunanaday iyo JWXO oo Cududooda Mujisay.

Waxaa hada dhamaday shir waynihii 21 aad ee Jaliyadaha Ogadenya ee ka socday Minnesota (Maraykanka) Malintii 2 aad. Waxaa manta  ay JWXO (ONLF) mujisay cududoodii, kadib markii ay […]

 
 

Daawo:Maalinkii 1aad ee shirweynaha 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya

Daawo:Maalinkii 1aad ee shirweynaha 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya
 
 

Daawo Sawiro- Qaybtii 2 aad iyo Shir waynihii Jaliyadaha Ogadenya oo Maalintii 2aad ka socda Minnesota

Daawo Sawiro- Qaybtii 2 aad iyo Shir waynihii Jaliyadaha Ogadenya oo Maalintii 2aad ka socda Minnesota

Shirka ayaa si habsami ah u socda. Waxaa ka soo qaybgalay shirka oo khudbado tarikhiya hada si toosa u soo jedinaya ururada mucaradka ah ee matala dhamanba qowmiyadaha […]

 
 

Daawo Sawiro Qaybtii 1 aad- iyo Shir waynihii Jaliyadaha Ogadenya oo Maalintii 2aad ka socda Minnesota

Daawo Sawiro Qaybtii 1 aad- iyo Shir waynihii Jaliyadaha Ogadenya oo Maalintii 2aad ka socda Minnesota

Xubnaha iyo tagerayasha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (ONLF) oo gilgilay gobolka Minnesota. Wuxuu hoolkii shirku  la tiicaya dadka oo cadad dhafay. ONA.

 
 

Maalintii 2aad Shirwaynihii 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya oo ka furmay Minneapolis

Maalintii 2aad Shirwaynihii 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya oo ka furmay Minneapolis

Waxaa hada  furmay malintii 2aad  shirwaynihii 21aad ee Jaliyadaha Ogadneya ee kasocday Minnesota wadanka Maraykanka. Shirweynaha maanta ayaa waxaa kasoo qayb galay marti sharaf badan oo […]

 
 

Daawo Sawirada Qaybtii 2 aad- Malinti 1 baad- Shirwaynihii 21aad Ee Jaliyadaha Ogadenya ee calamaka oo Si Rasmi ah Mnata uga bilowday Minnesota

Daawo Sawirada Qaybtii 2 aad- Malinti 1 baad- Shirwaynihii 21aad Ee Jaliyadaha Ogadenya ee calamaka oo Si Rasmi ah Mnata uga bilowday Minnesota

Daawo Sawiradii xubnaha JWXO ee manta isugu yimid  shirkii ka furmay Minnesota. Bari oo Sabti ah shirku waxaa uu u furanyahay dhamanba umada Somaliyeed iyo […]

 
 

Shirkii oo guda galay Simnaar Aqoon korodshi ah ah

Shirkii oo guda galay Simnaar Aqoon korodshi ah ah

Shirkii Jaliyayadaha Ogadenya ee Minnesota ka socday ayaa hada guda  galay siminar aqoon korodhsi ah oo lagu kobcinayo tayada xubnaha Jaliyadaha Oagdenya. ONA  

 
 

Daawo Sawirada Qaybti 1aad- Shir waynihii 21 aad ee Jaliyadaha Ogadenya ee caalamka

Daawo Sawirada Qaybti 1aad- Shir waynihii 21 aad ee Jaliyadaha Ogadenya ee caalamka

Waxaa si habsami ah u socda shirwaynihii Jaaliyadaha Ogadenya ee manta ka furmay Minnesota. Waxaa holkii soo buxdhafiyay martisharaftii kakala timid dunida dacaladeda. Daawo sawirada. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay