Author Archive: Dulmane

Kulankii UCSO Laanta Xagardheere Oo Qabsomay.

Kulankii UCSO Laanta Xagardheere Oo Qabsomay.

Shalay oo Jumce ahayd Taariikhduna ay ku beegnayd 26 Aug 2016 waxaa xerada qoxootiga ee Xagardheere lagu qabtay shirkii bilaha ahaa ee Ururka Culimada Somalida […]

 
 

Saraakiil Lashaqaynayay Taliska Wayaanaha ee TPLF oo Kacdoonka Kubiiray.

Saraakiil Lashaqaynayay Taliska Wayaanaha ee TPLF oo Kacdoonka Kubiiray.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay dibad baxayaasha kubiireen qaar kamid ah mas’uuliyiintii ay kooxda TPLF u dhiibatay shaqooyinka. Sida xogta […]

 
 

OYSU Ifo oo Xoghaye Cusub Dooratay Maanta.

OYSU Ifo oo Xoghaye Cusub Dooratay Maanta.

Maanta oo ah maalinimo jumco ah taariikhduna kubeegantahay 26/08/16 waxaa xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay shir balaadhan oo lagu doortay xoghaye cusub oo […]

 
 

Lalisa Fayisa Orodyahankii Itoobiya Kagoostay oo Maraykanka Lagu Soo Dhaweeyay.

Lalisa Fayisa Orodyahankii Itoobiya Kagoostay oo Maraykanka Lagu Soo Dhaweeyay.

Orod-yahankii u dhashay Oromia ee u ordayay wadanka Gumaysiga Itoobiya oo horaanba u sheegay in uusan ku noqonaynin Itoobiya ayaa siwayn loogu soo dhaweeyay wadanka Maraykanka. […]

 
 

Afduubkii Kornayl Demeke Zewdu oo Mar Sadexaad Gonder Ku Fashilmay.

Afduubkii Kornayl Demeke Zewdu oo Mar Sadexaad Gonder Ku Fashilmay.

Ciidamada Wayaanaha ee kusugan Magaalada Gonder ee Woqooyiga Gobolka Axmaarada ayaa ku fashilmay isku daygii sadexaad ee ay kudoonayeen in ay kula baxaan Kornaylka udhashay […]

 
 

Kacdoon Wadayaasha Oromia oo Timaha Xiirtay Dhar Madowna Qaatay + Sababta.

Kacdoon Wadayaasha Oromia oo Timaha Xiirtay Dhar Madowna Qaatay + Sababta.

Iyadoo ay shacabka Oromia udhashay ee dacalada aduunku wadaan kacdoon kadhan ah xukuumada TPLF ee ku abtirsata qabiilka tirada yar ee Tigree ayay kacdoonadu hadba […]

 
 

Dag Dag Shil Gaadhi Oo Ogadenia Kadhacay & Dhaawacyo Kadhashay.

Dag Dag Shil Gaadhi Oo Ogadenia Kadhacay & Dhaawacyo Kadhashay.

War dag dag ah oo hada gudaha wadanka Ogadenia naga soo gaadhay ayaa sheegaya shil gaadhi oo galabta kadhacay deegaanka lagu magacaabo Karincagaag oo Dagmada […]

 
 

TPLF oo Lagu Qasbay In Gudi Xaqiiqo Raadin Ah Loodiro Iyo Kacdoon Wadayaasha Oo Soodhaweeyay.

TPLF oo Lagu Qasbay In Gudi Xaqiiqo Raadin Ah Loodiro Iyo Kacdoon Wadayaasha Oo Soodhaweeyay.

Sida aan wararkaanagii hore idiin kusheegnayba xukuumada Wayaanaha ayaa kadhago adaygtay codsigii beesha caalamka ee ahaa in Itoobiya loodiro wafti xaqiiqo raadin ah. Hadaba culays […]

 
 

Barokicin Cusub Oo Ogadenia Kabilaabatay & Dhibkii oo Zaa’iday.

Barokicin Cusub Oo Ogadenia Kabilaabatay & Dhibkii oo Zaa’iday.

Wararka naga soo gaadhaya Wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa sheegaya in ay ciidamada gumaysigu bilaabeen howlgal ay dadka shacabka ah kudabar […]

 
 

Xukuumada TPLF oo Kufashilantay Joojinta Kacdoonka Iyo Farsamooyin Hor Leh oo Ay Keeneen.

Xukuumada TPLF oo Kufashilantay Joojinta Kacdoonka Iyo Farsamooyin Hor Leh oo Ay Keeneen.

Sida aan kusheegnay wararkaanagii hore xukuumada TPLF ayaa geed dheer iyo geed gaabanba u fuushay sidii loo xakamayn lahaa mudaharaadada sida isdaba jooga ah uga […]

 
 

Nooc Cusub oo Mudaharaad Ah oo Gobolka Axmaarada Kabilowday.

Nooc Cusub oo Mudaharaad Ah oo Gobolka Axmaarada Kabilowday.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Bahir-dar ee caasimada Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay sadexdii bari ee lasoo dhaafay halkaas kasocdeen mudaharaad kaas oo ka […]

 
 

Siyaasiyiin Ree Galbeedka Ah oo Addis Ababa Kushiray + Sababta.

Siyaasiyiin Ree Galbeedka Ah oo Addis Ababa Kushiray + Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay todobaadadan shirrar isdaba joog ah kujireen siyaasiyiinta ree Galbeedka ah […]

 
 

Daawo: Mudaharaad Kadhacay Colorado & Xildhibaan TPLF Buudka Kula Tuntay.

Daawo: Mudaharaad Kadhacay Colorado & Xildhibaan TPLF Buudka Kula Tuntay.

Waxaa meelo badan oo dunida kamid ah si isdaba joog ah uga socda mudaaharaadyo lagaga soo horjeedo xukuumada wayaanaha ee caanka ku ah tacadiyada shacuubta […]

 
 

Daawo: Haweenay Tigree Ah oo Gubaysa Calanka Qawmiyada Axmaarada.

Daawo: Haweenay Tigree Ah oo Gubaysa Calanka Qawmiyada Axmaarada.

Iyadoo ay jiraan kacdoono aad uwaawayn oo lagaga soo horjeedo xukunka qoomiyada Tigreega ee mudada Nus qarniga ah siimaraya ayay qoomiyada Tigreegu bilowday diyaar garow […]

 
 

Itoobiya Oo Aan Kaqaybgalin Shirkii Wadamada Bariga Afrika Iyo John Kerry Ogow Sababta.

Itoobiya Oo Aan Kaqaybgalin Shirkii Wadamada Bariga Afrika Iyo John Kerry Ogow Sababta.

Xoghayaha Arimaha Dibada ee wadanka Maraykanka John Kerry oo magaalada Nairobi kula kulmay Wasiirada Arimaha Dibada ee wadamada Bariga Africa ayaan shirkaas kasoo qayb galinin […]

 
 

Daawo: Muuqaal Muujinaya Diyaar Garowga Qawmiyada Axmaarada.

Daawo: Muuqaal Muujinaya Diyaar Garowga Qawmiyada Axmaarada.

Qoomiyada Axmaaradu waxay kamid tahay qoomiyadaha sida wayn uga soo horjeeda kooxda TPLF ee qowlaysatada ah waxayna qoomayada Axmaaradu bilowday kacdoon ayna ukala hadhin oo […]

 
 

Dagaal Kadhacay Tuulada Shiniile oo Khasaare Lagu Gaadhsiiyay Cadawga.

Dagaal Kadhacay Tuulada Shiniile oo Khasaare Lagu Gaadhsiiyay Cadawga.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle ayaa sheegaya dagaal culus oo ciidanka wadaniga xoraynta Ogadenia iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ku dhex maray […]

 
 

Dag Dag Daawo Xukuumada Wayaanaha oo Heegan Galisay Ciidanka Cirka.

Dag Dag Daawo Xukuumada Wayaanaha oo Heegan Galisay Ciidanka Cirka.

War dag dag ah o hada soo dhacay ayaa sheegaya in ay xukuumada Wayaanuhu heegan galisay ciidanka cirka ee Gumaysiga Itoobiya, sida xogtan aan kuhelay […]

 
 

Sanadguurada 32aad ee JWXO oo Manchester Laga Xusay.

Sanadguurada 32aad ee JWXO oo Manchester Laga Xusay.

Habeenimadii Xalay oo Isniin Ahayd waxaa magaalada Manchester ee cariga Ingiriiska lagu qabtay xaflad siwayn loosoo agaasimay oo lagu maamuusayay aas’aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia […]

 
 

Sanadguuradii 32aad oo Maanta Siwayn Uga Qabsoontay Xagardheere.

Sanadguuradii 32aad oo Maanta Siwayn Uga Qabsoontay Xagardheere.

Maanta Axad ahayd Taariikhduna ay kubeegnayd 21/8/16 Waxaa xerada Qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi kaqabsoontay xaflad aad loosoo agaasimay oo lagu maamuusayay aas’aaskii Jabhada Wadaniga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay