Author Archive: Dulmane

Xaflad Lagu Sagootinayay Madaxda JWXO oo Dirdhaba Lagu Qabtay.

Xaflad Lagu Sagootinayay Madaxda JWXO oo Dirdhaba Lagu Qabtay.

Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee kusugan magaalada Dirdhebe ayaa habeenimadii xalay ahayd kaqayb galay xaflad aad ubalaadhan oo madaxda JWXO lagu sagootinayay. Xafladan […]

 
 

Waftigii JWXO Ee Gobolka Erar oo Dagmada Qubi Gaadhay.

Waftigii JWXO Ee Gobolka Erar oo Dagmada Qubi Gaadhay.

Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Gobolka Erar ayaa maanta gaadhay Dagmada Qubi ee galbeedka Gobolka Erar. Waftigan oo kakooban xubno Gole Dhexe ah […]

 
 

Hanaanka Wax Hagida Kuhaboon Xiligan By C/lahi C/ Ibraahim.

Hanaanka Wax Hagida Kuhaboon Xiligan By C/lahi C/ Ibraahim.

Isdhex-galka dhinaca amuuraha siyaasadeed ee wakhtigan waa mid yeelan kara wajiyo dhawr ah, taasi oo ku sarjarnaan karta hadba danaha joogtada ah ee siyaasadu yeelan […]

 
 

Waftigii JWXO Ee Gobolka Afdheer oo Hargeelle Lagusoo Dhaweeyay.

Waftigii JWXO Ee Gobolka Afdheer oo Hargeelle Lagusoo Dhaweeyay.

Waxaa maanta magaalada Hargeele ee xarunta Gobolka Afdheer gaadhay wafti balaadhan oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO, kuwaas oo uu horkacayo Halgame Cabdiraxmaan Xassan […]

 
 

Madaxda JWXO oo Booqday Ugaaska Beesha Ciise.

Madaxda JWXO oo Booqday Ugaaska Beesha Ciise.

Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ee magaalada Dirdhabe ayaa gurigiisa kubooqday Ugaaska guud ee beesha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim. Madaxda JWXO oo uu hogaaminayay […]

 
 

Xaflad Aad Ubalaadhan oo Diridhabo Kasocota & JWXO oo Kaqayb Gashay.

Xaflad Aad Ubalaadhan oo Diridhabo Kasocota & JWXO oo Kaqayb Gashay.

Waxaa hada magaalada Dirdhebe ee Gobolka Siti si habsami leh uga socota xaflad balaadhan oo looqabtay madaxda Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xoriyada SCF. Xafladan oo aad […]

 
 

Waftiga JWXO Ee Gobolka Erar oo Odayaasha & Culimada Lakulmay.

Waftiga JWXO Ee Gobolka Erar oo Odayaasha & Culimada Lakulmay.

Waftiga Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Gobolka Erar ayaa wada abaabul aad ubalaadhan iyagoo kulamo lasameeyay qaybaha kala duwan ee bulshada Gobolka kudhaqan. Waftiga […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia Ee Kenya oo Taageertay Go’aankii JWXO.

Jaaliyada Ogadenia Ee Kenya oo Taageertay Go’aankii JWXO.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 6/1/19 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee Deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay Shir aad muhiin u ah oo uqabsoomay maamulada faracyda […]

 
 

Halgame Teerso & Waftigiisii oo Abaabul Kabilaabay Shabeelle & Afdheer.

Halgame Teerso & Waftigiisii oo Abaabul Kabilaabay Shabeelle & Afdheer.

Wafti kasocda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO oo kuwajahan Gobolka Afdheer ee wadanka Ogadenia ayaa shirar abaabul ah kuqabtay Koonfurta Gobolka Shabeelle. Waftiga JWXO oo […]

 
 

Wafti Kasocday JWXO oo Xudur-ayle Lagusoo Dhaweeyay.

Wafti Kasocday JWXO oo Xudur-ayle Lagusoo Dhaweeyay.

Waxaa hada Tuulada Cadalay (Xudur-ayle) oo Dagmada Ceel-ogaadeen ee Gobolka Qoraxay katirsan kasocda xaflad soodhawayn ah oo dadka Tuuladu ay usameeyeen wafti balaadhan oo JWXO […]

 
 

Shir Heer Sare Ah oo Addis Ababa Kadhacay & JWXO oo Kaqayb Gashay.

Shir Heer Sare Ah oo Addis Ababa Kadhacay & JWXO oo Kaqayb Gashay.

Maanta oo Sabti ahayd waxaa magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya kafurmay Shir balaadhan oo lagaga hadlayay nabad galiyada iyo dib uheshiisiinta wadanka iyo […]

 
 

Wattigii JWXO Ee Gobolka Erar oo Tuulada Cows-macaan Lagusoo Dhaweeyay.

Wattigii JWXO Ee Gobolka Erar oo Tuulada Cows-macaan Lagusoo Dhaweeyay.

Waxaa Tuulada Cows-macaan oo Dagmada Fiiq ee xarunta Gobolka Erar katirsan socdaal howleed kutagay wafti katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO oo todobaadkan Gobolka Erar […]

 
 

Wafti Balaadhan oo JWXO Katirsan oo Gaadhay Magaalada Dirdhebe.

Wafti Balaadhan oo JWXO Katirsan oo Gaadhay Magaalada Dirdhebe.

Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ka amba baxay wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO […]

 
 

Maqaal: Mabda’a JWXO Waa Guusha Shacabkeena By C/lahi C/ Ibraahim.

Maqaal: Mabda’a JWXO Waa Guusha Shacabkeena By C/lahi C/ Ibraahim.

Hirgalinta Heshiiska Ay ONLF lagashay Ethiopia waa masuuliyad wada Saaran labada dhinac. Inkastoo ay ahaayeen Dadkii majaraha u hayay Ethiopia 27kii sano ee lasoo dhaafay, […]

 
 

Ururka Culimada Ogadenia UCSO oo Gobolka Nogob Howlo Kawada.

Ururka Culimada Ogadenia UCSO oo Gobolka Nogob Howlo Kawada.

Gudiga Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia UCSO ee kusugan wadanka Ogadenia ayaa maalmihii lasoo dhaafay abaabulo iyo kulamo aad ubadan kawaday qaybo kamid ah wadanka Ogadenia. […]

 
 

Maqaal: Ka Runsheegida Nolashu Ma’aha Mid Kubaal Marinaysa Xaqiiqda, By C/lahi C/ Ibraahim.

Maqaal: Ka Runsheegida Nolashu Ma’aha Mid Kubaal Marinaysa Xaqiiqda, By C/lahi C/ Ibraahim.

Ka Runsheegida waayaha Noloshu ma aha mid ku baal marinkarta xaqiiqada dhabta ah Biyo meel Godan ayay isagu yimaadaan! Halganka shacabkeena Soomaalida OGADENIA wuxuu soo […]

 
 

Duqa Magaalada Dirdhebe oo Waftiga Isbahaysiga SCF Casho Sharaf Usameeyay.

Duqa Magaalada Dirdhebe oo Waftiga Isbahaysiga SCF Casho Sharaf Usameeyay.

Duqa magaalada Dirdhebe ee Gobolka Siti ayaa habeenimadan caawa ah casho sharaf usameeyay Waftigii Isbahaysiga SCF iyo qaar kamid ah Beelaha Soomaaliyeed. Duqa magaalada Dirdhebe […]

 
 

Waftigii Isbahaysiga SCF oo Kulamo Muhiim Ah Kuqabtay Dirdhebe.

Waftigii Isbahaysiga SCF oo Kulamo Muhiim Ah Kuqabtay Dirdhebe.

Waxaa si habsami ah magaalada Dirdhebe uga socda kulamo aan kala joogsi lahayn oo waftiga Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xoriyada SCF ay layeelanayaan dadwaynaha kudhaqan magaalada […]

 
 

Xoghayaha Guud Ee JWXO oo Shir Jaraa’id Jigjiga Ku Qabtay.

Xoghayaha Guud Ee JWXO oo Shir Jaraa’id Jigjiga Ku Qabtay.

Waxaa maanta magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan Shir jaraa’id kuqabtay Xoghayaha Guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia mudane Cabdiraxmaan Sh Mahdi (Maaday). Halgame Cabdiraxmaan […]

 
 

Waftigii Isbahaysiga SCF Ee Gobolka Siti oo Howlo Badan Qabtay.

Waftigii Isbahaysiga SCF Ee Gobolka Siti oo Howlo Badan Qabtay.

Waxaa maalmahan magaalada Dirdhebe ee Gobolka Siti kusugnaa wafti balaadhan oo kasocday Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xoriyada (SCF). Waftiga oo isugu jiray labada urur ee Isbahaysiga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay