Author Archive: Wariye Qaran

Shirkii wadatashiga Jaaliyada Ogadeniya Ee wadanka Yamen oo Maanta Si Guula kusoo Dhamaaday.

Shirkii wadatashiga Jaaliyada Ogadeniya Ee wadanka Yamen oo Maanta Si Guula kusoo Dhamaaday.

Waxaa maalintii jimcaha ee inasoo dhaaftay shir wadatashi ah uu ka bilaw day magaalada sanca ee dalka yamen shirkan ayaa waxaa maanta laguso gabagabeeyay guriga […]

 
 

Hawaarin Ka Baxsaday Ciidamada Gumaysiga Itoobiya.

Hawaarin Ka Baxsaday Ciidamada Gumaysiga Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya ayaa waxay sheegayaa in hawaarin badan oo kamid ahaa ciidanka Wayaanaha ay ka bax sadeen waxaana naloo xaqiijiyay in […]

 
 

Daawo: Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Wiil Shacab ah Jidh Dilaya Meel Fagaare Ah.

Daawo: Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Wiil Shacab ah Jidh Dilaya Meel Fagaare Ah.

Ciidamada gumaysiga Itoobiya ayaa waxay goob fagaare ah ku jidh dilayaan wiil shacab ah kaasoo u dhashay qomiyada axmaarada. Ciidanka wayaanaha ayaa waxay wali wadaan […]

 
 

Yemenis Fleeing War and Ethiopians Escaping Drought Meet in Djibouti.

Yemenis Fleeing War and Ethiopians Escaping Drought Meet in Djibouti.

All roads lead to Djibouti as thousands of Ethiopians flee hunger while Yemenis escaping conflict. Acorpse lies by the side of the road. The man, […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Sucuudi Arabiya Faraca Damaam oo Kulan Isugu Yimid.

Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Sucuudi Arabiya Faraca Damaam oo Kulan Isugu Yimid.

Waxaa shalay oo jimce ahayd taariikhduna ay ku beeg nayd 27/01/2017 kulan koodii caadi aha isugu yimid jaaliyada Ogadeniya sucuudiga gobolka sharqiya gaar ahaana magaalada […]

 
 

Shir Waynihii Wadatashiga Jaaliyada Ogadeniya Ee Yamen oo Ka Bilawday Magaalada Sanca.

Shir Waynihii Wadatashiga Jaaliyada Ogadeniya Ee Yamen oo Ka Bilawday Magaalada Sanca.

Waxaa maanta ka bilaw day magaalada sanca ee caasimada wadanka yamen shirwayne ay qabsan hayeen jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Yamen shirway nahan ayaa wuxuu ahaa […]

 
 

Norway oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay INay Ogadenya U Safraan.

Norway oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay INay Ogadenya U Safraan.

Wasaarada arimaha dibada ee wadanka Norway ayaa waxay muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Bariga Itoobiya gaar ahaan dhulka Soomlida Ogadenya ee ay Ethopia xooga […]

 
 

Daawo: Trump oo Sheegay In uu Kor u qaadi Doono Canshuuraha Badeecada Mexico 20%.

Daawo: Trump oo Sheegay In uu Kor u qaadi Doono Canshuuraha Badeecada Mexico 20%.

Afhayeen u hadley Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa sheegay in dhamaan alaabaha laga keeno dalka Mexico lagu kordhin doono canshuurta 20 boqolkiiba. Taas oo ah […]

 
 

Daawo. Giriiga oo Diiday Inuu Tarxiilo Saraakiil Turki ah.

Daawo. Giriiga oo Diiday Inuu Tarxiilo Saraakiil Turki ah.

Maxkamada Sare ee dalka Giriiga ayaa Khamiistii go’aan ku gaadhay inaan la tarxiili karin 8 sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Turkiga oo iska dhiibay wadankaasi. […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika Faraca Pretoria oo Qabsaday Shirkoodii Bilaha ahaa.

Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika Faraca Pretoria oo Qabsaday Shirkoodii Bilaha ahaa.

Waxaa maanta kulan koodu bilaha ahaa isugu yimid jaaliyada Ogadeniya wadanka Koonfur Afrika faraca Pretoria  waxaana kasoo qayb galay dhamaan xubnaha jaaliyada iyo maamulka shirkan […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadeniya Ee (UHO) Faraca Gaarisa oo Maanta Kulan Isugu Yimid +Video

Ururka Haweenka Ogadeniya Ee (UHO) Faraca Gaarisa oo Maanta Kulan Isugu Yimid +Video

Waxaa maanta isugu yimid koolan koodi caadiga ahaa ururka haweenka Ogadeniya ee UHO faraca magaalada Gaarisa waxaana kasoo qayb galay dhamaan ba ururka haweenka Ogadeniya […]

 
 

Ethiopia interferes in the 2017 Somali Election: A Call for Somali Action

Ethiopia interferes in the 2017 Somali Election: A Call for Somali Action

On the 10th anniversary of its attempted invasion and occupation of Somalia in 2006, Ethiopia has moved to directly and openly dictate who should be […]

 
 

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo dad shacab ah ku Xasuuqay Magaalada Mooyaale.

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo dad shacab ah ku Xasuuqay Magaalada Mooyaale.

Wararka haatan nasoo gaadhaya magaalada Mooyaale ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay dad shacab ah ku laayeen magaalada Mooyaale ee xuduuda ku taala. […]

 
 

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Dhalinyaro Arday Ah Ku Xidh Xidhay Magaalada Jig jiga.

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Dhalinyaro Arday Ah Ku Xidh Xidhay Magaalada Jig jiga.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaan magaalada Jig Jiga ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay xalay guryahooda kala baxeen dhalin yaro […]

 
 

Dagaal Ka Dhacay Gaba Gabo oo Khasaaro Loogu Gaystay Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Dagaal Ka Dhacay Gaba Gabo oo Khasaaro Loogu Gaystay Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadeniya gaar ahaan magaalada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in cutub kamid ah Ciidanka Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Israel oo Ku Dhawaaqday Dhul-boob Horleh & Inay Dhisi Doonaan 2500 oo Guri.

Israel oo Ku Dhawaaqday Dhul-boob Horleh & Inay Dhisi Doonaan 2500 oo Guri.

Xukuumada Xagjirka ah ee Israel ayaa ku dhawaaqday inay dhuL boob horleh la beegsaneyso dhulka Falastiiniyiinta degenyihiin ee Daanta Galbeed ee wabiga Urdun. Qorshahan cusub […]

 
 

Dad Soomaali Ah oo Laga Masaafuriyey Wadanka Mareykanka.

Dad Soomaali Ah oo Laga Masaafuriyey Wadanka Mareykanka.

Sida wararku sheegayaan waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada umada Soomaliyeed laga dajiyay dad Soomaali ah oo gaadhaya 90 qof. Dadkaas oo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde […]

 
 

Xidhiidhkii Dublamasiyadeed Ee U Dhaxeeyay Gumaysiga Itoobiya iyo South Sudan oo Burburay.

Xidhiidhkii Dublamasiyadeed Ee U Dhaxeeyay Gumaysiga Itoobiya iyo South Sudan oo Burburay.

Waxaa bur bur uu ku yimaaday xidhiidhkii u dhaxeeyay wadamada south sudan iyo xukuumada gumaysiga Itoobiya. Xidhiidhkan ayaa go, ay kadib markii Xukuumada Itoobiya soo […]

 
 

Qarax Culus oo Lala Beegsaday Warshada Suufka oo Kutaala Duleedka Mattema Ee Gobolka Axmaarada.

Qarax Culus oo Lala Beegsaday Warshada Suufka oo Kutaala Duleedka Mattema Ee Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa waxay sheegayaan in qarax wayn oo ka dhacay warshad suufka samaysa oo ku taala meel wax yar u […]

 
 

Dagaal Gacanka Hadal Ah oo Dhexmaray Ardayda Oromada & Tigreega Ee Wada Dhigta Jaamacada Wollo.

Dagaal Gacanka Hadal Ah oo Dhexmaray Ardayda Oromada & Tigreega Ee Wada Dhigta Jaamacada Wollo.

Wararka naga soo gaadhaya maagalada Addis Ababa ayaa waxay sheegayaan in dagaal adag uu dhexmaray ardayda wada dhigata jaamaca Wollo University ee kasoo kala jeeda […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay