Author Archive: wariye11

Deg Deg: Wacdarihii Maanta ka Dhacay Magaalada Jigjiga, Muuqaal + Sawiro

Deg Deg: Wacdarihii Maanta ka Dhacay Magaalada Jigjiga, Muuqaal + Sawiro

Hoolka Sayid Maxamed Cabdile Xasan ee Magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka somali state ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan balaadhan oo ay kasoo qaby galeen […]

 
 

Kulamadii Wafdiga JWXO Ee Booqashada ku JoogayMagaalada Belfast ee Waqooyiga Ireland Oo Guul kusoo Dhamaaday

Kulamadii Wafdiga JWXO Ee Booqashada ku JoogayMagaalada Belfast ee Waqooyiga Ireland Oo Guul kusoo Dhamaaday

Wafdi kasocda JWXO oo Labadii maalmood ee u dambeeyay booqasho ku joogay magaalada Belfast ee waddan Woqooyiga Ireland, ayaa kulamo la qaatay masuuliyiin sar-sare ee […]

 
 

Deg Deg: Ciidamadii ONLF Ee Joogay Dalalka Dariska Oo Jigjiga Imaanaya Berri Arbacada 21ka bisha

Deg Deg: Ciidamadii ONLF Ee Joogay Dalalka Dariska Oo Jigjiga Imaanaya Berri Arbacada 21ka bisha

Af-hayeenka Ururuka ONLF ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan jabhadda oo saldhiggoodu ahaa dalalka dariska la ah Ogaadeeniya inay bilaabayaan inay toddobaadkan dib ugu soo […]

 
 

Naftii Hure Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) Oo Shir Balaadhan ku Qabtay Jabuuti

Naftii Hure Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) Oo Shir Balaadhan ku Qabtay Jabuuti

Magaalada Jabuuti waxaa shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen dadwayne aad ubadan ku qabtay Naftii Hure Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhgax) Bulshadii kasoo qayb gashay […]

 
 

Deg Deg Af-hayeenka ONLF Mudane Cadaani Hirmooge Oo Ka Hadlay..

Deg Deg Af-hayeenka ONLF Mudane Cadaani Hirmooge Oo Ka Hadlay..

Af-hayeenka Jabhada wadaniga xoraynta ogaadeeniya mudane Cabdiqaadir sheekh Xasan Hirmooge (Caddaani) ayaa ka hadlay arimo farabadan oo ka taagan ogaadeeniya oo ay ugu horayso isku […]

 
 

Xog-hayaha Golaha Dhexe Ee ONLF Oo ha Hadlay Arimo Farabadan..

Xog-hayaha Golaha Dhexe Ee ONLF Oo ha Hadlay Arimo Farabadan..

Xog-hayaha Golaha Dhexe Ee ONLF Mudane Maxamed Shariif Cumar ayaa isagoo ku sugan magaalada Dhagabuur ee xarunta gobolka Jarar waxa uu ka hadlay arimo farabadan […]

 
 

Muslimiinta Ethiopia Oo lacagahoodii kala baxaya Bangiyada dalka Ethiopia

Muslimiinta Ethiopia Oo lacagahoodii kala baxaya Bangiyada dalka Ethiopia

Magaalada Addis Ababa waxaa lagu qabtay shir ay ka soo qayb galeen Xukuumada faderaalka Itoobiya iyo qaar ka mid ah Culimaa u diinka Muslimiinta Itoobiya […]

 
 

Taariikhda Haweenayda Madaxweynaha ka Noqotay Dalka Ethiopia

Taariikhda Haweenayda Madaxweynaha ka Noqotay Dalka Ethiopia

Haweenay ayaa markii u horraysay madaxweyne ka noqotay dalka Itoobiya, xildhibaannada labada gole ee dalka Itoobiya oo kali fadhi yeeshay ayaa doortay Sahlework Zewdie, Hadaba […]

 
 

Nuxurka Wada hadaladii Dhex Maray ONLF iyo Ethiopia + Muuqaal

Nuxurka Wada hadaladii  Dhex Maray ONLF iyo Ethiopia + Muuqaal

Axad 21/10/2018 waxaa magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku wadahadlay dowlada Itobiya iyo ururka xaq udiririka ah ee ONLF,wadahadaladan   ayaa waxaa dhanka itoobiya wafiga hogaaminayay […]

 
 

Hoogaanka Arimaha Dibada ONLF Oo ka Hadlay Qodobkii Aaya-katalinta Ogaadeeniya

Hoogaanka Arimaha Dibada ONLF Oo ka Hadlay Qodobkii Aaya-katalinta Ogaadeeniya

Waxaa jira farriimo badan oo si gaar ah la iigu soo diray, kuwaasoo badankood ay xambaarsan yihiin su’aalo la xidhiidha heshiiskii dhawaan dhex-maray ONLF iyo […]

 
 

Kulan Maanta ka Dhacay Dagmada Sagag ee Gobolka Nogob Muuqaal + Sawiro

Kulan Maanta ka Dhacay Dagmada Sagag ee Gobolka Nogob Muuqaal + Sawiro

Dagmada Magaalada Sagaga ee Gobolka Nogob waxaa maanta shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen boqolaal ruux ku qabtay wafdi kamid ah wafuuudii ONLF ee […]

 
 

ONLF & Itoobiya oo Qalinka Ku Duugay Heshiis.

ONLF & Itoobiya oo Qalinka Ku Duugay Heshiis.

Maanta oo ay taarikhdu tahay 21/10/2018 waxaa magaalada Asmara ee dalka Eritrea wadahadal uga furmay dowlada Itobiya iyo ururka xaq udiririka ah ee ONLF,wadahadaladan oo […]

 
 

Deg Deg: Wadahadaladii ONLF iyo Ethiopia Oo Hadda ka Furmay Asmara Eritrea

Deg Deg: Wadahadaladii ONLF iyo Ethiopia Oo Hadda ka Furmay Asmara Eritrea

Magaalada Casmara ee dalka Eritrea waxaa saacad kahor ka furmay Wadahadaladii ONLF iyo Ethiopia sida uu warbaahinta u xaqiijiyey Af-hayeenka Ururuka ONLF Mudane Cadaani Hirmooge. […]

 
 

Wafdigii JWXO Ee Gobolka Nogob Oo Shir Balaadhan Saaka ku Qabtay Magaalada Sallaxaad

Wafdigii JWXO Ee Gobolka Nogob Oo Shir Balaadhan Saaka ku Qabtay Magaalada Sallaxaad

Wafdi balaadhan oo kamid ah wafdigii jwxo ee kusugnaa gobolka Nogob ayaa saaka kulan balaadhan waxa ay la qaateen bushada ku dhaqan magaalada Sallaxaad. boqolaal […]

 
 

Deg Deg: Shirkii EPRDF Oo Lagu Doortay Gudoomiye Iyo Kuxigeen

Deg Deg: Shirkii EPRDF Oo Lagu Doortay Gudoomiye Iyo Kuxigeen

War deg deg ah oo hadda nagasoo gaadhay magaalada Awasa ee Gobolka Shucuubta koonfureed halkaasi oo uu shir uga socday isbahaysiga EPRDF ee talada dalka […]

 
 

Toos: Shir Balaadhan Oo ay ONLF ku Qabatay Magaalada Dhagaxbuur Video Sawiro

Toos: Shir Balaadhan Oo ay ONLF ku Qabatay Magaalada Dhagaxbuur Video  Sawiro

Magaalada Dhagaxbuur ee xarunta gobolka Jarar waxaa hadda si toos ah uga socda shir balaadhan oo ay kasoo qaby galeen boqolaal ruux oo shacabka magaalada […]

 
 

Kulan Dhalinyarada Gobolka Nogob Ku Taageereen Halganka Oo ka Dhacay Jigjiga

Kulan Dhalinyarada Gobolka Nogob Ku Taageereen Halganka Oo ka Dhacay Jigjiga

Magaalada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan waxaa maanta ka dhacay kulan balaadhan oo ay kasoo qayb galeen inta badan dhalinyada gobolka Nogob ee magaalada Jigjiga […]

 
 

29 September 1977 “Ciidamada Somalidu Waxay Qabsadeen Magaalada Jigjiga” The Newyork Times.

29 September 1977 “Ciidamada Somalidu Waxay Qabsadeen Magaalada Jigjiga” The Newyork Times.

Wargayska Caanka ah ee Newyork times ayaa warbixin dheer ka qoray guushii taarikhiga ahayd ee ay ciidamada soomalidu ku qabsadeen magaalada jigjiga ee Ogaadeeniya si […]

 
 

Kulan Jigjiga ku dhexmaray waftigii JWXO iyo Cuqaasha Beel kamid ah Beelaha Ogaadeeniya

Kulan Jigjiga ku dhexmaray waftigii JWXO iyo Cuqaasha Beel kamid ah Beelaha  Ogaadeeniya

Magaalada Jigjiga ee Xarunta gobolka Faafan waxaa maanta kulan balaadhani uu ku dhex maray waxgaradka beel kamid ah beelaha daga ogaadeeniya. kulanka oo ku bilawday […]

 
 

Madaxda JWXO oo Jigjiga Kulan Kula Qaatay Ururka Dhalinyarada.

Madaxda JWXO oo Jigjiga Kulan Kula Qaatay Ururka Dhalinyarada.

Magaalada jigjiga waxaa maanta kulan balaadhan uu ku dhex maray masuuliyiinta waftidigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ee ku sugnaa magaalada iyo xubno kasocday ururka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay