Author Archive: Dulmane

Madaxda JWXO oo Shir Jaraa’id Jigjiga Kuqabatay.

Madaxda JWXO oo Shir Jaraa’id Jigjiga Kuqabatay.

Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa si dagan uga jawaabtay warbixin warbaahinta SRTV ee Afka Dowlada Somali State kuhadasha lagu baahiyay. Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Waftigii JWXO Ee Gobolka Jarar Dagmada Dig Shir Kuqabtay.

Waftigii JWXO Ee Gobolka Jarar Dagmada Dig Shir Kuqabtay.

Waxaa hada Dagmada Dig ee Gobolka Jarar kasocda Shir balaadhan oo ay dadka shacabka ah uqabteen madax katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO. Waftiga Jabhada […]

 
 

War Saxaafadeed Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO).

War Saxaafadeed Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO).

Jabhada Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) January 31, 2019 Warsaxaafadeed Wadahadalkii iyo Heshiiskii dhaxmaray ONLF iyo Dawlada Fedaralka Ethiopia Waxaa ka mid ahaa in Ciidamada Jabhada […]

 
 

Waftigii JWXO Ee Gobolka Jarar oo Dig Lagusoo Dhaweeyay.

Waftigii JWXO Ee Gobolka Jarar oo Dig Lagusoo Dhaweeyay.

Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Gobolka Jarar ayaa maanta gaadhay Dagmada Dig ee Gobolka Jarar. Waftigan oo uu horkacayay Halgame Sheekh Cabdulaahi Ciraaqi […]

 
 

Waftigii JWXO Ee Gobolka Doollo oo Howlo Muhiim Ah Qabtay.

Waftigii JWXO Ee Gobolka Doollo oo Howlo Muhiim Ah Qabtay.

Waftiga Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Gobolka Doollo oo indhawaalaba waday socdaalo Abaabul iyo maamul dhisid ah ayaa qabtay howlo muhiim ah. Waftiga JWXO […]

 
 

Magaalada Jigjiga oo Saaka Dagan & Ganacsigii oo Dib Loofuray.

Magaalada Jigjiga oo Saaka Dagan & Ganacsigii oo Dib Loofuray.

Waxaa saaka Dagan magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan oo maalintii shalay ahayd uu kadhacay qalalaase aad uxoogbadan. Waxaa lafuray goobihii ganacsiga iyo guud ahaan […]

 
 

Xeerkasta Waxaa Loogu Xishaa Ama Loo Xushaa waa Sidii Looxeerin Lahaa By C/lahi C/ Ibraahim.

Xeerkasta Waxaa Loogu Xishaa Ama Loo Xushaa waa Sidii Looxeerin Lahaa By C/lahi C/ Ibraahim.

Xeerkasta waxaa loogu xiishaa Ama loo xushaa waa sidii loo xeerin lahaa! Xilgudasho la’aan kasta Waxay leedahay Abaal marinteeda ku haboon, hadii Qof uu kaa […]

 
 

Bayaan Wadajir Uga Soobaxay JWXO & Odayaasha Beesha Garxajis.

Bayaan Wadajir Uga Soobaxay JWXO & Odayaasha Beesha Garxajis.

Warsaxaafaded ay soo wada saareen Jabahdda ONLF & Guddiga Siyaasada & waxgaradka Beesha Garxajis. Jan 27, 2019 Waxaa labadii maalmood ee ugu dambaysay ku sugna […]

 
 

Shir Jaraa’id oo Ay Wada Qabteen Madaxda JWXO & Odayaasha Garxajis.

Shir Jaraa’id oo Ay Wada Qabteen Madaxda JWXO & Odayaasha Garxajis.

Waxaa galabta Shir jaraa’id magaalada Jigjiga kuwada qabtay madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Iyo Odayaasha & Siyaasiyiinta Beesha Garxajis. Dhinaca Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia […]

 
 

Gudoomiyaha OYSU Ee Ogadenia oo Maamul Cusub Jigjiga Kadhisay.

Gudoomiyaha OYSU Ee Ogadenia oo Maamul Cusub Jigjiga Kadhisay.

Waxaa hada magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan kusoo gabagaboobay Shir balaadhan oo ay yeesheen Ururka Ardayda iyo Dhalinta Soomaalida Ogadenia OYSU. Kulankan oo uu […]

 
 

Madaxda JWXO & Odayaasha Beesha Garxajis oo Shir Balaadhan Yeeshay.

Madaxda JWXO & Odayaasha Beesha Garxajis oo Shir Balaadhan Yeeshay.

Waxaa hada magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan Kasocda kulan balaadhan oo ay wada yeesheen Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO iyo odayaal Dhaqameedka Beesha […]

 
 

JWXO oo Kajawaabtay Codsigii Odayaasha Beesha Garxajis.

JWXO oo Kajawaabtay Codsigii Odayaasha Beesha Garxajis.

Waxaa magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan Soo gaadhay wafti balaadhan oo kakooban Oday dhaqameedka beesha Soomaaliyeed ee Garxajis. Oday Dhaqameedka Beesha Garxajis ayaa Marti […]

 
 

Waftigii JWXO Ee Gobolka Doollo oo Lehelow Lagusoo Dhaweeyay.

Waftigii JWXO Ee Gobolka Doollo oo Lehelow Lagusoo Dhaweeyay.

Waxaa Dagmada Lehelow ee Gobolka Doollo lagusoo dhaweeyay madax katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO, kuwaas oo indhawaalaba kusugnaa Gobolka Doollo. Xubnaha gaadhay Dagmada Lehelow […]

 
 

Maqaal: Kala Miiro Waayadan By C/lahi Cabdi Ibraahim.

Maqaal: Kala Miiro Waayadan By C/lahi Cabdi Ibraahim.

Nidaamka waafaqsan habsami usocdka Noloshu wuxuu salka ku hayaa tiirar Dhawr ah:- 1-kalsooni la Isku qabo, islamarkaasina jawiga baxnaanintuna uu ka shaqayn karo madasha waayaha […]

 
 

Gudiyo Ka kala Tirsan JWXO & Somali State oo Jir Jaraa’id Qabtay.

Gudiyo Ka kala Tirsan JWXO & Somali State oo Jir Jaraa’id Qabtay.

Gudiyada iskudhafka ah ee dib uhabaynta ciidamada Jabhada ONLF iyo kuwa Deegaanka Soomaalida ayaa maanta Shir balaadhan isugu yimid xarunta madaxtooyada ee magaalada Jigjiga. Gudiga […]

 
 

Faraca Midnimo oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Faraca Midnimo oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee Deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay Shirkii caadiga ahaa ee faraca Midnimo oo kamid ah Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Kenya. Kulankan oo ahaa […]

 
 

Kulan Balaadhan oo Hada Madaxda JWXO & Kuwa Somali State Usocda.

Kulan Balaadhan oo Hada Madaxda JWXO & Kuwa Somali State Usocda.

Waxaa hada xarunta madaxtooyada ee magaalada Jigjiga kasocda kulan balaadhan oo u dhaxeeya madax katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO iyo qaar kamid ah Golaha […]

 
 

Shir Muhiim Ah oo Dhexmaray Madaxda JWXO & Madaxda Somali State.

Shir Muhiim Ah oo Dhexmaray Madaxda JWXO & Madaxda Somali State.

Waxaa hada xarunta madaxtooyada ee magaalada Jigjiga kusoo dhamaaday kulan aad muhiim u ah oo dhexmaray madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo madaxda dowlada Deegaanka […]

 
 

Maamulka Xafiiska JWXO Ee Gobolka Doollo oo Qamuudo Gaadhay.

Maamulka Xafiiska JWXO Ee Gobolka Doollo oo Qamuudo Gaadhay.

Maamulka Gobolka Doollo ee xafiiska Jabhada ONLF oo kormeer kutagay Tuulada Qamuuda ee Dagmada Lehelow ayaa shaqo muhiim ah oo halgan kasoo qabtay halkaas. Maamulka […]

 
 

Gudoomiyaha OYSU Ee Ogadenia oo Qabridahare Shir Kuqabtay.

Gudoomiyaha OYSU Ee Ogadenia oo Qabridahare Shir Kuqabtay.

Waxaa magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay soo gaadhay Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia OYSU ee wadanka Ogadenia mudane Cumar Sooya oo howlo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay