Author Archive: Dulmane

Shirwaynihii OPDO oo Sooxidhmay & Go’aamo Kasoo Baxay.

Shirwaynihii OPDO oo Sooxidhmay & Go’aamo Kasoo Baxay.

Waxaa goor dhawayto oo maanta ah soo gabagaboobay shirwaynihii 9aad ee ururka talada wadanka Itoobiya haya ee OPDO lagumagacaabi jiray, kaas oo baryihii lasoo dhaafay […]

 
 

Ciidanka Amniga Itoobiya oo Sheegay In Ay Qulqulatooyinka Wax Kaqaban Doonaan.

Ciidanka Amniga Itoobiya oo Sheegay In Ay Qulqulatooyinka Wax Kaqaban Doonaan.

War qoraal ah oo ay soosaareen ciidamada amaanka ee Itoobiya ayaa lagusheegay in ay talaabo qaadi doonaan si ay wax uga qabtaan xaaladaha marba marka […]

 
 

Deg Deg: Kacdoon Shacab oo Kabilowday Magaalada Arbaminj.

SONY DSC

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Arbaminj ee Gobolka Koonfurta shucuubta Itoobiya ayaa sheegaya qalalaase iyo xasilooni daro halkaas kasocota. Isla markaana sababtay barokac xoogan. Sida […]

 
 

Maqaal: Maxaad Kala Socotaa Xaalada Xabsiga Ciqaabta Ee Godey?

Maqaal: Maxaad Kala Socotaa Xaalada Xabsiga Ciqaabta Ee Godey?

Magaalada Goday ee xarunta Gobolka Shabeelle waxaa kuyaala xabsi wayn oo Dhibaato qarsoon ay wali kajirto. Jeelka ku caan baxay ciqaabta ee magaalada Godey muxuu […]

 
 

Afduub Xoogan oo Kadhacay Shucuubta Koonfurta Itoobiya.

Afduub Xoogan oo Kadhacay Shucuubta Koonfurta Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya ayaa sheegaya qalalaase iyo xasilooni daro cirka isku shareertay kadib markii ciidamada deegaanku ay bilaabeen dhac […]

 
 

Kulan Dhinaca Isgaadhsiinta Ah oo Dhexmaray 12 Urur oo JWXO Ay Kujirto.

Kulan Dhinaca Isgaadhsiinta Ah oo Dhexmaray 12 Urur oo JWXO Ay Kujirto.

Waxaa habeenimadii xalay oo Khamiis ahayd khadka isgaadhsiinta kuqabsoomay kulan muhiim ah oo dhex maray madax kasocotay 12 urur oo ay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya […]

 
 

Saraakiil Katirsan Ciidanka Kahor Taga Masiibooyinka Itoobiya oo Xilalkii Laga Qaaday.

Saraakiil Katirsan Ciidanka Kahor Taga Masiibooyinka Itoobiya oo Xilalkii Laga Qaaday.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in xilalkoodii laga xayuubiyay Taliyihii ciidanka masiibooyinka kahortaga iyo kuxigeenkiisii, kuwaas oo wareegtada xilka qaadistu ay soogaadhay […]

 
 

Xuduuda Itoobiya & Eritrea oo Ciidamadii Laga Kala Qaaday.

Xuduuda Itoobiya & Eritrea oo Ciidamadii Laga Kala Qaaday.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda wadamada Itoobiya iyo Eritrea ayaa sheegaya saansaan nabadeed oo halkaas kamuuqata kadib markii lakala qaaday ciidamadii mudada dheer halkaas isku […]

 
 

Shir Amni oo Maqale Kadhacay & Madaxwaynaha Itoobiya oo Ka Qayb galay.

Shir Amni oo Maqale Kadhacay & Madaxwaynaha Itoobiya oo Ka Qayb galay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in lasoo gabagabeeyay shir amaanka wadanka lagu qiimaynayay isla markaana ladoonayay in xal […]

 
 

Waftiga Isbahaysiga SCF oo Maanta Gaadhay Gobolka Shiniile.

Waftiga Isbahaysiga SCF oo Maanta Gaadhay Gobolka Shiniile.

Waftiga Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xoriyada SCF oo baryihii lasoo dhaafay kusugnaa magaalada Dirdhabe ayaa maanta u anbabaxay Dagmooyinka Gobolka Shiniile (Siti) ee woqooyi galbeed Ogadenia. […]

 
 

Madax Katirsan JWXO oo Deegaano Shabeelle Katirsan Lagusoo Dhaweeyay.

Madax Katirsan JWXO oo Deegaano Shabeelle Katirsan Lagusoo Dhaweeyay.

Madax katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia oo indhawaalaba socdaalo xidhiidh ah ku galaa baxayay wadanka Ogadenia ayaa maalin nimadii shalay oo Isniin ahayd lagusoo dhaweeyay […]

 
 

Kulankii EPRDF oo Dhamaaday & Kala Aragti Duwanaansho Kamuuqda.

Kulankii EPRDF oo Dhamaaday & Kala Aragti Duwanaansho Kamuuqda.

Waxaa magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya kusoo gabagaboobay shir ay yeesheen ururka EPRDF ee talada wadanka Itoobiya hayay 27dii sano ee lasoo dhaafay. […]

 
 

Jabhadaha OLF & OFC oo Addis Ababa Heshiis Kuwada Sixiixday.

Jabhadaha OLF & OFC oo Addis Ababa Heshiis Kuwada Sixiixday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in ay heshiis kukala sixiixdeen labada Jabhadood ee OLF iyo OFC, kuwaas […]

 
 

Hay’ada UNHCR oo Kawalaacsan Barakacayaasha Itoobiya Kusugan.

Hay’ada UNHCR oo Kawalaacsan Barakacayaasha Itoobiya Kusugan.

War qoraal ah oo ay soosaartay Hay’ada Qaramada Midoobay uqaabilsan qoxootiga Aduunka ee UNHCR, ayaa lagu sheegay in qoxooti badan oo Itoobiyaan ah ay kudhibaataysan […]

 
 

Saraakiil JWXO Katirsan oo Shirar Waawayn Kuqabtay Garbo iyo Dhagaxmadow.

Saraakiil JWXO Katirsan oo Shirar Waawayn Kuqabtay Garbo iyo Dhagaxmadow.

Waxaa gudaha wadanka Ogadenia todobaadadan kasocday shirar waawayn oo ay qabanayaan saraakiil katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO, shirarkaas oo looqabanayo shacabka Soomaaliyeed ee Ogadenia […]

 
 

Xafiis Loogu Talagalay Qurba-joogta oo Addis Ababa Laga Furayo.

Xafiis Loogu Talagalay Qurba-joogta oo Addis Ababa Laga Furayo.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in maamulka Abiy Axmed uu yagleelayo hay’ad cusub oo kashaqayn doonta arimaha […]

 
 

Jabhada ADM oo Lagusoo Dhaweeyay Gobolka Axmaarada.

Jabhada ADM oo Lagusoo Dhaweeyay Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in maalinimadii shalay siwayn loogu soo dhaweeyay Gobolka xubno kasocday Ururka Amhara Democratic Movnment […]

 
 

Wafti Kasocda Jabhada Ginbot 7 oo Maanta Addis Ababa Gaadhaya.

Wafti Kasocda Jabhada Ginbot 7 oo Maanta Addis Ababa Gaadhaya.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in magaalada ay kasocoto qaban qaabo wayn oo loogu diyaar garoobayo soodhawaynta […]

 
 

Bayaan Canbaarayn Ah oo Kasoo Baxay Dhalinta Gobolka Sidama Ejjeetto.

Bayaan Canbaarayn Ah oo Kasoo Baxay Dhalinta Gobolka Sidama Ejjeetto.

Bayaan kasoo baxay Ururka Dhalinyarada ee Gobolka Sidama oo lagumagacaabo Ejjeetto ayaa siwayn loogu canbaareeyay amaan xumada baahsan ee kajirta guud ahaan Gobolka Shucuubta Koonfureed […]

 
 

Deg Deg: Kulan Heersare Ah oo Hada Kusoo Gabagaboobay Addis Ababa.

Deg Deg: Kulan Heersare Ah oo Hada Kusoo Gabagaboobay Addis Ababa.

Waxaa hada magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya kusoo dhamaaday kulan heer sare ah oo ay yeesheen saraakiil sarsare oo katirsan dowlada Itoobiya iyo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay