Wafti Kasocda JWXO oo Qoriile Lagusoo Dhaweeyay.
Waxaa Tuulada Qoriile oo Dagmada Danood ee Gobolka Doollo katirsan gaadhay Wafti balaadhan oo Jabhad Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kasocday. Waftigan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha […]
Waxaa Tuulada Qoriile oo Dagmada Danood ee Gobolka Doollo katirsan gaadhay Wafti balaadhan oo Jabhad Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kasocday. Waftigan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha […]
/ Warar /
Waxaa Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob gaadhay Wafti balaadhan oo kasocda Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO). Socdaalka Waftiga Culimada ee Gobolka Nogob ayaa salka kuhaya […]
/ Warar /
Wafti balaadhan oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa lagusoo dhaweeyay Tuulada Samu oo Dagmada Danood ee Gobolka Doollo katirsan. Waftigan oo uu hogaaminayo […]
/ Warar /
Waxaa Tuulada Karin-bilcile oo Dagmada Qabridahare ee Xarunta Gobolka Qoraxay katirsan lagusoo dhaweeyay Wafti balaadhan oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO). Waftigan oo Socdaal […]
/ Warar /
Wafti Kasocda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa saaka subixii hore booqday Qubuuraha ay ku aasan yihiin qaar kamid ah shuhadadii Ciidanka JWXO, oo ku […]
/ Warar /
Waxaa Dagmada Galadiid (Boodalay) ee Gobolka Qoraxay gaadhay Wafti balaadhan oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO). Waftiga ayaa soodhawayn balaadhan oo shacabka ree Galadiid […]
/ Warar /
Wafti Balaadhan oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa si diiran loogusoo dhaweeyay Tuulada Dawaco-dhacday oo Dagmada Boodalay ee Gobolka Qoraxay katirsan. Waftiga ayaa […]
/ Warar /
Waxaa Dagmada Danood ee Gobolka Doollo gaadhay Wafti Kasocda JWXO oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta JWXO Mudane Axmedyaasiin Sh Ibraahim. Shacabka Gobonimo jacaylka lagu […]
/ Warar /
Waxaa Tuulada Caado oo Dagmada Wardheer ee Xarunta Gobolka Doollo katirsan gaadhay Wafti balaadhan oo kasocday Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO). Waftigan oo uu hogaaminayo […]
/ Warar /
Waxaa Dagmada Shaygoosh ee Gobolka Qoraxay kaqabsoomay Shir Balaadhan oo ay kasoo qayb galeen dadwayne aad utiro badan oo kamid ah dadka Deegaanka. Ugu Horayn […]
/ Warar /
Waxaa kulan muhiim ah Dagmada Shaygoosh ee Gobolka Qoraxay kugalay qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ee Dagmada Shaygoosh iyo Madax Katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia […]
/ Warar /
Wafti balaadhan oo kasocday Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa booqasho kutagay Dugsiga Hooyga Shaygoosh Ee Reer Guuraaga. Dugsigan oo ah mid ardaydu ay uhoydaan […]
/ Warar /
Waxaa Magaalada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan ka amba baxay wafti balaadhan oo JWXO ah kaas oo u kicitimay dhanka Gobolka Doollo waftigan ayaa waxaa […]
/ Warar /
Waxaa Dagmada Shaygoosh ee Gobolka Qoraxay gaadhay Wafti balaadhan oo kasocday Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO). Shacabka kudhaqan Dagmada Shaygoosh ayaa waftiga kaga hortagay duleedka […]
/ Warar /
Waxaa Dagmada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan Kadhaqaaqay Wafti balaadhan oo katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO). Waftigan oo isugu jiray Xubno katirsan Golaha ee […]
/ Warar /
Waxaa magaalada Nirobi ee wadanka Kenya soo gaadhay gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) Dr Abdirahman Sheekh Mahdi Maadeey waxaana kusoo dhaweeyay Magaalada Nirobi shacab […]
/ Warar /
OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONT (ONLF). Declaration of ONLF 4th Congress The Ogaden National Liberation Front held its 4th congress in Godey, Shabeelle region of the Somali […]
/ Afrika, Articles, News in English, Press Releases, Warar /
Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee Gobolka Faafan ayaa xaflad soodhawayn ah usameeyay Gudoomiyah cusub ee JWXO, Dr. Cabdiraxmaan Sh Mahdi (Maadey). Howl-wadeenka iyo […]
/ Warar /
Waxaa goor dhaw Dagmada Ceel-ogaadeen ee Gobolka Qoraxay gaadhay wafti Kasocday Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo uu hor kacayo Gudoomiyaha Hogaanka Qorshanta & Cilmi […]
/ Warar /
Waxaa Tuulada Sanwayne oo Dagmada Ceel-ogaadeen ee Gobolka Qoraxay katirsan gaadhay wafti Culus oo Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kasocday. Waftigan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)