Author Archive: Dulmane

Budhcad Adeegsanaysay Magaca Dhalinta Oromada oo Laqaqabta.

Budhcad Adeegsanaysay Magaca Dhalinta Oromada oo Laqaqabta.

Booliiska wadanka Itoobiya ayaa lasheegayaa in ay gacanta kusoo dhigeen 171 dhalinyaro ah oo fadqalalo iyo xasilooni daro kawaday gudaha wadanka. Sida xogta aan kuhelayno […]

 
 

Sanadguuradii 34aad Ee JWXO oo Xagardheere Lagu Dhigay & Mas’uuliyiin Kenyan Ah oo Kasoo Qayb Galay.

Sanadguuradii 34aad Ee JWXO oo Xagardheere Lagu Dhigay & Mas’uuliyiin Kenyan Ah oo Kasoo Qayb Galay.

Waxaa hada si habsami leh kusoo dhamaaday xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay sanadguurada 34aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO, waxayna xafladu […]

 
 

Madaxwaynaha Eritrea oo Itoobiya Usocda & Warar Gobolka Axmaarada Kusaabsan.

Madaxwaynaha Eritrea oo Itoobiya Usocda & Warar Gobolka Axmaarada Kusaabsan.

Madaxwaynaha Eritrea Isayas Afewark ayaa lasheegay in uu booqosho kutagayo Gobolka Axmaarada, taas oo noqon doonta booqashadii labaad ee mudo yar uu kutago wadanka ay […]

 
 

Daganaansho La’aan Lagasoo Sheegayo Magaalada Addis Ababa & Amaanka oo La Adkaynayo.

Daganaansho La’aan Lagasoo Sheegayo Magaalada Addis Ababa & Amaanka oo La Adkaynayo.

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in amaanxumo badan laga dareemayo magaalada Addis Ababa iyo nawaaxigeeda, halkaas oo sida […]

 
 

Kulan Muhiim Ah oo Maanta Xagardheere Kaqabsoomay.

Kulan Muhiim Ah oo Maanta Xagardheere Kaqabsoomay.

Maanta oo Sabti ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 18/8/18 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi kaqabsoomay kulan muhiim ah oo faraca Iftin uu uqabtay bulshada […]

 
 

Deg Deg: Waftigii JWXO Ee Addis Ababa oo Odayaal & Siyaasiyiin Lakulmay.

Deg Deg: Waftigii JWXO Ee Addis Ababa oo Odayaal & Siyaasiyiin Lakulmay.

Waftiga Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee magaalada Addis Ababa kusugan oo kulamo xidhiidh ah todobaadkan kujiray ayaa lakulmay siyaasiyiin caan ah iyo waliba qaybo […]

 
 

45 Kamid Ah Ciidamada Nabad-sugida Itoobiya oo Lagasiidaayay Xabsiga Maqale.

45 Kamid Ah Ciidamada Nabad-sugida Itoobiya oo Lagasiidaayay Xabsiga Maqale.

Waxaa xabsiga magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey lagasiidaayay 45 kamid ah ciidamada nabad-sugida Itoobiya, kuwaas oo maalmo kahor lagu qabtay garoonka dayuuradaha ee magaalada […]

 
 

Itoobiya oo Khaati Kataagan Mudaharaadadii Ay Fasaxday.

Itoobiya oo Khaati Kataagan Mudaharaadadii Ay Fasaxday.

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in ay sare ukaceen dibad baxyada ay dadwaynuhu kumuujinayaan rabitaankooda iyo diidmadooda, kuwaas […]

 
 

Shir Mucaaradka Itoobiya Ay Addis Ababa Kulahaayeen oo Burburay.

Shir Mucaaradka Itoobiya Ay Addis Ababa Kulahaayeen oo Burburay.

Waxaa magaalada Addis Ababa lagu qabtay shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen in kabadan 50 urur oo mucaarad ah kuwaas oo aan hada kahor […]

 
 

Maxaabiis Siyaasadeed oo Wali Gobolka Tigrey Kuxidhan.

Maxaabiis Siyaasadeed oo Wali Gobolka Tigrey Kuxidhan.

Waxaa wali xabsiyada Gobolka Tigrey ee Woqooyiga Itoobiya kujira dad maxaabiis ah oo mudo dheer uxidhnaa maamulkii wayaanaha ee talada wadanka laga faromaroojiyay iyo maamulka […]

 
 

Xuska Sanadguuradii JWXO oo Dhagaxlay Lagu Qabtay.

Xuska Sanadguuradii JWXO  oo Dhagaxlay Lagu Qabtay.

Maanta oo Khamiis ah taariikhduna ay kubeegantahay 16/8/18 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay laga xusay sanadguuradii 34 aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya […]

 
 

Hakad Kuyimid Garoonka Diyaaradaha Ee Addis Ababa, Sababta.

Hakad Kuyimid Garoonka Diyaaradaha Ee Addis Ababa, Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa sheegaya in uu habeenimadii xalay xaninmay garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa, wuxuuna gabi […]

 
 

Hay’ada Unicefe oo Kawalaacsan Xaalada Ciyaalka Itoobiya.

Hay’ada Unicefe oo Kawalaacsan Xaalada Ciyaalka Itoobiya.

Warbixin dheer oo ay soosaartay Hay’ada UNICEFE ayaa lagu sheegay in dhalaanka kudhaqan wadanka Itoobiya ay kujiraan xili adag oo hadii aan wax laga qabanin […]

 
 

Dhagayso: Mudane Cali Samire Sigad oo VOA Laanta Af-axmaariga Waraysatay.

Dhagayso: Mudane Cali Samire Sigad oo VOA Laanta Af-axmaariga Waraysatay.

Gudoomiye Kuxikeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO mudane Cali Samire Sigad ayaa waraysi dhinacyo badan taabanayay siiyay laanta Af-axmaariga ee ideecada VOA-da. Mudane Cali Samire Sigad ayaa […]

 
 

Hogaamiyihii Xabsiga Lagasiidaayay Ee Ginbot 7 oo Macluumaad Laga Dhacay Looceliyay.

Hogaamiyihii Xabsiga Lagasiidaayay Ee Ginbot 7 oo Macluumaad Laga Dhacay Looceliyay.

Raysal-wasaaraha cusub ee Itoobiya oo baryahan mashquul ku ahaa soodhawaynta siyaasiyiinta xukuumada Gumaysiga Itoobiya mucaaradka ku ahaa ayaa macluumaad badan oo laga hayay uceliyay hogaamiyihii […]

 
 

Qoomiyada Axmaarada oo Wali Dirirtii Siiwada.

Qoomiyada Axmaarada oo Wali Dirirtii Siiwada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay qaybo Gobolka kamid ah kajiraan colaado gaamuray oo udhaxeeya qabaa’ilka halkaas wada […]

 
 

Wafti Kasocda JWXO oo Addis Ababa Gaadhay, Wax Ka Ogow.

Wafti Kasocda JWXO oo Addis Ababa Gaadhay, Wax Ka Ogow.

Waxaa magaalada Addis Ababa ee caasimada wadanka Itoobiya gaadhay wafti heersare ah oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya (JWXO) kuwaas oo kadhoofay magaalada Nairobi ee […]

 
 

Xukun Deg Deg Ah oo Wadanka Ogadenia Lagu Soo Rogay.

Xukun Deg Deg Ah oo Wadanka Ogadenia Lagu Soo Rogay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadeniya ayaa sheegaya in xukuumada Gumaysiga Itoobiya ay wax xukun deg deg ah u’eg galisay wadanka la gumaysto ee Soomaalida […]

 
 

Dowlada Ingiriiska oo Beenisay In Ay Taageerto Ciidanka Layuu Police-ka.

Dowlada Ingiriiska oo Beenisay In Ay Taageerto Ciidanka Layuu Police-ka.

Dowlada Ingiriiska ayaa gaashaanka udaruurtay eedaymo kaga imaanayay hay’adaha xuquuqul insaanka iyo ururada daneeya wadanka Ogadenia kuwaas oo kusaabsanaa in ay iyagu abuureen ciidanka Layuu […]

 
 

Deg Deg: Shir Heersare Ah oo Hada Kasocda Muqdisho.

Deg Deg: Shir Heersare Ah oo Hada Kasocda Muqdisho.

Waxaa hada magaalada muqdisho ee caasimada wadanka Soomaaliya kasocda shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen siyaasiyiin. Aqoonyahan iyo wax garad ayaa hada sitoos ah […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay