Author Archive: Dulmane

Waftiga JWXO Ee Gobolka Erar oo Odayaasha & Culimada Lakulmay.

Waftiga JWXO Ee Gobolka Erar oo Odayaasha & Culimada Lakulmay.

Waftiga Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Gobolka Erar ayaa wada abaabul aad ubalaadhan iyagoo kulamo lasameeyay qaybaha kala duwan ee bulshada Gobolka kudhaqan. Waftiga […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia Ee Kenya oo Taageertay Go’aankii JWXO.

Jaaliyada Ogadenia Ee Kenya oo Taageertay Go’aankii JWXO.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 6/1/19 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee Deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay Shir aad muhiin u ah oo uqabsoomay maamulada faracyda […]

 
 

Halgame Teerso & Waftigiisii oo Abaabul Kabilaabay Shabeelle & Afdheer.

Halgame Teerso & Waftigiisii oo Abaabul Kabilaabay Shabeelle & Afdheer.

Wafti kasocda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO oo kuwajahan Gobolka Afdheer ee wadanka Ogadenia ayaa shirar abaabul ah kuqabtay Koonfurta Gobolka Shabeelle. Waftiga JWXO oo […]

 
 

Wafti Kasocday JWXO oo Xudur-ayle Lagusoo Dhaweeyay.

Wafti Kasocday JWXO oo Xudur-ayle Lagusoo Dhaweeyay.

Waxaa hada Tuulada Cadalay (Xudur-ayle) oo Dagmada Ceel-ogaadeen ee Gobolka Qoraxay katirsan kasocda xaflad soodhawayn ah oo dadka Tuuladu ay usameeyeen wafti balaadhan oo JWXO […]

 
 

Shir Heer Sare Ah oo Addis Ababa Kadhacay & JWXO oo Kaqayb Gashay.

Shir Heer Sare Ah oo Addis Ababa Kadhacay & JWXO oo Kaqayb Gashay.

Maanta oo Sabti ahayd waxaa magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya kafurmay Shir balaadhan oo lagaga hadlayay nabad galiyada iyo dib uheshiisiinta wadanka iyo […]

 
 

Wattigii JWXO Ee Gobolka Erar oo Tuulada Cows-macaan Lagusoo Dhaweeyay.

Wattigii JWXO Ee Gobolka Erar oo Tuulada Cows-macaan Lagusoo Dhaweeyay.

Waxaa Tuulada Cows-macaan oo Dagmada Fiiq ee xarunta Gobolka Erar katirsan socdaal howleed kutagay wafti katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO oo todobaadkan Gobolka Erar […]

 
 

Wafti Balaadhan oo JWXO Katirsan oo Gaadhay Magaalada Dirdhebe.

Wafti Balaadhan oo JWXO Katirsan oo Gaadhay Magaalada Dirdhebe.

Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ka amba baxay wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO […]

 
 

Maqaal: Mabda’a JWXO Waa Guusha Shacabkeena By C/lahi C/ Ibraahim.

Maqaal: Mabda’a JWXO Waa Guusha Shacabkeena By C/lahi C/ Ibraahim.

Hirgalinta Heshiiska Ay ONLF lagashay Ethiopia waa masuuliyad wada Saaran labada dhinac. Inkastoo ay ahaayeen Dadkii majaraha u hayay Ethiopia 27kii sano ee lasoo dhaafay, […]

 
 

Ururka Culimada Ogadenia UCSO oo Gobolka Nogob Howlo Kawada.

Ururka Culimada Ogadenia UCSO oo Gobolka Nogob Howlo Kawada.

Gudiga Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia UCSO ee kusugan wadanka Ogadenia ayaa maalmihii lasoo dhaafay abaabulo iyo kulamo aad ubadan kawaday qaybo kamid ah wadanka Ogadenia. […]

 
 

Maqaal: Ka Runsheegida Nolashu Ma’aha Mid Kubaal Marinaysa Xaqiiqda, By C/lahi C/ Ibraahim.

Maqaal: Ka Runsheegida Nolashu Ma’aha Mid Kubaal Marinaysa Xaqiiqda, By C/lahi C/ Ibraahim.

Ka Runsheegida waayaha Noloshu ma aha mid ku baal marinkarta xaqiiqada dhabta ah Biyo meel Godan ayay isagu yimaadaan! Halganka shacabkeena Soomaalida OGADENIA wuxuu soo […]

 
 

Duqa Magaalada Dirdhebe oo Waftiga Isbahaysiga SCF Casho Sharaf Usameeyay.

Duqa Magaalada Dirdhebe oo Waftiga Isbahaysiga SCF Casho Sharaf Usameeyay.

Duqa magaalada Dirdhebe ee Gobolka Siti ayaa habeenimadan caawa ah casho sharaf usameeyay Waftigii Isbahaysiga SCF iyo qaar kamid ah Beelaha Soomaaliyeed. Duqa magaalada Dirdhebe […]

 
 

Waftigii Isbahaysiga SCF oo Kulamo Muhiim Ah Kuqabtay Dirdhebe.

Waftigii Isbahaysiga SCF oo Kulamo Muhiim Ah Kuqabtay Dirdhebe.

Waxaa si habsami ah magaalada Dirdhebe uga socda kulamo aan kala joogsi lahayn oo waftiga Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xoriyada SCF ay layeelanayaan dadwaynaha kudhaqan magaalada […]

 
 

Xoghayaha Guud Ee JWXO oo Shir Jaraa’id Jigjiga Ku Qabtay.

Xoghayaha Guud Ee JWXO oo Shir Jaraa’id Jigjiga Ku Qabtay.

Waxaa maanta magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan Shir jaraa’id kuqabtay Xoghayaha Guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia mudane Cabdiraxmaan Sh Mahdi (Maaday). Halgame Cabdiraxmaan […]

 
 

Waftigii Isbahaysiga SCF Ee Gobolka Siti oo Howlo Badan Qabtay.

Waftigii Isbahaysiga SCF Ee Gobolka Siti oo Howlo Badan Qabtay.

Waxaa maalmahan magaalada Dirdhebe ee Gobolka Siti kusugnaa wafti balaadhan oo kasocday Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xoriyada (SCF). Waftiga oo isugu jiray labada urur ee Isbahaysiga […]

 
 

Sh Maxamed Baaruud oo ONA Uga Waramay Waxqabadkii UCSO.

Sh Maxamed Baaruud oo ONA Uga Waramay Waxqabadkii UCSO.

Gudoomiyaha Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia qaybta wadanka Ogadenia kusugan, Sheekh Maxamed Axmed Baaruud ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA. Sheekh Baaruud […]

 
 

Waftigii JWXO Ee Gobolka Nogob oo Cayuun Lagusoo Dhaweeyay.

Waftigii JWXO Ee Gobolka Nogob oo Cayuun Lagusoo Dhaweeyay.

Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ee Gobolka Nogob oo baryahan howlo muhiim ah Gobolka kawaday ayaa saaka xaflad soodhawayn ah loogu qabtay Dagmada Cayuun ee […]

 
 

Xoghayaha Golaha Dhexe Ee JWXO oo Shir Jaraa’id Qabtay Waxbadan Ka warbixiyay.

Xoghayaha Golaha Dhexe Ee JWXO oo Shir Jaraa’id Qabtay Waxbadan Ka warbixiyay.

Xoghayaha Golaha Dhexe ee JWXO mudane Maxamed Shariif Cumar oo Shir jaraa’id kuqabtay magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ayaa iftiimiyay arimo aad ubadan oo […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia Ee UK oo Jigjiga Shir Kuyeeshay.

Jaaliyada Ogadenia Ee UK oo Jigjiga Shir Kuyeeshay.

Waxaa kulan balaadhan isugu yimid Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee dalka UK, ee kusugan magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan. Xubnaha Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee wadanka […]

 
 

Howl-wadeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Kulmay.

Howl-wadeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Kulmay.

Waxaa galabta oo Sabti ah kulan muhiim ah isugu yimid bahda Warfaafinta JWXO qaybta magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan kusugan. Kulankan oo ahaa mid […]

 
 

Shirkii Faraca Midnimo oo Dhagaxlay Kaqabsoomay.

Shirkii Faraca Midnimo oo Dhagaxlay Kaqabsoomay.

Maalinnimadii shalay oo Jumce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 28/12/18 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee Deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay Shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen dad […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay