Ogaden News Agency (ONA)
Author Archive
Stories written by maamule

Amnesty International oo soo bandhigaty tacadiyada gumeysiga Ethiopia geystaan

AmnestyInternational2011

Haayada caalamiga ah ee Amnesty International oo ah haayad u dooda Xuquuqul insaanka ayaa soo saartay warbixin aad u dheer oo ay kaga waramayso sanadkii 2012 illaa sanadka 2013 waxyeelada ay gumeysiga ethiopia u geysato shucuubta ku hoos jirta gumeysiga Woyanaha. Amnesty International ayaa Warbixintan ku sheegtay in dhulka Ethiopia ay ka socdaan daggaalo xoogan [...]

Amnesty International 2013 Annual Report on Ethiopia

AmnestyInternational2011

The state stifled freedom of expression, severely restricting the activities of the independent media, political opposition parties and human rights organizations. Dissent was not tolerated in any sphere. The authorities imprisoned actual and perceived opponents of the government. Peaceful protests were suppressed. Arbitrary arrests and detention were common, and torture and other ill-treatment in detention [...]

Shirar kasocda South Afrika iyo Ogeysiis ku socda Jaaliyadaha JOKA ee koonfur afrika

joka (10)

Gudida fulinta ee jaaliyada ogaadeeniya ee koonfur afrika ayaa shir ku qaatay xaafiiska JOKA shirkan oo socday 9 saacadood ayaa lagu lafa-guray hawlo badan oo jaaliyada horyaala shirkan ayaa bilawday abaarihii 10:00 pm fiidnimo ee 22/05/2013 asagoo soo xidhmay 23/05/2013 07:00 am ee subaxnimo. Shirkan ayaa ka koobnaa dhawr qodob oo muhiim ah waxaana ugu [...]

Wafti Heersare ah oo kabaxay Wadanka UK oo kaqeyb gali doona shirweynaha OYSU

20130521_145448_16

Waxaa eega ka duulay magaalada London wafti heersare ah oo kasocda Ururka dhalinyarada OYSU UK. Waftigaas oo u kicitamay dhinaca qaarada America oo uu ka furmayo shirweynihii OYSU heer caalami magaalada San Diego maalinta bari ah 22/05/2013 illaa 27.05.2013. Waftigan ayaa waxaa hoggaaminaya Mudane Cabdi Casiis oo ah xubinka matalaya soona jeedin doona qudbada OYSU-London [...]

Cawayska Nairobi iyo Bandhig loogu magacdaray “Haka hadhin hidaha halgankiyo bulshada” iyo Kooxda Danab

6

Kooxda Faneedka Danaba oo kamid ah kooxaha Xidigaha Fanka iyo Suugaanta jaaliyada soomaaliya Ogaadeeniya ee Dalka Kenya ayaa xalay oo habayn Axada ah ka dhigay magaalada Nairobi bandhig faneed loogu magacdaray“HAKA HADHIN HIDAHA HALGANKIYO BULSHADA” Kaasi oo ka dhacay Hall wayn oo ku yaala badhtamaha magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Bandhigaan oo hordhac u ahaa [...]

Mudaharaad Wadajira oo kadhacay wadanka South Afrika oo Woyanaha looga soo horjeedo

banaanbax

 10ka May 2013 waxaa banaanbaxwayn isugu soobaxay dhamaaan bulshada ku hoos dulman gumaysiga Tigrayga oo ay horkacayso Jaaliyada Ogadenia ee koonfur afrika xafiiskeeda Gauteng. Mudaharaadkan oo ay iska kaashadeen diyaarintiisa jaaliyadaha Ogadenia,Oromiya Ahmara,ururka muslimiinta Ethiopia iyo waliba ururo kale ayaa si habsimileh uga bilaabmay afaafka hore ee xarunta madaxtooyada koonfur Africa ee “UNION BUILDING”. Banaanbaxa [...]

“Horumarka ka jira Ogadeniya waa Been” sidaas waxaa yiri Cabdi UBO Filiman daawo

cabdi UBO

Ninka Masuulka uga ah dhulka Ogadeniya gumeysiga Ethiopia, Cabdi Ilay oo dadka qaarkiisna u yaqaanin Cabdi UBO ayaa waxaa dhowaanahan soo baxay siro badan oo fashilinaya hab dhaqankiisa iyo gumeysiga Ethiopia waxa uu usoo dhiibay si loogu fuliyo bulshada somalida Ogadeniya. Hadaba Filimaan maqal iyo muuqaal ah oo so gaadhay ONA ayaa ku daawan doontaan [...]

Ciidanka Dalka Ethiopia oo hal qowmiyad heysato Baadhitaan Sir ah oo ay heshay ONA

TPLF-generals rule ove ogaden

Dalka Ethiopia oo la sheego inay daganyihiin qowmiyado aad u tiro badan islamarkaasna sida gumeystaha uu sheegto ay kajiraan 9 kilil oo kala ah Kililka Tigreega, Axmaarada, Oromada, Canfarta, Gambella, Benshangul-gumus, Qowmiyadaha Koonfureed, iyo dhulka somalida Ogaden iyo waliba saddex magaalo oo dheeraad ku ah oo maamul gooni ah leh sida Addis Ababa, Harar iyo [...]

Filim iyo Sawiro: Warbixinti Waftiga ONLF ee Booqashada ku tagay wadanka Turki (Turkey)

turkey8

Wafti heersare ah oo kasocda Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa booqasho ku tagay wadanka Turkey bishii April 20 illaa 29 April 2013. Waftigan ayaa ka koobnaa madax kamid ah jabhada wadaniga xoreynta Ogadniya iyo xubno kamid ah ururada bulshada Somalida Ogadeniya.Waftigan ayaa waxaa hoggaaminayayHoggaanka Arrimaha Bulshada Mudane Maxamed Cabdi Yaasiin iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada JWXO [...]

Abwaan Cabdullaahi Macalin Axmed Dhoodaan

macalin dhoodaan

Abwaan cabdullaahi Macalin Axmed Dhoodaan ayaa kugeeriyoday magaalada Harar taarikhdu markay aheyd 26 April 2013. Allaah ha u naxariiste Abwaanka ayaa da’diisa lagu qiyaasay innuu ahaa 72 jir waxuuna Harar u tagay arrimo caafimaad, ehelada abwaanka ayaa noo sheegay in Marxuumku uu lahaa xanuunka Neefta loo yaqaano (athma). Marxuum  Cabdullaahi Macalin axmed dhoodaan oo leh [...]

Fadeexadi soo gaadhay gumeysiga ethiopia oo lagusoo saaray journalada wadanka Norwey

aftenbladet

(Muqalkan guji si aad u aragto qoraalka wargeyska) Wargeyska weyn ee aftenbladet oo ah wargeysyada ugu afka dheer wadanka Norwey ayaa ka faalooday ceebti iyo fadeexadi soo gaadhay Ambasadorka Ethiopia u fadhiga wadanka Sweden oo shir damacsaneyd inay ku qabato magaalada Oslo ee wadanka Norwey. Shirkaas oo Poliska Wadanka Norwey hor istaagay iyada oo laga saaray [...]

Qadiyada Ogadeniya oo looga hadlay Munaasabadi kulanka Turkida UK

20130421_151246

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka UK ayaa maanta ka qeyb gashay Munaasabad ay soo qaban qaabisay Jaaliyada Turkida ee ku dhaqan wadanka UK. Munaasabadan oo Jaaliyada Ogadeniya ee UK lagusoo casuumay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay munaasabadan. Waxaa munaasabadan lagusoo bandhigay Qadiyada Ogadeniya iyada oo tariikhda iyo halganka shacabka somalida Ogadeniya looga hadlay. Professor Yusuf Cadami [...]

Daawo Qunsuulka Ethiopia iyo Jawaasiis la caydhsanayo magaalada Oslo Norwey

gumeysiga ethiopia

Safiirka gumeysiga Ethiopia u fadhiya wadamada Scandenevianka ayaa damcay innuu shir ku qabto magaalada Oslo ee wadanka Norwey, halkaas ayaa waxaa shirkii isasoo xaadiriyay 300 oo kamid ah shacabka muslimiinta ah ee kasoo jeeda shucuubta Woyanuhu guumeysto. Markii shirkii loosoo fadhiistay ayaa waxaa madashii shirka lawareegay  dad mudaharaadaya oo ku dhawaaqaya Takbiirta “Allaahu Akbur”  iyo [...]

Under Darkness in the Somali Region of Ethiopia

by GRAHAM PEEBLES No matter how tightly truth is tied down, confined and suffocated, she slowly escapes. Seeping out through cracks and openings large and small, illuminating all, revealing the grime and shame, that cowers in the shadows. The arid Somali (or Ogaden) region of Ethiopia, home to some 5 million ethnic Somalis has been [...]

Dagaaladi U danbeeyay ee gudaha Ogadeniya ka dhaca

ONLF1-new1

Wararka nagasoo gaadhaya Dalka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo xoogan oo ka dhacay qaybo kamid ah wadanka Ogaadeeniya ee ay Ethiopia gumayssgato Dagaaladaasi oo ah kuwo si maalinla ah u dhaca ayaa waxaa daggaaladi u danbeeyay xukuumada gumaysiga Ethiopiayana lagaga laayey askar farabadan. Dagaaladan waxay udhaceen  sidatan: 04/04/2013 Aabbahay-gablan  oo Shaygoosh katirsan waxaa [...]

Jaaliyada Ogadeniya ee UK oo ka qeybgalaya Munasabad balaadhan oo kadhacaysa London

London 2

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka UK ayaa ka qeybgali doona Maalinimada Axada kulanweyn oo jaaliyada kasoo jeeda wadanka Turkidu isugu imaan doonaan magaalada London. Jaaliyada Ogaden Community UK ayaa dhowaanahanba wada-shaqeyn lawaday qowmiyadaha kale ajanabiga ah si qadiyada somalida Ogadeniya loo gaadhsiiyo caalamka. Jaaliyada Ogadeniya ee UK waxay wada shaqeyn xoog badan la leeyihiin qowmiyado badan [...]

Dowladaha Deeqda Bixiya ee UK iyo USA oo lagu eedeyay inay indhaha ka qabsadeen balaayooyinka ay Dowlada Ethiopia kawado dalkaas

omo1

Ururka Survival ayaa dhaleeceyn usoo jeediyay haayadaha dowliga ah ee mucaawamada siiya Ethiopia oo ay ku sheegeen inay indhaha ka xidheen musiibooyinka iyo halaaga dowlada Ethiopia kawado  wadankaasi. Haayada Survival waxay canbaareyntan si toos ah ula beegsadatay Haayda DFID iyo USAID oo ay ku sheegeen in labadaas haayadood ee wadamada UK iyo USA sitoos ah [...]

OYSU Open Day oo ka dhacay wadanka UK

oysu open day

Ururka dhalinyarada OYSU London ayaa olole xoogan oo dhinaca abaabulka ah ka bilaabay wadanka UK. Abaabulkan oo qaab cilmiyaysan oo casri ah ku socda ayaa waxaa ujeedadiisu tahay dhalinyarada somalida Ogadeniya ee wadanka UK sidii loogu sameyn lahaa adeegyo kala gadisan oo wax tar u leh mustaqbalka dhalinyarada. mawlaca shirarka ee Jaaliyada Ogaden Community ayaa [...]

Top Secret: safaarada gumeysiga Ethiopia ee London warqado laga helay

Top Secret1

Gumeysiga Ethiopia ayaa wada qorsheyaal dhicisoobay balse horaa loo yiri dacawo meel ay macal ugu baratay ayay macaluul ugu baqtida. Gumeysiga Ethiopia ayaa u bartay boobka shacabka somaliyeed waxayna sanadihii ugu danbeeyay ay bilaabeen bililiqo iyaga oo ka aruursaday lacago Bulshada somaliweyn ee ku nool qurbaha.  Wakaalada Wararka ONA waxay hadda ka hor soobandhigtay qorshaha [...]

Ogaden: Test for Africa’s post colonial era

In his recent book, Ethiopia: The Last Two Frontiers, Prof. John Markakis presents an overarching historical profile and a major hurdle that need to be addressed in Ethiopia to reach the desired goal of this turbulent nation guarded ever since by a ruling class of Abyssinian origin. Analytical evidences show that the strongest obstacle for [...]

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 7,750
  • Last 7 days: 58,852
  • Last 30 days: 245,489
  • Online now: 28
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com