Author Archive: Wariye Qaran

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv Wararkii Ogadenya & Geeska Afrika.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv Wararkii Ogadenya & Geeska Afrika.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay wararkii Ogadenya caalamka iyo geeska afrika. Hoos […]

 
 

Daawo Ogaysiis: Jaaliyada Ogaadeniya Ee Minneapolis oo Qabanaysa Sanad Guuradii 33aad Ee JWXO.

Daawo Ogaysiis: Jaaliyada Ogaadeniya  Ee Minneapolis oo Qabanaysa Sanad Guuradii 33aad Ee JWXO.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaanba shacabwaynha Soomaaliyeed  ee ku dhaqan Minneapolis iyo nawaaxigeeda in jaaliyada Ogadenya ee Minneasota ay qaban doonto sanad guuradii 33aad ee ka soowareegtay […]

 
 

Ogaysiis: Bandhig Faneed Kooxda Danab ay Ku Qaban Doonaan Canada.

Ogaysiis: Bandhig Faneed Kooxda Danab ay Ku Qaban Doonaan Canada.

Waxaa la ogaysiinaynaa dhamaanba shacab waynaha Soomaliyeed in bandhig faneed balaadhan ay kooxda danab ku qaban doonto wadanka Canada gaar ahaana magaalada Toronto. Bandhig faneedkan […]

 
 

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Odoyaal iyo Caruur Ku xidh xidhay Magaalada Dhagaxbuur.

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Odoyaal iyo Caruur Ku xidh xidhay Magaalada Dhagaxbuur.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadenya gaar ahaana magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya ay […]

 
 

Daawo: Dhaanto Wadani ah oo Cusub “Hirwo” Codkii Gorgor YuusuF

Daawo: Dhaanto Wadani ah oo Cusub “Hirwo” Codkii Gorgor YuusuF

Daawayaal waxaad kusoo dhawaataan dhaanto cusub oo wadani ah “Hirwo” iyo Codkii Gorgor yuusuf. Daawasho wanaagsan.

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka ILAYS TV iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka ILAYS TV iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawayadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamijyadii kala duwanaa ee ilays tv iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Hoos ka daawo.

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka K/Afrika oo Shir Abaabul Dadwaynaha u Qabatay.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka K/Afrika oo Shir Abaabul Dadwaynaha u Qabatay.

Waxaa xalay oo ay taariikhdu beegnayd 20-07-2017 lagu qabtay magaalada Pretoria shir heersare ah, oo ay soo abaabuleen jaaliyada Ogaadenita  ee wadanka Koonfur Afrika. Waxaa […]

 
 

Habeenka OYSU iyo Hidaha & Dhaqanka Soomaaliyeed oo lagu qabanayo Magaalada Nairobi (Xidigaha Danab.)

Habeenka OYSU iyo Hidaha & Dhaqanka Soomaaliyeed oo lagu qabanayo Magaalada Nairobi (Xidigaha Danab.)

Waxaa dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed la war galinayaa in Kooxda Fanka iyo Sugaanta Xidigaha Ogaadeniya  ee Danab ay qaban doonto bandhig faneed loogu magac daray. […]

 
 

Wasiirka Amniga oo Sheegay In Sirdoonka Soomaaliya Lagu Samayn Doono Isbadal.

Wasiirka Amniga oo Sheegay In Sirdoonka Soomaaliya Lagu Samayn Doono Isbadal.

Wasiirka amniga xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale (Islow) ayaa sheegay in isbedel lagu sameyn doono ciidamada Nabad Suggida Somaliya. “Waxaan sameyn doonaa ciidan […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv iyo Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv iyo Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

 

 
 

Soomaaliya oo Lagu wareejiyay Qalab loogu talagalay Dekedda Muqdisho

Soomaaliya oo Lagu wareejiyay Qalab loogu talagalay Dekedda Muqdisho

Shirkadda Al-Bayrak ayaa dowladda Soomaaliya ku wareejisay qalab-loogu talagalay Dekedda Muqdisho, kaasi oo isugu jira qalabka Rarida iyo dejinta. Qalabkan oo si gaar ah loogu […]

 
 

Daawo: Muuqaal Cusub Ciidamada Jabhada OLF Ee Dagaalka Kula Jira Gumaysiga Itoobiya.

Daawo: Muuqaal Cusub Ciidamada Jabhada OLF Ee Dagaalka Kula Jira Gumaysiga Itoobiya.

Waxaad kusoo dhawaataan muuqaal cusub oo laga soo duubay ciidamada jabhada OLF ee dagaalka kula jira xukuumada gumaysiga Itoobiya. Gumaysiga Itoobiya ayaa wuxuu la hafanayaa […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya Ee Wadanka Norway oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimaaday.

Jaaliyada Ogadenya Ee Wadanka Norway oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimaaday.

Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimid jaaliyada Ogadenya ee wadanka Norway waxaana kasoo qayb galay xubnaha jaaliyada Ogadenya ee wadanka Norway shirkan waxaa lagu fur […]

 
 

Israil oo Albaabada u Laabtay Masjidka al-Aqsa ee Magaalada Qudus.

Israil oo Albaabada u Laabtay Masjidka al-Aqsa ee Magaalada Qudus.

Ciidamanka Booliska ee Israil ayaa albaabada u laabey masjidka saddexaad ee barayakan ee al-Aqsa, kadib markii maalintii shalay toogasho ka dhacdey banaankiisa. Maalintii shalay ayaan […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Calanka Ogadenya” Kooxda Horseed Qaran Xidigaha Ogadenya Ee Yamen.

Daawo: Hees Wadani Ah “Calanka Ogadenya” Kooxda Horseed Qaran Xidigaha Ogadenya Ee Yamen.

Daawayaal waxaad kusoo dhawaataan sidi aad nooga barateen hees wadani ah oo loo qaaday calanka quruxda badan ee Ogadenya oo ay inoogu luuqayn hayaan kooxda […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Ciidamo ku soo Daadiyay Magaalada Adiss Ababa & Kooxdii Wayaanaha oo Khalkhalsan.

Gumaysiga Itoobiya oo Ciidamo ku soo Daadiyay Magaalada Adiss Ababa & Kooxdii Wayaanaha oo Khalkhalsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada adiss ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in magaalada lagu soo daadiyay ciidamo badan kuwaasi oo la dhigay […]

 
 

Guddiga Arimaha Dibadda Baarlamaanka Soomaaliya oo Walaac ka Qaba go’aanka Dowladda ee Khilaafka Khaliijka.

Guddiga Arimaha Dibadda Baarlamaanka Soomaaliya oo Walaac ka Qaba go’aanka Dowladda ee Khilaafka Khaliijka.

Guddiga arrimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya ayaa muujinaya walaaca ay ka qabaan go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ka qaadatay khilaafka ka dhex taagan wadamada Khaliijka, kaddib […]

 
 

Garsoore Wax Ka Badalay Xayiraada Socdaalka Muslimiinta ee Trump.

Garsoore Wax Ka Badalay Xayiraada Socdaalka Muslimiinta ee Trump.

Garsooraha maxkamada Gobalka Hawaii ee wadanka Maraykanka ayaa go’aan cusub kasoo saaray xayiraada socdaalka ee lix wadan oo Muslimiin ah oo ay ku jirto Soomaaliya. […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadenya Faraca Gaarisa oo Kulan Muhiima Isugu Yimaaday.

Ururka Haweenka Ogadenya Faraca Gaarisa oo Kulan Muhiima Isugu Yimaaday.

Waxaa kulan muhiima isugu yimaaday ururka haweenka Ogadenya faraca gaarisa wuxuuna ahaa kulan koodi caadiga ahaa shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay xubnaha ururka haweenka […]

 
 

Daawo: Wararkii Tvga Qaranka Ogadenya iyo Barnaamijyo Xiiso Badan.

Daawo: Wararkii Tvga Qaranka Ogadenya iyo Barnaamijyo Xiiso Badan.

Waxaad kuso dhawaataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv wararkii iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Hoos ka Daawo.