Author Archive: wariye11

Daawo: Ururka ONLF oo ku Dhawaaqay Xabad Joojin

Daawo: Ururka ONLF oo ku Dhawaaqay Xabad Joojin

Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) ayaa ku dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac ah, oo ka billaabanaysa maanta, oo taariikhdu ay tahay 12 August 2018, markay saacaddu […]

 
 

Doodii Galabta Ee BBC Somali iyo Halgame Shugri Shafeec Xaalada Qasan Ee Ogaadeeniya

Doodii Galabta Ee BBC Somali iyo Halgame Shugri Shafeec Xaalada Qasan Ee Ogaadeeniya

Doodii galabta oo jimce ah ee bbc laanteeda afsoomaaliga ayaa waxaa dadkii martida ku ahaa ee kaqayb qaadanayey dooda kamid ahaa halgame shugri shafeec oo […]

 
 

Boosaaso Oo lagu Qabtay Kulan Looga Hadlayo Xasuuqa kasocda Xuduuda Ogaadeeniya iyo Oromiya

Boosaaso Oo lagu Qabtay Kulan Looga Hadlayo Xasuuqa kasocda Xuduuda Ogaadeeniya iyo Oromiya

Xuduuda udhaxaysa Ogaadeeniya iyo Oromiya waxaa ka socda dagaalo iyo isku dhacyo u u dhaxeeya Soomaalida iyo Qowmiyadda Oroomada dhulkaasi wada dega. Boqolaal Soomaali ah […]

 
 

Magaalada Wardheer ayaa Waxaa ka Dhacay Arin Mucjiso ah kadib Markii Shirkii Gumaysiga Dabaylo lagu kiciyey

Magaalada Wardheer ayaa Waxaa ka Dhacay Arin Mucjiso ah kadib Markii Shirkii Gumaysiga Dabaylo lagu kiciyey

Magaalada Wardheer ee xarunta gobolka Doollo waxaa shir dadka shacabka ah lagu dhibaataynayey oo ay ugu macag dareen qiimayn uu ku dhamaaday illaahay ibixi kadib […]

 
 

Dhaanto Cusub Samiir Yare iyo Ayaan Halgan OYSU

Dhaanto Cusub Samiir Yare iyo Ayaan Halgan OYSU

Xafladii OYSU ee Nairobi waxaa dhaanto cusub oo qiiro badan ka qaaday Halganto ayaan Halgan iyo Samiir yare taasi oo noqotay dhaantadii ugu……

 
 

Gudoomiyaha ONLF iyo Madaxweynaha Soomaaliya Oo kulan ku Yeeshay Eritrea

Gudoomiyaha ONLF iyo Madaxweynaha Soomaaliya Oo kulan ku Yeeshay Eritrea

Kulan ay yeesheen isaga iyo Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Ururka ONLF, Admiral Maxamed Cumar Cusmaan uu sheegay in dawladda Somalia ay raali-galin […]

 
 

Daawo: Naftii Hure Muxumed Anni oo Sheegay Inay BBC Waraysatay Isagoo Qori Dhafoorka Lagaga Hayo.

Daawo: Naftii Hure Muxumed Anni oo Sheegay Inay BBC Waraysatay Isagoo Qori Dhafoorka Lagaga Hayo.

Naftii Hure Muxumed Anni oo kamid ahaa maxaabiistii jeel ogaadeen ee sida araxan darada ah loola dhaqmay ayaa Laanta Afsoomaaliga Ee BBC waxa uu ku […]

 
 

ONLF Maxay ka Tiri Safarka Farmaajo Ee Asmara Eritrea

ONLF Maxay ka Tiri Safarka Farmaajo Ee Asmara Eritrea

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqasho uga bilaabatay dalka Eritrea, halkaasi oo muddo saddex cisho ah uu joogi doono. Magaalada Asmara, waxaa hadda […]

 
 

Wararkii Ugu Dambeeyey Wiilashii Somalida ahaa Ee lagu Xasuuqay Deegaanka Nageyle..

Wararkii Ugu Dambeeyey Wiilashii Somalida ahaa Ee lagu Xasuuqay Deegaanka Nageyle..

Wali waxaa soconaya dagaallada iyo iska horimaad-yada u dhaxeeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida, waxaana saacadihii ugu danbeeyay lagu waramayaa in maleeshiyo ka tirsan Qowmiyada Oromada […]

 
 

Wararkii Ugu Dambeeyey xaalada Jigjiga

Wararkii Ugu Dambeeyey xaalada Jigjiga

Wararkii ugu dambeeyey ee nagasoo gaadhay magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in mudaharaadkii saaka ka dhacay magaalada uu sababay in dhalinyaro badan loo taxaabo xabsiga waxaa […]

 
 

Qaar kamid ah Masuuliyiin Maraykan ah OO Ethiopia ugu Baaqay Xallinta Colaadda Oromada iyo Soomaalida

Qaar kamid ah Masuuliyiin Maraykan ah OO Ethiopia ugu Baaqay Xallinta Colaadda Oromada iyo Soomaalida

Gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka waxaa uu ka mid yahay meelaha ay ku noolyihiin Qurbbajoogta u badan ee labada ee soomaalida iyo oromada. Qaraar ay […]

 
 

Deg Deg: Raisal Wasaaraha Gumaysiga Itoobiya Oo la Filayo Inuu Muqdisho yimaado Saacadaha Soo Socda

Deg Deg: Raisal Wasaaraha Gumaysiga Itoobiya Oo la Filayo Inuu Muqdisho yimaado Saacadaha Soo Socda

Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro wafdi ka socda Itoobiya oo uu horkacayo ra’iisal wasaaraha gumaysiga Itoobiya Abiy Ahmed. […]

 
 

Bishaaro Bishaaro Bishaar “Qabashada Salaamaha Ciida Ee Ilays Tv iyo Radio Xoriyo”…

Bishaaro Bishaaro Bishaar “Qabashada Salaamaha Ciida Ee Ilays Tv iyo Radio Xoriyo”…

Maamulka Sare ee Warbaahinta Halganku waxa uu ugu bishaaraynayaa Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacabka Ogaadeeniya in ay hawl wadeenada […]

 
 

Xog-hayaha Arimaha Dibada ONLF Oo ka Hadlay Booqashadii Axmed Madoobe Ee N/Hure Qabi Dhagax

Xog-hayaha Arimaha Dibada ONLF Oo ka Hadlay Booqashadii Axmed Madoobe Ee N/Hure Qabi Dhagax

Tobon bilood iyo dheeraad ka hor ayay ahayd markii N/hure Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax laga soo qabtay magaalada Galkacyo dhinaca ay Galmudug maamusho, waxaana la […]

 
 

Shaqaalihii Diyaarada iyo Kuwii Duulista Hawada Ethiopia Oo Shaqadii Joojiyey

Shaqaalihii Diyaarada iyo Kuwii Duulista Hawada Ethiopia Oo Shaqadii Joojiyey

Magaalada Adis Ababa wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in gabi ahaanba ay shaqadii joojiyeen waaxda duulista hawada iyo shaqaalihii diyaaradaha Ethiopia taasi oo sababtay in […]

 
 

Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Mooyaale Oo Sababay Khasaare Xoogan

Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Mooyaale Oo Sababay Khasaare Xoogan

Wararka ka imaanaya magaalada Mooyaale ee dhacda xuduuda Somalida iyo Oromada ayaa sheega in dagaal ka dhacay magaalada lagu dilay tiro soomaali ah iyo kuwo […]

 
 

Daawo: Doodii Galabta Ee BBC-Somali Iyo Dr Cabdiraxmaan Maadey Hoggaanka Arimaha Dibada ONLF

Daawo: Doodii Galabta Ee BBC-Somali Iyo Dr Cabdiraxmaan Maadey Hoggaanka Arimaha Dibada ONLF

Dood kulul oo galabta ay qabatay laanta afsoomaaliga ee BBC-da ayuu Dr Cabdiraxmaan Sheekh Mahid Maadey oo ah Xog-hayaha arimaha dibada Ururka ONLF waxa ku […]

 
 

Waraysi: Isbadalka lagu Sameeyey Hoggaanka Kooxda EPRDF Muxuu ka Badali karaa Xaalada Ethiopia.

Waraysi: Isbadalka lagu Sameeyey Hoggaanka Kooxda EPRDF Muxuu ka Badali karaa Xaalada Ethiopia.

Falaanqayn Xaalada Qasan ee Dalka Ethiopia iyo Saamaynta uu yeelan karo Isbadalka lagu Sameeyey Hoggaanka Kooxda EPRDF iyo Waxa uu ka badali karo xaalada Qasan […]

 
 

Warayisgii Gudoomiye Kuxigeenka ONLF Dr Maxamed Ismaaciil Oo Dhamaystiran

Warayisgii Gudoomiye Kuxigeenka ONLF Dr Maxamed Ismaaciil Oo Dhamaystiran

Gudoomiye kuxigeenka Jahbada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya Dr Maxamed Ismaaciil Cumar ayaa siiyey Ilays Tv Waraysi Xiisabadan oo Dhinacyo Badan uu kaga xog waramay xaalada Qasan […]

 
 

Dowlada Norway Oo laga Cabsi Qabo Inay Ethiopia Ugacan Galiso Abdi Amare

Dowlada Norway Oo laga Cabsi Qabo Inay Ethiopia Ugacan Galiso Abdi Amare

Xukuumada Gumaysiga Ethiopia ayaa laga cabsi qabaa in loo gacan galiyo sargaal kamid ahaa kuwa udooda xuquuqda aadanaha kaasi oo magan galyo disaasadeed waydiistay dowlada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay