Author Archive: Dulmane

Shirkii Faraca Midnimo oo Dhagaxlay Kaqabsoomay.

Shirkii Faraca Midnimo oo Dhagaxlay Kaqabsoomay.

Waxaa sinabad ah kusoo dhamaaday Shirkii caadiga ahaa ee Faraca Midnimo ee kahowl gala xerada qoxootiga Dhagaxlay ee Deegaanka Dhadhaab. Kulankan oo ahaa kii caadiga […]

 
 

Shirkii Caadiga Ahaa Ee Unugta JWXO Ee Dhagaxbuur oo Qabsoomay.

Shirkii Caadiga Ahaa Ee Unugta JWXO Ee Dhagaxbuur oo Qabsoomay.

Waxaa magaalada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar kaqabsoomay Shirkii caadiga ahaa ee Unugta JWXO ee magaalada Dhagaxduur Shirkan oo ahaa kii caadiga ahaa ee Unugta […]

 
 

Madax Katirsan JWXO & Madaxwaynaha Soomaaliya oo Addis Ababa Kukulmay.

Madax Katirsan JWXO & Madaxwaynaha Soomaaliya oo Addis Ababa Kukulmay.

Waxaa maanta Magaalada Addis Ababa kulan muhiim ah kuyeeshay madax katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Iyo Madaxwaynaha Jamhuuriyda Soomaaliya. Madaxda JWXO ee la kulmay […]

 
 

Maqaal: Hilinkastoo Lamariyaba Haygeenu Waa Guul IA By Suleebaan.

Maqaal: Hilinkastoo Lamariyaba Haygeenu Waa Guul IA By Suleebaan.

Maalmuhu way isbada socdaan, Habeen iyo Maalin waa sidoodii, Dhulkuna wali wuu Goglanyahay. Walina Kamay tagin Aduunyadu sidii aan ku Ogayn. Wajiga Cusub ee Xisbiga […]

 
 

Qaybihii Dhexe Ee Xafladii Ciidanka JWXO Lagusoo dhawaynayay oo socota.

Qaybihii Dhexe Ee Xafladii Ciidanka JWXO Lagusoo dhawaynayay oo socota.

Waxaa hada socota qaybihii Dhexe ee Xafladii lagu soodhawaynayay ciidanka JWXO Iyo guud ahaan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO. Waxaa khudbad qiimo badan soojeediyay Madaxwaynaha […]

 
 

Deg Deg: Xaflad Ciidanka JWXO Lagusoo Dhawaynayo oo Jigjiga Kasocota.

Deg Deg: Xaflad Ciidanka JWXO Lagusoo Dhawaynayo oo Jigjiga Kasocota.

Waxaa hada magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan Kasocota xaflad aad ubalaadhan oo lagu soodhawaynayo Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO oo dhawaan Soo gaadhay […]

 
 

Siminaar Heer Sare Ah oo Dhalinta OYSU Uga Furmay Jigjiga.

Siminaar Heer Sare Ah oo Dhalinta OYSU Uga Furmay Jigjiga.

Waxaa hada magaalada Jigjiga Dhalinta OYSU uga furmay siminaar ay dhalinta siinayso hay’ad caalimi ah oo uu fadhigeedu yahay wadanka Ingiriiska. Siminaarkan looqabtay Ururka Dhalinyarada […]

 
 

Ururka OYSU Faraciisa Qabridahare oo Shir Qabsaday.

Ururka OYSU Faraciisa Qabridahare oo Shir Qabsaday.

Ururka OYSU faraciisa magaalada Qabridahare ayaa maanta kulan aad ubalaadhan kuqabtay magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay. Kulankan oo ahaa mid aad muhiim u ah […]

 
 

Bahda Warfaafinta JWXO & Gudoomiyaha JWXO oo Kulmay.

Bahda Warfaafinta JWXO & Gudoomiyaha JWXO oo Kulmay.

Waxaa maanta oo Arbaco ah magaalada Jigjiga kaqabsoomay Shir ahmiyad badan lahaa oo udhexeeyay Bahda Warfaafinta JWXO iyo Gudoomiyaha JWXO Adm Maxamed Cumar Cismaan. Kulankan […]

 
 

Shir Muhiim Ah oo Addis Ababa Kaqabsoomay & JWXO oo Kaqayb Gashay.

Shir Muhiim Ah oo Addis Ababa Kaqabsoomay & JWXO oo Kaqayb Gashay.

Waxaa saaka oo Arbaco ah subixii hore magaalada Addis Ababa ka furmay Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen dhamaan Asxaabta mucaaradka ah, kuwaas oo dood […]

 
 

Madaxda JWXO oo Shir Muhiim Ah Addis Ababa Kaga Qayb Gashay.

Madaxda JWXO oo Shir Muhiim Ah Addis Ababa Kaga Qayb Gashay.

Madax katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO oo uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee JWXO Mudane Cabdiraxaan Sh Mahdi ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay […]

 
 

JWXO oo Katacsiyeesay Geeridii Kutimid Abwaan Baarleex.

JWXO oo Katacsiyeesay Geeridii Kutimid Abwaan Baarleex.

Inaa Lilaahu Wa’inaa Ileehu Raajicuun. Gudiga Fulinta ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO), Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) iyo Xubnaha Jabhada Wadaniga […]

 
 

Waftigii JWXO Ee Gobolka Jarar oo Gunagado Shir Kuqabtay.

Waftigii JWXO Ee Gobolka Jarar oo Gunagado Shir Kuqabtay.

Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Gobolka Jarar ayaa maanta oo Axad ah Shir balaadhan kuqabtay Dagmada Gunagado ee Gobolka Jarar. Waftigan oo uu […]

 
 

HWF JWXO oo Waraysi Mug Leh Siiyay Radio Xoriyo.

HWF JWXO oo Waraysi Mug Leh Siiyay Radio Xoriyo.

Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta JWXO Mudane Maxamed Ibraahim Mursal ayaa waraysi dhinacyo badan taabanayay siiyay ideecada Radio Xoriyo oo ku hadasha Af-ka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia. […]

 
 

Daawo: Madaxda JWXO oo Shir Muhiim Ah Addis Ababa Kaga Qayb Gashay.

Daawo: Madaxda JWXO oo Shir Muhiim Ah Addis Ababa Kaga Qayb Gashay.

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay shir muhiim ah oo maanta […]

 
 

Shirkii Dhalinta Hiil-qaran Ee Jigjiga oo Soo Gabagaboobay.

Shirkii Dhalinta Hiil-qaran Ee Jigjiga oo Soo Gabagaboobay.

Waxaa magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ka qabsoomay Shir aad ubalaadhan oo ay Soo abaabuleen dhalinta Too katirsan Unugta JWXO ee Gobolka Faafan. Shirkan […]

 
 

Deg Deg: Dhalinta Hiil-qaran Ee Unugta Faafan oo Hada Shir Kuqabatay Magaalada Jigjiga.

Deg Deg: Dhalinta Hiil-qaran Ee Unugta Faafan oo Hada Shir Kuqabatay Magaalada Jigjiga.

Waxaa hada gudaha magaalada Jigjiga si toos ah uga socda Shir aad ubalaadhan oo ay isugu yimaadeen dhalinta Hiil-qaran oo kamid ah Unugta JWXO ee […]

 
 

Maqaal: Hoygaaga Kadugso Dhaxanta & Qabowgaba By C/lahi C/ Ibraahim.

Maqaal: Hoygaaga Kadugso Dhaxanta & Qabowgaba By C/lahi C/ Ibraahim.

Sahal ma aha Balan burintu! Maah-maah da’wayn ayaa ahayd: “Aduun waxaa laga waraystaa Nin kaa wayn, Aakhirana waxaa lagala sheekaystaa Nin kaa Cilmi badan” Xikmaduhu […]

 
 

Waftigii JWXO Ee Gobolka Doollo oo Tuulada Babaase Lagusoo Dhaweeyay.

Waftigii JWXO Ee Gobolka Doollo oo Tuulada Babaase Lagusoo Dhaweeyay.

Waxaa Tuulada Babaase oo katirsan Dagmada Danood ee Gobolka Doollo gaadhay wafti balaadhan oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO. Waftiga Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia […]

 
 

Madaxda JWXO oo Saaka Akhrinta Qur’aanka Dhameeyay.

Madaxda JWXO oo Saaka Akhrinta Qur’aanka Dhameeyay.

Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee kusugan magaalada Jigjiga ayaa subaxnimadii saaka oo Jumce ahayd Akhriyay qur’aanka munazalka ah. Madaxda JWXO oo ah dad […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay