Author Archive: Dulmane

Xidhay Baahsan Oo Ciidanka Gumaysigu Ka gaysteen Ogadenia.

Xidhay Baahsan Oo Ciidanka Gumaysigu Ka gaysteen Ogadenia.

wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka gumaysigu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan meelo badan oo wadanka […]

 
 

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia Oo Ciidanka Gumaysiga Lagu Naafeeyay.

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia Oo Ciidanka Gumaysiga Lagu Naafeeyay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa kawarbixinaya dagaaladii ugu dambeeyay ee Ciidanka Gumaysiga Lagu Naafeeyay, warkan oo aan kahelay wariyaha ONA uga soo warama […]

 
 

Dad Shacab Ah oo Gobolka Shabeelle Biyo ku Dileen.

Dad Shacab Ah oo Gobolka Shabeelle Biyo ku Dileen.

wararka naga soo gaadhaya Gobolka shabeelle ee wadanka ogadenia ayaa sheegaya dad shacab ah oo ku dhintay fatahaado gobolkaas kadhacay, warkan oo aan kahelay xarunta […]

 
 

Shirwaynihii Jaaliyada Bariga Afrika oo Nabad Ku Dhamaaday.

Shirwaynihii Jaaliyada Bariga Afrika oo Nabad Ku Dhamaaday.

Shirwaynihii Jaaliyada Bariga Afrika ee S.ogadenia oo sinabad ah kusoo dhamaatay. Maanta oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 6 / 5 / 16 waxaa […]

 
 

Jaaliyada S.ogadenia Ee Sucuudiga Oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Jaaliyada S.ogadenia Ee Sucuudiga Oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Maanta oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 6/5/16 waxaa Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu yimid jaaliyada S.ogadenia ee kudhaqan wadanka sucuudiga. Kulankan oo kadhacay magaalada […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Dad Shacab Ah Ogadenia Kudhibaateeyay.

Ciidanka Gumaysiga oo Dad Shacab Ah Ogadenia Kudhibaateeyay.

wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan guud ahaan wadanka ogadenia. […]

 
 

Dowladaha Canada Iyo Austaralia oo Muwaadiniintooda Uga Digay Aaditaanka Itoobiya.

Dowladaha Canada Iyo Austaralia oo Muwaadiniintooda Uga Digay Aaditaanka Itoobiya.

Dowladaha Canada iyo Austaralia oo muwaadiniintooda uga digay in ay u safraan wadanka Itoobiya. Labadan dowladood oo kamid dalalka ay muwaadiniin toodu aad u aadaan […]

 
 

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia Oo Ciidanka Gumaysiga Lagu Naafeeyay.

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia Oo Ciidanka Gumaysiga Lagu Naafeeyay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa ka warbixinaya dagaaladii ugu dambeeyay ee Ciidanka Gumaysiga Itoobiya loogu awood sheegtay. Warkan oon kahelay Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia […]

 
 

Dowlada Maraykanka Oo Kawalaacsan Go’aanka Itoobiya Ee Siyaasiyiinta.

Dowlada Maraykanka Oo Kawalaacsan Go’aanka Itoobiya Ee Siyaasiyiinta.

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Wasaarada Arimaha Dibada ee maraykanka ayaa lagu cambaareeyay guud ahaan dhaqamada dimuqraadiyada lidiga ku ah ee xukuumada Itoobiya […]

 
 

Suxufiyiinta Aan Xuduuda Lahayn oo Warbixin Dheer Soosaaray Itoobiyana Ku Cambaareeyay.

Suxufiyiinta Aan Xuduuda Lahayn oo Warbixin Dheer Soosaaray Itoobiyana Ku Cambaareeyay.

Shalay oo Sabti ahayd waxaa warbixin dheer soo saaray Ururka Suxufiyiinta Aan Xuduuda Lahayn ee Aduunka, Ururka ayaa warbixintiisa kuxusay wadamada aan saxaafada tixgalinin iyo […]

 
 

Shirkii Faraca Midnimo Dhagaxlay Oo Nabad Ku Dhamaaday.

Shirkii Faraca Midnimo Dhagaxlay Oo Nabad Ku Dhamaaday.

Maanta oo sabti ahayd taariikhduna ay kubeeg nayd 30/4/16 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka dhacay shirkii caadiga ahaa ee Faraca Midnimo ee […]

 
 

Taxanaha Taariikhda Africa Iyo Gumaysigii Ree Yurub Q.3aad.

Taxanaha Taariikhda Africa Iyo Gumaysigii Ree Yurub Q.3aad.

Taxanaha taariikhdii gumaysi ee Africa iyo ree Yurub (Qaybtii 3aad) Mudo markii laga soo wareegay shirkii qaybinta afrika ayuu boqorkii biljam dhulka maanta loo yaqaan […]

 
 

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia Oo Gumaysiga Lagu Edbiyay.

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia Oo Gumaysiga Lagu Edbiyay.

wararka naga soo gaadhaya jiida hore ay kudagaalamayaan Ciidanka Qalabka sida ee xoraynta ogadenia iyo kuwa gumaysiga Ethiopia ayaa sheegaya dagaalo ciidanka wayaanaha lagaga dilay […]

 
 

Mudaharaadyo Waawayn Oo Gobolka Tigray Gilgilay & Xiisado Gobolkaas Kataagan.

Mudaharaadyo Waawayn Oo  Gobolka Tigray Gilgilay & Xiisado Gobolkaas Kataagan.

Waxaa shalay Arbacadii taariikhduna ay ku beegnayd 27/4/2016 ayaa Gobolka Tigray ee dhaca woqooyiga Ethiopia kadhacay mudaharaadyo aad uwaawayn oo socday mudo dheer. Mudaharaadkan oo […]

 
 

Dadka Kujira Jeel-ogaadeen Oo Xaalad Adag Lasoo Daristay.

Dadka Kujira Jeel-ogaadeen Oo Xaalad Adag Lasoo Daristay.

Wararka naga soo magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ayaa sheegaya dhibaatooyin cusub oo lasoo darsay dadka maxaabiista ah ee ku jira Jeel-ogaadeen. Warkan oo […]

 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

wararka ka imaanaya gudaha wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka gumaysigu ku hayaan dadka shacabka ah ee ku dhaqan guud ahaan wadanka […]

 
 

Dhac, Xidhay Iyo Jidh-dil Dad Shacab ah Loogu Gaystay Ogadenia.

Dhac, Xidhay Iyo Jidh-dil Dad Shacab ah Loogu Gaystay Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ( JWXO ) ayaa sheegaya dhibaatooyin baahsan oo ay ciidanka […]

 
 

Shirkii Bilaha Ahaa Ee OYSU Ifo oo Sifiican Uqabsoomay.

Shirkii Bilaha Ahaa Ee OYSU Ifo oo Sifiican Uqabsoomay.

SHIRKII BILLAHA AHAA EE OYSU IFO OO MAANTA SIFIICAN UQABSOOMAY Maanta oo ahayd maalin Axad ah taariikhduna kubegnayd  24/04/2016  waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka […]

 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan guud ahaan gayiga Ogadenia. […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Ogadenia ee Sucuudiga Oo Nabad Ku Dhamaaday.

Shirkii Jaaliyada Ogadenia ee Sucuudiga Oo Nabad Ku Dhamaaday.

Shalay oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 22 / 4 / 16 waxaa shirkoodii caadiga ahaa isugu yimid jaaliyada s.ogadeniy ee boqortooyada sucuudiga. Shirka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay