Author Archive: Dulmane

Kooxda TPLF oo Laheshiisay Company-ga ASSECO Si Uu Ugu Xado Xogaha Computers-ka.

Kooxda TPLF oo Laheshiisay Company-ga ASSECO Si Uu Ugu Xado Xogaha Computers-ka.

Xukuumada uu khalkhalku hadheeyay ee wayaanaha ayaa dadaal dheer ugu jirta sidii ay wakhtiga usii dheeraysan lahayd si ay dadwaynaha ugu sii hayaan iqaabta isla […]

 
 

Madaxda PAFD oo Kulan Muhiim Ah Qabatay.

Madaxda PAFD oo Kulan Muhiim Ah Qabatay.

Habeenimadii xalay oo Sabti ¬†ahayd waxaa kulan howleed isuguyimid gudida fulinta ee ururka PAFD kaas oo ay kumidaysan yihiin shan urur oo mucaarad ku ah […]

 
 

Abay-Woldu oo Laga Hor Istaagay Galitaanka Gobolka Walqayet & Xiisad Halkaas Kadhalatay.

Abay-Woldu oo Laga Hor Istaagay Galitaanka Gobolka Walqayet & Xiisad Halkaas Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka ay colaaduhu kataagan yihiin ee Walqayet ee ay isku haystaan qoomiyadaha Tigree iyo Axmaada ayaa sheegaya in xiisadii ay cirka […]

 
 

Kooxda TPLF oo Colaad Cusub Kahurisay Xuduuda Oromia & Gambella.

Kooxda TPLF oo Colaad Cusub Kahurisay Xuduuda Oromia & Gambella.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda dheer ee udhaxaysa Gobolada Oromia iyo Gambella ayaa sheegaya in halkaas ay kabilaabatay colaad cusub oo u dhaxaysa labada qoomiyadood […]

 
 

Iskuulada Itoobiya oo Dhaqaale La’aan Looxidhayo & Malaayiin Lacag Ah oo Dacaayada Ay U Adeegsadaan.

Iskuulada Itoobiya oo Dhaqaale La’aan Looxidhayo & Malaayiin Lacag Ah oo Dacaayada Ay U Adeegsadaan.

Sida aan lawada socono waxaa guud ahaan gayiga ay kooxda TPLF maamusho ee Itoobiya kataagan abaaro aan noocaadaa dhawaan la arag oo saameeyay dhamaan dadwaynaha […]

 
 

Khilaaf Cusub oo Sookala Dhex Galay TPLF & Hailemariam Desaleng.

Khilaaf Cusub oo Sookala Dhex Galay TPLF & Hailemariam Desaleng.

Wararka aan kahelayno wadanka Itoobiya ayaa sheegaya khalaaf xoogan oo mar kale ka aloosan qoomiyada Tigreega iyo raysal wasaaraha maqaar saarka ah ee Itoobiya Hailemariam […]

 
 

Amnesty Internional oo Warbixin Sanadeedkeedii Ku Cadaysay Dhibka Itoobiya Kajira.

Amnesty Internional oo Warbixin Sanadeedkeedii Ku Cadaysay Dhibka Itoobiya Kajira.

Hay’ada caalamagi ah ee xuquuqda aadamaha udooda ee Amnesty Internional ayaa maalin nimadii shalay oo Arbaco ahayd soosaartay warbixin teedii sanab laha ahayd oo aad […]

 
 

Kooxda TPLF oo Dambiilayaal Xabsiga Kasiidaysay & Xiisad Xun oo Kadhalatay.

Kooxda TPLF oo Dambiilayaal Xabsiga Kasiidaysay & Xiisad Xun oo Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu siibatay kala shakigii kadib markay kooxda TPLF xabsiga kasii daysay […]

 
 

Deg Deg: Xaakimkii Maxkamada Gobolka Gonder oo La Afduubay & Xiisada oo Meel Xun Gaadhay.

Deg Deg: Xaakimkii Maxkamada Gobolka Gonder oo La Afduubay & Xiisada oo Meel Xun Gaadhay.

War dag dag ah oo hada soo gaadhay qaybta warqabadka ee Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa sheegaya in ay xiisadii ugu xumayd abid kabilaabatay magaalada […]

 
 

Kooxda TPLF oo Mas’uul Gobolka Xabashida Ah Sun Kudilay & Xiisad Halkaas Kataagan.

Kooxda TPLF oo Mas’uul Gobolka Xabashida Ah Sun Kudilay & Xiisad Halkaas Kataagan.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Walqayet ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in xiisad xuni ay kataagantahay kadib markay kooxda TPLF sunaysay mid kamid ah mas’uuliyiinta […]

 
 

Dowlada Ingiriiska oo Sheegtay In Ay Ceeb Kutahay Caawinta Itoobiya.

Dowlada Ingiriiska oo Sheegtay In Ay Ceeb Kutahay Caawinta Itoobiya.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada ee wadanka Ingiriiska oo warbaahinta lahadlayay ayaa sheegay in ay khalad tahay in dowladiisu ay caawiso xukuumada wayaanaha oo uu kusheegay […]

 
 

Qiimaha Hubka oo Itoobiya Kagaadhay Meeshii Ugu Saraysay & Shacabka oo Wada Hubaysan.

Qiimaha Hubka oo Itoobiya Kagaadhay Meeshii Ugu Saraysay & Shacabka oo Wada Hubaysan.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in iibka hubku uu marayo meeshii ugu saraysay ee abid uu gaadho hubka noocyadiisa kala duwan […]

 
 

Boqolaal Dad Ah oo Lagu Xidhay Dirdhabe & Xiisad Halkaas Kataagan.

Boqolaal Dad Ah oo Lagu Xidhay Dirdhabe & Xiisad Halkaas Kataagan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Dirdabe oo xarun u ah waxa loogu yeedho ismaamulka Dirdabe ayaa sheegaya in xabsiyada magaalada lootaxaabay dad wayne aad ubadan […]

 
 

Dagaaladii Udhaxeeyay Labada Dabaqoodhi oo Xuduuda Ogadenia & Oromia Ka Holcaya.

Dagaaladii Udhaxeeyay Labada Dabaqoodhi oo Xuduuda Ogadenia & Oromia Ka Holcaya.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda Ogadenia iyo Oromia ayaa sheegaya in ay dagaaladii udhaxeeyay labada Dabaqoodhi siikaraar qaateen, dagaaladan oo hurintoota iyo hulaaqin toodaba ay […]

 
 

Itoobiya oo Kumanaan Ciidan Ah Dhoobtay Xuduuda Sudan & Xiisad Halkaas Laga Dareemayo

Itoobiya oo Kumanaan Ciidan Ah Dhoobtay Xuduuda Sudan & Xiisad Halkaas Laga Dareemayo

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda Itoobiya iyo wadanka koonfurta Sudan ayaa sheegaya in ciidamada wayaanaha oo kumanaan ah ladhoobay deegaanada kuxeeran xuduuda ee Gobolka Gambella. […]

 
 

Maalinta Xasuuqa Ogadenia Oo Gaarissa Laga Xusay.

Maalinta Xasuuqa Ogadenia Oo Gaarissa Laga Xusay.

Maanta oo ahayd maalin nimo Axad ah waxaa magaalada Gaarissa ee xarunta Gobolka woqooyi bari Kenya ka qabsoomay xaflad wayn oo lagu xusayay maalinta xasuuqa […]

 
 

Shirkii OYSU Dhagaxlay oo Si Guul ah ku soo Dhamaaday.

Shirkii OYSU Dhagaxlay oo Si Guul ah ku soo Dhamaaday.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 19/2/17 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha ururka […]

 
 

Taliska Wayaanaha & Shirkadaha Shisheeye oo Gorada Iskula Jira Sababta.

Taliska Wayaanaha & Shirkadaha Shisheeye oo Gorada Iskula Jira Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheeegaya in ay goroda iskula jiraan xukuumada wayaanaha iyo shirkadihii shisheeye ee wadanka […]

 
 

Boqolaal Ciidanka Wayaanaha Ah oo Laxidhay & Xiisad Cusub oo Kacsan.

Boqolaal Ciidanka Wayaanaha Ah oo Laxidhay & Xiisad Cusub oo Kacsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Shewa Robit ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya boqolaal katirsanaa ciidamada wayaanaha oo xabsiga ladhigay. Sida warku sheegayo taliska ciidanka wayaanaha […]

 
 

Shirkii Faraca Iftin Xagardheere oo Nabad Kusoo Dhamaaday.

Shirkii Faraca Iftin Xagardheere oo Nabad Kusoo Dhamaaday.

Maanta ooy taariikhdu kubeegantahay 18/2/17 waxaa Xerada Qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi ka qabsoomay shirkii faraca Iftin ee kahowlgala xerada Xagardheere. Shirka oo furmay abaare […]