Author Archive: Daljir

Shir abaabul oo Soomaali weyn loogu qabtay magaalada Durban+Sawiro

Shir abaabul oo Soomaali weyn loogu qabtay magaalada Durban+Sawiro

Magaalada Durban ee wadanka Koonfur Afrika ayaa shir weyn oo aan loo kala hadhin loogu qabtay Somaliweynta dagan magaaladaas iyo wafti kamid ah maamulka guud […]

 
 

Shirkii Culimada Ogadenya oo Qabsoomay+Sawiro

Shirkii Culimada Ogadenya oo Qabsoomay+Sawiro

Waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab kadhacay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen dalada culimada ree Ogadenia ee kudhaqan deegaankaasi,shirkan oo ahaa shirkii caadiga […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO oo khadka Tel. kaga qayb galay shir ay lahaayeen xubnaha Magalada Koostan ee wadanka K/Afrika+Sawiro

Gudoomiyaha JWXO oo khadka Tel. kaga qayb galay shir ay lahaayeen xubnaha Magalada Koostan ee wadanka K/Afrika+Sawiro

Waxaa shalay oo taariikhdu kubeegnayd 26 May 2014 lagu qabtay magaalada Koostan shirkii xubnaha ee magaaladaasi, waxaa shirka kasoo qayb galay xubnaha jaaliyada JOKA ee […]

 
 

Shirkii xubnaha xarunta JOKA ee la sugayay oo qabsoomay iyo Gudoomiyaha JWXO oo kasoo qayb galay+Sawiro

Shirkii xubnaha xarunta JOKA ee la sugayay oo qabsoomay iyo Gudoomiyaha JWXO oo kasoo qayb galay+Sawiro

Waxaa maanta Axad (25 May 2014) shir muhiim ah isugu yimid Xubnaha xarunta JOKA gaar ahaan Xubnaha magaalada Pretoria iyo nawaaxigeeda,waxaa shirka kasoo qayb galay […]

 
 

Maamulka o.y.s.u-ifo oo 6 Xubnood loo doortay

Maamulka o.y.s.u-ifo oo 6 Xubnood loo doortay

Xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab waxaa kadhacay maanta oo ah Axad(25 May 2014) xaflad balaadhan oo lagu dhisayay gudiga cusub ee OYSU Ifo laguna sagootinayay […]

 
 

Sir fakatay iyo Qorshe cadow oo Fashilmay

Sir fakatay iyo Qorshe cadow oo Fashilmay

Saraakiisha gumaysiga Itoobiya ee fadhigoodu yahay Harar iyo gacanyaraha gumaysiga Cabdi Ileey ayaa waday sadexdii bilood ee u dambaysay qorshe ay si qasab ah ugu […]

 
 

Camerada ONA iyo Saldhiga Galbeed ee Ciidamada ONLF

Camerada ONA iyo Saldhiga Galbeed ee Ciidamada ONLF

Camerada ONA oo Shalay (24 May 2014 ) ku waabariisatay Saldhiga Galbeed ee ciidamada ONLF ayaa gabaygan qiirada leh kasoo qabatay N/hure ROOBLE oo heegaysan […]

 
 

Protesters in Finfinne Demand TPLF to Stop Killing, Evicting Oromos, and Grabbing Land

Protesters in Finfinne Demand TPLF to Stop Killing, Evicting Oromos, and Grabbing Land

(May 24, 2014) – Hundreds of thousands of protesters in the Ethiopia’s capital Addis Ababa (Finfinne) today demanded the TPLF Ethiopian regime to stop killing […]

 
 

Dumarka Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo taageeray halganka Ogadenya

Dumarka Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo taageeray halganka Ogadenya

Magaalada Johannesburg ee xarunta ganacsiga wadanka koofur afrika ayay shir aad u heer sareeya isugu yimaadeen dumarka soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankaasi K/Afrika. Shirkan oo […]

 
 

Safiir kuxigeenkii Ethiopia ee Talyaaniga oo dabaqa 2aad iska soo tuuray.

Safiir kuxigeenkii Ethiopia ee Talyaaniga oo dabaqa 2aad iska soo tuuray.

Waxaa dabaqa labaad ee safaarda Ethiopia ee Talyaniga kutaala iska soo tuuray safiir ku xigeenkii safaaradaas Fisaha oo halkaas maydkiisii laga helay. Dadka arrimaha Ethiopia […]

 
 

Ogaysiis Muhiim ah..Jaaliyada JOKA

Ogaysiis Muhiim ah..Jaaliyada JOKA

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Xubnaha Jaaliyadda Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika. Gaar ahaan Xubnaha Xarunta Ee Gobolka Guateng iyo Nawaaxigiisa,in ay dhacayaan shirar aad u muhiimsan. […]

 
 

Maamulada JOKA oo shirar is daba joog ah isugu yimid

Maamulada JOKA oo shirar is daba joog ah isugu yimid

Maamulka jaaliyada Ogaadeeniya ee wadanka Koonfur Afrika ayaa labadii maalmood ee oogu danbaysay ku jiray shirar isdaba joog ah kusaas oo ay isugu yimaadeen hawl […]

 
 

THE OGADEN WAR ABROAD

THE OGADEN WAR ABROAD

Ogaden community in south Africa- Gauteng delegate has had a meeting in the capital city Pretoria on 25 of December.The meeting which was summoned by […]

 
 

South Africa: Gudomiye kuxigeenka jwxo oo khadka tlf ka kaga qayb galay shirka jaaliyadda

South Africa: Gudomiye kuxigeenka jwxo oo khadka tlf ka kaga qayb galay shirka jaaliyadda

Waxaa manta lagu qabtay magaalada Pretoria ee Xarunta Dalka Koonfur Africa Iyo magaalada Port Elizabeth ee Gobolka Eastern Cape Shirar ay isugu yimaadeen Xubnaha Jaaliyada […]

 
 

South Africa: O.Y.S.U oo Siminaar aqoon kororsi ah qabatay

South Africa: O.Y.S.U  oo Siminaar aqoon kororsi ah qabatay

Ururka Midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadeniya(OYSU) ayaa Siminaar ku saabsan tacadiyada uu gumaysiga Itoobiya u gaysto shacabka Ogadeniya , sida looga hortagi karro & Aqoon […]

 
 

South Africa:Maamulka Jaaliyada & hawl-wadeenada Faracyada oo Skype-ka kulan ku yeeshay

South Africa:Maamulka Jaaliyada & hawl-wadeenada Faracyada oo Skype-ka kulan ku yeeshay

Maamulka Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa & hawl-wadeenada Faracyada Jaaliyada ee gobolada Dalka ayaa kulan ku yeeshay khadka war is gaadhsiinta ee Skype-ka ,Kulankan ayaa […]

 
 

Breaking News: Cabdi Gamaadiid iyo Khadiir oo lagala baxay Hodheeladii ay Addis ka daganaayeen

Breaking News: Cabdi Gamaadiid iyo Khadiir oo lagala baxay Hodheeladii ay Addis ka daganaayeen

Magaalada Addis ababa ayaa xalay hotalkii ay jiifeen laga qab qabtay xildhibaan Cabdi Gamadiid iyo Khadiir Cabdiraxman. Xildhibaan Cabdi Gamaadiid ayaa mudo yar oo saacado […]

 
 

Radio Xoriyo oo waraysatay Taliyaha Qaybta Danab ee CWXO.

Radio Xoriyo oo waraysatay Taliyaha Qaybta Danab ee CWXO.

Taliyaha qaybta DANAB ee ciidanka Xoreynta Ogadenya N/hure Cabdullaahi Yaasiin ayaa waraysi dheer khadka Telefon ka kusiiyey Radio Xoriyo isagoo kujira jiida hore ee dagaalka,waraysigan […]

 
 

Wariyaha ONA ee K/Afrika & Xaalka dhibanayaashii dhaawaca ahaa

Wariyaha ONA ee K/Afrika & Xaalka dhibanayaashii dhaawaca ahaa

Sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa dhaawacyo kala duwan loogu gaystay gobolada Eastern Cape iyo Kwazulu Natal ee wadanka konfur afrika muwaadiniin u dhalatay wadanka […]

 
 

Geeridii Mandela kadib: Gumaadkii oo soo laabtay & Muwaadiniin kale oo lagu dhaawacay Koonfur Afrika

Geeridii Mandela kadib: Gumaadkii oo soo laabtay & Muwaadiniin kale oo lagu dhaawacay Koonfur Afrika

War dag dag ah oo walaakada wararka Ogadenya(ONA) kasoo gaadhay saacado ka hor wadanka koofur Afrika ayaa sheegaya in magaalada Port Alizapeth(PE)lagu dhaawacay Maxamed Maxamuud […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay