Author Archive: Wariye Qaran

Daawo: Qudbad Taariikhi Ah oo uu Ka Jeediyay Madaxwayne Mustafe Cumar Magaalada Qabri Bayax.

Daawo: Qudbad Taariikhi Ah oo uu Ka Jeediyay Madaxwayne Mustafe Cumar Magaalada Qabri Bayax.

Waxa khudbad taariikhi ah ka jeediyay Magaalada Qabri Bayax Madaxwaynaha Deegaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muhumed Cumar oo safar ku tagay Magaalada Qabri Bayax. wuxuu si […]

 
 

Maqaaal: Hadii Ururadii ANC, EPLF & SPLA Xoriyad Gaadh siiyeen Dadkoodii Maxaa Diidaya ONLF inay Xoriyad Gaadh siiso Dadkeeda.

Maqaaal: Hadii Ururadii ANC, EPLF & SPLA Xoriyad Gaadh siiyeen Dadkoodii Maxaa Diidaya ONLF inay Xoriyad Gaadh siiso Dadkeeda.

Haday Ururadii ANC (S. Africa) EPLF (Eriteria) SPLA ( S. Sudan) Dadkoodii Xorriyad Gaadhsiiyeen Maxaa Udiidaya ONLF inay Xorriyad Keenaan! By: Xaaji M/rashiid Waxaa jira […]

 
 

Daawo: Tvga SRTV oo Warbixin Ka Diyaariyay Soo Dhawayntii Cadaani Hirmooge Ee Jig Jiga.

Daawo: Tvga SRTV oo Warbixin Ka Diyaariyay Soo Dhawayntii Cadaani Hirmooge Ee Jig Jiga.
 
 

Dawlada Britain Ayaa Sheegtay inaysan Aqoon Sanayn Passaporka Soomaaliya.

Dawlada Britain Ayaa Sheegtay inaysan Aqoon Sanayn Passaporka Soomaaliya.

Dawladda Britain ayaa sheegtay in aanay wakhtigan aqoonsanayn in dalkeeda lagu galo Baasaboorka dalka Soomaaliya. Caroline Nokes, oo ah Wasiirka socdaalka ee Ingiriiska oo toddobaadkan […]

 
 

Iiraan oo Weerarkii Ahwaz Ku Eedeysay Dalalka Carbeed.

Iiraan oo Weerarkii Ahwaz Ku Eedeysay Dalalka Carbeed.

Dowladda Iiraan ayaa ku eedeysay dalalka Khaliijka inay ka dambeeyeen weerar ay ku dhinteen ugu yaraan 29 qof oo askar iyo rayid isugu jira. Hoggaamiyaha […]

 
 

Daawo: Cadaani Hirmooge oo Soo Dhawayntiisii Kadib Saxaafada La Hadlay.

Daawo: Cadaani Hirmooge oo Soo Dhawayntiisii Kadib Saxaafada La Hadlay.

waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay ¬†Magaalada Jig jiga Afhayeenka JWXO Mudane Cabdiqaadir Hassan Hirmooge, hadaba wuxuu la hadlay bahda saxaafada Soo […]

 
 

Deg-Deg: Afhayeenka JWXO oo si Diiran Loogusoo Dhaweeyay Jig Jiga.

Deg-Deg: Afhayeenka JWXO oo si Diiran Loogusoo Dhaweeyay Jig Jiga.

Waxaa Magaalada Jig jiga ee xarunta gobolka Faafan si diiran loogusoo dhaweeyay Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) Cadaani Hirmooge waxaana garoonka diyaaradaha ee Garaad […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Sudan oo Qabatay Kulan Heer Sare.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Sudan oo Qabatay Kulan Heer Sare.

Waxaa habeenimadii xalay ka qabsoomay magaalada Khartoum ee caasimadda dalka suudaan kulan ay yeelatay Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeeniya ee ka hawl gasha dalka suudaan, kulankan ooy […]

 
 

Daawo: Afhayeenka JWXO Cadaani Hirmooge oo Hooyooyinka Ogaadeniya Adiss Ababa Kula Kulmay.

Daawo: Afhayeenka JWXO Cadaani Hirmooge oo Hooyooyinka Ogaadeniya Adiss Ababa Kula Kulmay.

waxaa magaalada Adiss Ababa kula kulmay hooyooyinka soomaalida Ogaadeniya Afhayeenka Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO mudane Cadaani Hirmooge. Hoos ka daawo kulankii dhex maray. ONA.

 
 

Shirkii ururka Dhalinyarada OYSU Magaalada Dhagax buur oo Hada si Habsami ah u Socda.

Shirkii ururka Dhalinyarada OYSU Magaalada Dhagax buur oo Hada si Habsami ah u Socda.

Waxaa magalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar hada kasocda Shir ay isagu yimadeen ururka dhalinyarada iyo ardayda soomaalida Ogaadeniya OYSU faraca magalada dhagaxbuur ee xarunta […]

 
 

Gudoomiyaha Xarunta Dhexe Ee JWXO oo Si Diiran Loogusoo Dhaweeyay Fiiq.

Gudoomiyaha Xarunta Dhexe Ee JWXO oo Si Diiran Loogusoo Dhaweeyay Fiiq.

waxaa si diiran loogusoo dhaweeyay magaalada Fiiq ee xarunta gobolka Nogob gudoomiyaha xarunta dhexe ee JWXO Naftiihure Cabdi Saxane iyo Saraakiil la socotay. Gudoomiyaha ayaa […]

 
 

Weerar lagu qaaday Munaasabad gaado ka ciyaar ah oo ay ku sugnaayeen ciidammada Iiraan.

Weerar lagu qaaday Munaasabad gaado ka ciyaar ah oo ay ku sugnaayeen ciidammada Iiraan.

Dablay hubaysan ayaa rasaas ku furay ciidammada Iiraan oo gaado ka cayaar kusoo bandhigayay magaalada Ahvaz oo ku taalla koonfur galbeed dalkaasi, waxaana ku dhintay […]

 
 

Qadar oo Shaacisay In Soomalia Ka Taageero Doonto Hiigsiga 2040-ka.

Qadar oo Shaacisay In Soomalia Ka Taageero Doonto Hiigsiga 2040-ka.

Dowladda Qadar ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in dowladda Soomaliya ay ka taageereyso hiisgiga sanada 2040-ka. Dowlada Qadar ayaa tilmaantay in Soomaliya ayaa […]

 
 

Mareykanka oo Dib U Bilaabaya Wada-hadalka Kuuriyada Waqooyi.

Mareykanka oo Dib U Bilaabaya Wada-hadalka Kuuriyada Waqooyi.

Mareykanka ayaa sheegaya in uu diyaar u yahay in si deg deg ah uu dib ugu billaabo wada xaajoodyada uu la lahaa dalka Kuuriyada Waqooyi […]

 
 

Daawo: Wararkii Xiisaha Badnaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya.

Daawo: Wararkii Xiisaha Badnaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya.

waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. hoos ka daawo. ONA.

 
 

Waftigii JWXO oo Booqday Magaalada Harar & Xerada Qaxootiga Ee Qoloji.

Waftigii JWXO oo Booqday Magaalada Harar & Xerada Qaxootiga Ee Qoloji.

waxaa saaka gaadhay magalada Harar waftigii jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya ee waa yahanba ku sugnaa magaalada Diri dhaba iyo gobolka Shiniile oo ay safar kusoo […]

 
 

Dhagayso: Afhayeenka JWXO Cadaani Hirmooge oo Laga Waraystay Wada Hadalka ONLF & Itoobiya.

Dhagayso: Afhayeenka JWXO Cadaani Hirmooge oo Laga Waraystay Wada Hadalka ONLF & Itoobiya.

Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO Mudane Cadaani Hirmooge ayaa waxaa laga waraystay wadahadalka u dhaxeeya ONLF iyo Itoobiya ee shalay ka bilaw magaalada Casmara […]

 
 

Deg Deg: Dagaal Gacanka Hadal ah oo Dhex Maray Mudaaharaad Wadayaasha & Booliiska Faderalka Itoobiya.

Deg Deg: Dagaal Gacanka Hadal ah oo Dhex Maray Mudaaharaad Wadayaasha & Booliiska Faderalka Itoobiya.

Sida aan warar kaa nagii hore idiin kusoo gudbinayba waxaa ka socda magaalada Adiss Ababa mudaaharaad balaadhan oo ay wadaan dadka shacabka ah ee ku […]

 
 

Maqaal: Ururka ONLF oo marxaladan cusub bulshada soomaaliyeed ka badbaadiyay inay iska aargoostaan- By: Xaaji M/rashiid

Maqaal: Ururka ONLF oo marxaladan cusub bulshada soomaaliyeed ka badbaadiyay inay iska aargoostaan- By: Xaaji M/rashiid

urwaynaha ONLF oo marxaladan cusub bulshada soomaaliyeed ka badbaadiyay inay iska aargoostaan- By: Xaaji M/rashiid Marka hore hadaan dareenkayga ku wajahan siday wax usocdaan idin […]

 
 

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil oo duqeeyay garoonka diyaaradaha Dimishiq

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil oo duqeeyay garoonka diyaaradaha Dimishiq

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa gantaallo ku weerarray garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhimishiq, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Warbaahinta maxalliga ee Sanca oo soo xigatay iloo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay