Maqaal: Kala Miiro Waayadan By C/lahi Cabdi Ibraahim.
Nidaamka waafaqsan habsami usocdka Noloshu wuxuu salka ku hayaa tiirar Dhawr ah:- 1-kalsooni la Isku qabo, islamarkaasina jawiga baxnaanintuna uu ka shaqayn karo madasha waayaha […]
Nidaamka waafaqsan habsami usocdka Noloshu wuxuu salka ku hayaa tiirar Dhawr ah:- 1-kalsooni la Isku qabo, islamarkaasina jawiga baxnaanintuna uu ka shaqayn karo madasha waayaha […]
/ Maqaalo /
Gudiyada iskudhafka ah ee dib uhabaynta ciidamada Jabhada ONLF iyo kuwa Deegaanka Soomaalida ayaa maanta Shir balaadhan isugu yimid xarunta madaxtooyada ee magaalada Jigjiga. Gudiga […]
/ Warar /
Waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee Deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay Shirkii caadiga ahaa ee faraca Midnimo oo kamid ah Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Kenya. Kulankan oo ahaa […]
/ Warar /
Waxaa hada xarunta madaxtooyada ee magaalada Jigjiga kasocda kulan balaadhan oo u dhaxeeya madax katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO iyo qaar kamid ah Golaha […]
/ Warar /
Waxaa hada xarunta madaxtooyada ee magaalada Jigjiga kusoo dhamaaday kulan aad muhiim u ah oo dhexmaray madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo madaxda dowlada Deegaanka […]
/ Warar /
Maamulka Gobolka Doollo ee xafiiska Jabhada ONLF oo kormeer kutagay Tuulada Qamuuda ee Dagmada Lehelow ayaa shaqo muhiim ah oo halgan kasoo qabtay halkaas. Maamulka […]
/ Warar /
Waxaa magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay soo gaadhay Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia OYSU ee wadanka Ogadenia mudane Cumar Sooya oo howlo […]
/ Warar /
Waxaa saaka nabad ku waabariisatay magaalada Jigjiga oo labadii bari ee lasoo dhaafay woxoogaa shucuur ah ay kajirtay. Dadka shacabka ah ee ku dhaqan guud […]
/ Warar /
Ideecada Caalamiga ah ee Radio France ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya layeelatay xoghayaha Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO mudane Maxamed Shariif Cumar. […]
/ Warar /
Waxaa si guul ah kusoo dhamaaday socdaalkii dheeree ee waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Gobolka Afdheer, kuwaas oo todobaadadii lasoo dhaafay howlo abaabul […]
/ Warar /
Waxaa galabta kulan balaadhan isugu yimid qaar kamid ah dhalinta ururka OYSU ee kusugan magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan, kuwaas oo indhawaalaba kusugnaa magaalada […]
/ Warar /
Waftigii JWXO ee Gobolka Afdheer oo indhawaalaba howlo abaabul ah kawaday qaybaha kala duwan ee Gobolka Afdheer ayaa maanta soogaadhay magaalada Gabal oo katirsan Gobolka […]
/ Warar /
Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Gobolka Jarar ayaa socdaal dheer oo abaabul ah kusoo maray qaar kamid ah Tuulooyinka Gobolka Jarar. Waftiga JWXO […]
/ Warar /
Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Gobolka Afdheer ayaa maanta siwayn loogu soodhaweeyay Dagmada Godgod ee Gobolka Afdheer. Waftigan oo indhawaalaba galaa baxayay Gobolka […]
/ Warar /
Waxaa Dagmada Qooxle ee Gobolka Afdheer gaadhay waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee indhawaalaba howlaha kawada Gobolka Afdheer. Waftigan oo uu hogaaminayo Mudane Cabdiraxmaan […]
/ Warar /
Waxaa hada Hotel Istanbul oo kuyaala badhtamaha magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan kusoo gabagaboobay Shir muhiim ah oo udhexeeyay madaxda JWXO iyo Kaadirka JWXO […]
/ Warar /
Waxaa hada Dagmada Baareey ee Gobolka Afdheer gaadhay si wayna loogu soodhaweeyay waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Gobolka Afdheer. Waftigan oo uu hogaaminayo […]
/ Warar /
Wufuud ka socota Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa bilaabay 31kii December 2018 socdaal hawleed ay ku marayaan guud ahaan goblada iyo degmooyinka dalka. Ujeedada socdaalkaa […]
/ Warar /
Waxaa si nabad ah kusoo gaba gaboobay kulamo xidhiidh ah oo waftiga JWXO ee Gobolka Erar ay kawadeen Dagmada Salaxaad iyo deegaanada hoos yimaada. Waftiga […]
/ Warar /
Waxaa hada Dagmada Dhagaxmadow ee Gobolka Jarar kasocda Shir balaadhan oo ay wafti katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO uqabteen shacabka kudhaqan Dagmada Dhagaxmadow. Waftiga […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)