Author Archive: Daljir

Horjoogayaasha Hawaarinta oo Mudo Laba Todobaad Ah jigjiga ku Gaba Gabaysan.

Horjoogayaasha Hawaarinta oo Mudo Laba Todobaad Ah jigjiga ku Gaba Gabaysan.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogaadeniya gaar ahaana xarunta dhexe ee Jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya (JWXO)  ayaa waxay sheegayaan in mudo laba todobaada horjoogayaasha hawaarinta shirar […]

 
 

Daawo: Ilays Tv oo Waraysi Xiiso Badan la yeeshay Gudoomiye Kuxigeenka JWXO Dr. Maxamed Ismaaciil.

Daawo: Ilays Tv oo Waraysi Xiiso Badan la yeeshay Gudoomiye Kuxigeenka JWXO Dr. Maxamed Ismaaciil.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo warysi  xiisaha badan oo lala yeeshay gudoomiye Kuxigeenka JWXO Dr. Maxamed […]

 
 

Deadly journeys: how despair drives young Ethiopians to flee to Yemen

Deadly journeys: how despair drives young Ethiopians to flee to Yemen

Persecution and hardship drives almost 100,000 migrants to cross the Red Sea each year, risking the treacherous journey in a bid to reach the Gulf […]

 
 

Wafdi ka socday Midowga Yurub oo kulan la qaatay Gudoomiyaha baarlamanka aqalka sare ee dalka.

Wafdi ka socday Midowga Yurub oo kulan la qaatay Gudoomiyaha baarlamanka aqalka sare ee dalka.

-Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa shalay gelinkii danbe xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub ayagoo ka wada hadlay arimo ku saabsan taageerada uu […]

 
 

Donald Trump oo ku dhawaaqey in ay ka baxeen heshiiskii Nukliyeerka ee Iran iyo dareenka Caalamka.

Donald Trump oo ku dhawaaqey in ay ka baxeen heshiiskii Nukliyeerka ee Iran iyo dareenka Caalamka.

Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sida la sugaayey markii horeba ku dhawaaqey in dalkiisu uu ka baxay heshiiskii Nukliyeerka ee Iran, kaas oo ay […]

 
 

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Pakistan: Wasiirka Gudaha oo weerar lagu dhaawacay

Pakistan: Wasiirka Gudaha oo weerar lagu dhaawacay

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Pakistan Ahsan Iqbal ayaa Axadii shalay lagu dhaawacay weerar lala beegsaday xili uu ku sugnaa isu-soo-bax ololihiisa doorashada. Wasiir Iqbal […]

 
 

Ethiopia’s Moyale hit by heavy inter-ethnic fighting, casualties reported.

Ethiopia’s Moyale hit by heavy inter-ethnic fighting, casualties reported.

Reports from the Ethiopian town of Moyale indicates that intense ethnic-based clashes have claimed lives and forced residents to flee into Kenya. According to the […]

 
 

Ethiopia’s leader: Old wine in new bottle?

Ethiopia’s leader: Old wine in new bottle?

Ethiopia’s new Prime Minister Abiy Ahmed has shown some signs of wanting to change the political landscape in the country. Can he resist pressure from […]

 
 

Daawo: Sh Abu Dhalxa & Muxaadaro Aad U Qiimo Badan.

Daawo: Sh Abu Dhalxa & Muxaadaro Aad U Qiimo Badan.
 
 

Haweeney ka tirsaneyd shaqaalaha hay’adda WHO oo Muqdisho lagu dilay

Haweeney ka tirsaneyd shaqaalaha hay’adda WHO oo Muqdisho lagu dilay

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir, gelinkii dambe ee maanta ayaa waxaa degmadaasi lagu dilay haweeneyn ka tirsaneyd hay’adda […]

 
 

Gudoomiyaha cusub ee golaha shacabka oo si rasmi ah xilka ula wareegay.

Gudoomiyaha cusub ee golaha shacabka oo si rasmi ah xilka ula wareegay.

Munaabad kooban oo ay xilka kula kala wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Gudoomiyihii hore ee iscasilay mudane Maxamed […]

 
 

Dableey magaalada Muqdishu ku af-duubay haweeneey u shaqeysa hay’adda ICRC.

Dableey magaalada Muqdishu ku af-duubay haweeneey u shaqeysa hay’adda ICRC.

Dableey hubeysan xaruunta ICRC ee magaalada Muqdisho ka af-duubtay gabar u shaqeysa hay’adda ICRC “Waxaan aad uga walwalayaa nabadgalyada Gabartaan u dhalatay dalka Jarmalka” ayuu […]

 
 

14 million people face hunger in the Horn of Africa.

14 million people face hunger in the Horn of Africa.

(reliefweb)—–In the Horn of Africa millions of people face hunger because of the continuing drought and ongoing local conflicts. 7.8 million people in Ethiopia and […]

 
 

Dhagayso: Gudoomiyaha HAAJ Maxamad Rashiid Sh Cabdilaahi oo Laga Waraystay Madasha 60ka.

Dhagayso: Gudoomiyaha HAAJ Maxamad Rashiid Sh Cabdilaahi oo Laga Waraystay Madasha 60ka.

Waxaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay madasha 60 ka oo ah goob gole wayn ah oo ay ku kulmaan dad badan oo Soomaali ah kuwaasi […]

 
 

Itoobiya oo Gabi Ahaanba koronto Laga waayay.

Itoobiya oo Gabi Ahaanba  koronto Laga waayay.

Gumaysiga Itoobiya ayaa caan ku ah koronto goynta iyo khalkhal kuyimaada awooda korontada dalka laakiin Midii xalay dhacday ayaa ahayd Midii ugu darnayd abid maadamo […]

 
 

Imisa ayey gaarayaan dhalinyarada ay Kenya kasoo furatay Al-Shabaab?

Imisa ayey gaarayaan dhalinyarada ay Kenya kasoo furatay Al-Shabaab?

Dowlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka al-Shabaab ay kasoo furatay dhalinyaro ay qafaasheen. Kenya ayaa sheegtay in 13-kaasi dhalinyaro ay tababar ku qaadanayeen […]

 
 

How Ethiopian Americans changed US policy on their homeland.

How Ethiopian Americans changed US policy on their homeland.

An old Ethiopian aphorism propounds, “If spiders could gather up their silk in a single twine, they could tie up a lion.” In other words, […]

 
 

Maxmed Mursal oo loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Maxmed Mursal oo loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Doorasho xiiso badan oo xildhibaannadu labo wareeg oo codeyn ah mareen ayaa ugu danbeyntii waxaa ku guuleystay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo […]

 
 

Shidaal La’aan Kadhacday Gobolka Axmaarada.

Shidaal La’aan Kadhacday Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya shidaal la’aan aad uwayn, ka jirto gobolka Axmaarada Waxaa suuqyada magaalooyinka lagu arkayaa safaf aad udhaadheer […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay