Author Archive: wariye11

Hay’adda Laan Qayrta Cas Ee Kenya Oo War Bixin kasoo Saartay Ethiopia

Hay’adda Laan Qayrta Cas Ee Kenya Oo War Bixin kasoo Saartay Ethiopia

Warbixin kooban oo ay maanta soo saartay Hay’ada Laan Qayrta Cas ee dalka Kenya ayay kusheegtay in Boqolaal Dumar ah oo Uurleh oo kamid ah […]

 
 

Dhagayso: Xukuumada Guamysiga Ethiopia Oo Shuruud ku Xidhay Siidaynta Naftii Hure Cabdikariin Qalb-dhagax

Dhagayso: Xukuumada Guamysiga Ethiopia Oo Shuruud ku Xidhay Siidaynta Naftii Hure Cabdikariin Qalb-dhagax

Ururka ONLF ayaa mar kale ku baaqay in si nabad ah lagu sii daayo Naftii Hure Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax oo horey dawladda Soomaaliya ugu gacangelisay […]

 
 

Dowlada Kenya Oo Ciidamo Gaashaaman U Daabushay Dhanka Xuduuda Ethiopia Gaar ahaan Mooyaale

Dowlada Kenya Oo Ciidamo Gaashaaman U Daabushay Dhanka Xuduuda Ethiopia Gaar ahaan Mooyaale

Sida ay noosheegeen ilo wareedyo kusugan magaalo xuduudeeda Mooyaale ee dhacda xuduuda Wadamada Ogaadeeniya Ethiopia iyo Kenya waxa halkaasi lagu arkayey ciidamo wata gaadiidka dagaalka […]

 
 

Darawal Ethiopian Ah Oo Si Xaasidnimo Ah Ujiirsiiyey Gaari Geel Ay Lahaayen Shacabka Ogaadeeniya

Darawal Ethiopian Ah Oo Si Xaasidnimo Ah Ujiirsiiyey Gaari Geel Ay Lahaayen Shacabka Ogaadeeniya

Darawal Ethiopian ah ayaa waxaa uu Deegaanka Shiniile ee Ogaadeeniya ku laayay Geel aad u tiro badan oo ay lahaayeen dad shacab ah, Geela ayuu […]

 
 

Kumanaan Qoys Oo kasoo Qaxay Dagaalada Ethiopia Ayaa Soo Gaaray Dalka Kenya

Kumanaan Qoys Oo kasoo Qaxay Dagaalada Ethiopia Ayaa Soo Gaaray Dalka Kenya

Inkabadan 8300 oo Qays oo kasoo cararay xasuuqa ka socda magaalada Mooyaale iyo deegaanada ku hareeraysan ee ay gaysanayaan ciidamada gumaysiga Ethiopia iyo maleeshiyaadka loo […]

 
 

Deg Deg: Af-hayeenkii Gobolka Oromiya oo Xabsiga Loo Taxaabay iyo Xiisadii oo Cirka isku Shareertay.

Deg Deg: Af-hayeenkii Gobolka Oromiya oo Xabsiga Loo Taxaabay iyo Xiisadii oo Cirka isku Shareertay.

War deg deg ah oo hadda soo gaaray wakaalada wararka Ogaadeniya (ONA) ayaa sheegaya in saraakiisha xukunka deg dega ah ee loo yaqaan (Commond Post) […]

 
 

Xildhibaanada Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Faragalinta Ethiopia Ee Qaranka Somaliya Farta ku Fiiqay

Xildhibaanada Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Faragalinta Ethiopia Ee Qaranka Somaliya Farta ku Fiiqay

Xildhibaanada Aqalka sare ee soomaliyaa sheegay illaa hadda anay laaaban yihiin sababta looga hadli la’ayahya faragalinta qaawan ee ay xukuumada gumaysiga Ethiopia ku hayso qaranimada […]

 
 

Ciidamada Gumaysiga Ethiopia Oo Xasuuq Foolxun Gaystay..

Ciidamada Gumaysiga Ethiopia Oo Xasuuq Foolxun Gaystay..

Duqa magaalada Mooyaale ayaa sheegay in ciidamada Gumaysiga Itoobiya ay halkaasi ku dileen Sabtidii 15 ruux oo rayid ah sidoo kalana dhaawaceen 11 kale..

 
 

Deg Deg: Baarlamaanka Somaliya Oo Dalka Ka Mamnuucay Shirkadii DPW Heshiiskii Berberana ku Tilmaamay Baadil

Deg Deg: Baarlamaanka Somaliya Oo Dalka Ka Mamnuucay Shirkadii DPW Heshiiskii Berberana ku Tilmaamay Baadil

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xeerka Dhowrista Gobanimada iyo Midnimada Soomaaliya. xeerkaan ayaa guud ahaan dalka ka mamnuucaya shirkada DP World, […]

 
 

Wararkii Ugu Dambeeyey Xaalada Qasan ee Ethiopia Waraysigan Kaga Bogo

Wararkii Ugu Dambeeyey Xaalada Qasan ee Ethiopia Waraysigan Kaga Bogo

Kornayn Cali Samire Siga oo horay uga tirsanaa ciidanka Ethiopia ayaa waraysi kulul oo uu siiyey Ilasy Tv waxa uu kaga xog waramay xaalada qasan […]

 
 

Daawo Sawirada Munaasabada Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya ee lagu Qabtay Garissa Kenya

Daawo Sawirada Munaasabada Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya ee lagu Qabtay Garissa Kenya

Magaalada Garissa ee xarunta gobolka waqooyi bari Kenya waxaa galabta lagu qabta munaasabad loogu baroor diiqayey maalinta xasuuqa ogaadeeniya taasi oo sanadkasta bishan oo kale […]

 
 

Hordhac: Shir Blaadhan Oo hadda kasocda Magaalada Nairobi + Sawiro

Hordhac: Shir Blaadhan Oo hadda kasocda Magaalada Nairobi + Sawiro

Magaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya waxaa hadda kasocda shir blaadhan oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka kenya. Shirkan oo ay kasoo […]

 
 

Puntland Oo Xilkii ka Xayuubisay Wasiirkii Taageeray Cabdikariin Sheekh Muuse in loodhiibo Ethiopia

Puntland Oo Xilkii ka Xayuubisay Wasiirkii Taageeray Cabdikariin Sheekh Muuse in loodhiibo Ethiopia

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng. Camey ayaa shaqada ka caydhiyey Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan- Wasiiru dowlaha Xariirka Gobalada ee Madaxtooyada puntland, Wasiirka ayaa lacaydhiyey markuu habeen hore […]

 
 

Deg Deg: Hordhac Muuqaalka Mudaahraad hadda kasocda London “Aaway Qalbi Dhagax” Waxaan ahay Qalbi Dhagax

Deg Deg: Hordhac Muuqaalka Mudaahraad hadda kasocda London “Aaway Qalbi Dhagax” Waxaan ahay Qalbi Dhagax

soomaalida ku dhaqan magaalada London ee cariga Engiriska ayaa isugu soo baxay banaanbax wayn oo ay ku muujinayeen sida ay udiidayn yihiin dulmiga iyo qaxdaradii […]

 
 

Deg deg: Mudaaharaad iyo Shir Balaadhan Oo lagu Taageerayo Qalbi Dhagax Oo Galabta ka Dhacay Nairobi

Deg deg: Mudaaharaad iyo Shir Balaadhan Oo lagu Taageerayo Qalbi Dhagax Oo Galabta ka Dhacay Nairobi

Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka kenya waxaa galabta ka dhacay shir iyo mudaaharaad lagu taageerayo dumane Cabdikariin Sheekh Muuse lagagana soo horjeedo dhuuni qaatayaashii gatay […]

 
 

Deg Deg: Fadhigii Baarlamaanka Ee Maanta Oo Looga Hadli Lahaa Arintii Qabli Dhagax Oo Baaqday

Deg Deg: Fadhigii Baarlamaanka Ee Maanta Oo Looga Hadli Lahaa Arintii Qabli Dhagax Oo Baaqday

Gudoonka Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu baaqday kulankii maanta ay magaalada Muqdisho ku yeelan lahaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Soomaaliya. Arrintan ayaa […]

 
 

Doodii BBC-da Ee Galabta Ee Qalbi Dhagax Dagaal iyo Dood Adag Maadeey iyo Goodax Barre..

Doodii BBC-da Ee Galabta Ee Qalbi Dhagax Dagaal iyo Dood Adag Maadeey iyo Goodax Barre..

Galabta waxaa idaacada BBC-da qaybteeda Afsoomaliga waxa fooda isku daray xildhibaan katirsan Baarlmaanka Somaali oo lagu magacaabo  Goodax Barre oo difaacayey dhiibistii Qalbi Dhagax ay […]

 
 

Deg deg: Daawo Muuqaal Dhamaystiran Baanbax Soomaliwayn Ee Qalbi Dhagax Oo hadda ka Dhacay Sweden

Deg deg: Daawo Muuqaal Dhamaystiran Baanbax Soomaliwayn Ee Qalbi Dhagax Oo hadda ka Dhacay Sweden

Soomaalida ayaan ku kala harin dhiidhiga dhacdadii foosha xumayd ee maamulka Muqdisho Naftii hure Cabdi kariin Sheekh Muuse uu gumaysiga ugu gacan galiyey waxaana galabta […]

 
 

Deg Deg: Ciidamadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigaay Sheekh Caan Ah Oo Ka Hadlay Arinka Qalbidhagax

Deg Deg: Ciidamadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigaay Sheekh Caan Ah Oo Ka Hadlay Arinka Qalbidhagax

Ciidamada maamulka Soomaaliland ee Hargaysa ayaa gurigiisa xalay saqdii dhexe kala baxay Sheekha Aadan Cabdi Warsame (Aadan Suunne) kadib markii si wayn uga dhiidhiyey dhacdadii […]

 
 

Deg Deg: Cabdikariin Guuleed Oo Been Abuur Ku Tilmaanay Heshiiska Isaga Iyo Ethiopia Ee Qalbi Dhagax

Deg Deg: Cabdikariin Guuleed Oo Been Abuur Ku Tilmaanay Heshiiska Isaga Iyo Ethiopia Ee Qalbi Dhagax

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka jawaabay go’aanka Gollaha Wasiirada ee lagu sheegay in heshiis la saxiixay 2-dii May 2016 oo ay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay