Author Archive: Dulmane

Warar Goos goos ah oo Ogadenia Ka Imaanaya.

Warar Goos goos ah oo Ogadenia Ka Imaanaya.

Ciidanka Gumaysiga Ethiopia ee wadanka ogadenia u jooga dabar gaynta dadka shacabka ah ee aan Waxba galabsanin ayaa lagu soo waramayaa in ay aaseen ceel […]

 
 

Cadaadiska uu Gumaysigu Kuhayo Shacabka S. Ogadenya oo Siibadanaya.

Cadaadiska uu Gumaysigu Kuhayo Shacabka S. Ogadenya oo Siibadanaya.

Ciidanka Gumaysiga Ethiopia ee wadanka ogadenia u jooga dabar gaynta dadka shacabka ah een Waxba galabsanin ayaa lagu soo waramayaa in ay aaseen ceel biyood […]

 
 

Dagaal Kadhacay Fiqi-Haaruun oo Ciidanka Cadawga Lagu Naafeeyay. .

Dagaal Kadhacay Fiqi-Haaruun oo Ciidanka Cadawga Lagu Naafeeyay. .

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Gunagado ee Gobolka Jarar ayaa ka warbixinaya dagaal culus oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa gumaysiga Ethiopia ku dhexmaray […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Dhibaateeyay Shacabka Somalida Ogadenya.

Ciidanka Woyaanaha oo Dhibaateeyay Shacabka Somalida Ogadenya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ( JWXO ) ayaa ka warbixinaya tacadiyadii ugu dambeeyay ee […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Tuulada Nusdariiq Gubay.

Ciidanka Gumaysiga oo Tuulada Nusdariiq Gubay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa sheegaya dhibaatooyin baahsan ooy ciidamada Hawaarintu kuhayaan dadka […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Muwaadin Ku Dhibaateeyay Degmada Farmadow.

Ciidanka Wayaanaha oo Muwaadin Ku Dhibaateeyay Degmada Farmadow.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya inay ciidanka wayaanahu si waxshinimo leh ula dhaqmeen muwaadin u dhashay […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Shacabka Garbo Dhibaatooyin Badan Kuhaya.

Ciidanka Gumaysiga oo Shacabka Garbo Dhibaatooyin Badan Kuhaya.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob ayaa sheegaya dhibaatooyin aad u badan ooy ciidamada gumaysigu ku hayaan dadka ku dhaqan deegaanada hoostaga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay