Author Archive: Wariye Qaran

ONLF oo Bayaan Kasoo saartay Dhibaataa Ka Dhacday Wardheer.

ONLF oo Bayaan Kasoo saartay Dhibaataa Ka Dhacday Wardheer.

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya oo Bayaan Kasoo Saartay Dhibaatada ka Dhacday Wardheer. Xilliyadii u dambeeyay oo dhan waxaa Gobolka Doollo ka jirtay dhibaato ka abuurantay […]

 
 

Hay’ada daryeelka Naafada iyo Agoonta ayaa deeq raashin ah uqaybisay danyarta iyo Agoonta Ogadenia

Hay’ada daryeelka Naafada iyo Agoonta ayaa deeq raashin ah uqaybisay danyarta iyo Agoonta Ogadenia

Hay’ada daryeelka Naafada iyo Agoonta Ogadenia ayaa deeq raashin ah uqaybisay danyarta iyo Agoonta Ogadenia ee kudhaqan xerada qoxootiga Xagardheere ee Gobolka Woqooyi Bari Kenya. […]

 
 

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Magaalada Wardheer.

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Magaalada Wardheer.

Wararka ka imanaya Magaalada Wardheer ee xarunta Gobolka Doollo ayaa sheegaya in ciidanka Layuugu ay habeenimadii xalay guryahooda ugu daateen dad shacab ah oo kamid […]

 
 

ururka Culimada Ee UCSO & Culimada Ogadeniya oo Kulan Wada Qaatay.

ururka Culimada Ee UCSO & Culimada Ogadeniya oo Kulan Wada Qaatay.

Waxaa si guul ah kusoo dhamaaday kulan dhex maray Madaxda Ururrka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) iyo Culimada Soomaaliyeed ee magaalada Jigjiga. Kulankan oo kubilowday kala […]

 
 

Xubin xanuunka Macaanka Qaba oo Ku xidhan Xabsiga wardheer.

Xubin xanuunka Macaanka Qaba oo Ku xidhan Xabsiga wardheer.

Waxaa xabsiga magaalada Wardheer kujira Cabdinaasir Xaashi (Cagalaab) oo mudo aad udheer lanoolaa xanuunka Sonkorta (Macaanka). Cabdinaasir wuxuu kamid ahaa xubnihii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia […]

 
 

Deg Deg: Xaalada Magaalada Wardheer oo Kacsan.

Deg Deg: Xaalada Magaalada Wardheer oo Kacsan.

Wararka nagasoo gaadhaya Magaalada Wardheer ee xarunta Gobolka Doollo ayaa sheegaya qalalaase xoogan oo halkaas kataagan, iyo dhibaato lixaad leh oo loogaystay dadka shacabka ah […]

 
 

Xoghayaha Guud Ee JWXO oo Kulan La Qaatay Gudiga Fulinta Ee UCSO.

Xoghayaha Guud Ee JWXO oo Kulan La Qaatay Gudiga Fulinta Ee UCSO.

Waxaa goor dhaw oo galabta ah si guul ah kusoo idlaaday kulan dhex maray Xoghayaha Guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) iyo Gudiga Fulinta […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO oo Hambalyada Ciida u Diray Shacabka Somalida Ogaadeniya.

Gudoomiyaha JWXO oo Hambalyada Ciida u Diray Shacabka Somalida Ogaadeniya.

Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Hambalyo udiray guud ahaan muslimiinta kudhaqan dacalada dunida gaar ahaan shacabka Soomaalida Ogadenia. Gudoomiyaha […]

 
 

Ciid Wanaagsan-Ciid Mubaarak ..عيد مبارك….كل عام و انتم بخير

Ciid Wanaagsan-Ciid Mubaarak ..عيد مبارك….كل عام و انتم بخير

Ciid Wanaagsan–Ciidul Caafiya عيد مبارك….. كل عام و انتم بخير Bahda Warfaafinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) waxay tahniyad u diraysaa dhammaan ummadda islaamka ah gaar […]

 
 

Maamulka Xafiiska JWXO Ee Wardheer oo Siminaar u Bilaabay Xubnaha Gobolka Doollo.

Maamulka Xafiiska JWXO Ee Wardheer oo Siminaar u Bilaabay Xubnaha Gobolka Doollo.

Maamulka Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee Gobolka Doollo ayaa Dagmada Wardheer ka bilaabay siminaar lagu dhisayo wacyiga xubnaha JWXO ee Gobolka Doollo. Siminaarkan […]

 
 

Kulan Muhiima oo Madaxda JWXO ugu Qabsoomay Magaalada Adiss Ababa.

Kulan Muhiima oo Madaxda JWXO ugu Qabsoomay Magaalada Adiss Ababa.

Waxaa magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya kusoo gabagaboobay kulan qiimo badan oo ay isugu yinaadeen madax katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO). Kulankan […]

 
 

Deg Deg: Shir Muhiim Ah oo ONLf & Dowlada Deegaanka Addis Ababa Ugu Dhamaaday.

Deg Deg: Shir Muhiim Ah oo ONLf & Dowlada Deegaanka Addis Ababa Ugu Dhamaaday.

Waxaa si guul ah kudhamaaday kulan baryihii lasoo dhaafay magaalada Addis Ababa uga socday madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) iyo madax katirsan Dowlada Deegaanka […]

 
 

Shir Muhiima oo Ka Dhacay Magaalada Adiss Ababa & JWXO oo Lagu Marti Qaaday.

Shir Muhiima oo Ka Dhacay Magaalada Adiss Ababa & JWXO oo Lagu Marti Qaaday.

Waxaa goor dhaw oo maanta ah magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya kusoo gabagaboobay Shir aad muhiim u ah oo lagaga hadlayay xaalada wadanka […]

 
 

Agoonta Ogaadeniya Ee Ku Dhaqan Kismaamyo oo Raashin La Gaadhsiiyay.

Agoonta Ogaadeniya Ee Ku Dhaqan Kismaamyo oo Raashin La Gaadhsiiyay.

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaadhka ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland deeq raashin ah lagu siiyay Agoon badan oo kamid ah Agoonta reer Ogadenia […]

 
 

Dagmada Laas-Dharkaynle Ee Gobolka Qorahay oo Laga Furay Xafiiskii ONLF.

Dagmada Laas-Dharkaynle Ee Gobolka Qorahay oo Laga Furay Xafiiskii ONLF.

Maanta oo Khamiis ah taariikhduna ay kubeegan tahay 16/5/19 waxaa Calanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) laga taagay Dagmada Laas-dharkaynle ee Gobolka Qoraxay. Wafti balaadhan […]

 
 

Xafiiskii JWXO oo Laga Furay Dagmada Abaaqorow.

Xafiiskii JWXO oo Laga Furay Dagmada Abaaqorow.

Waxaa guud ahaanba wadanka Ogadenia si xowli ah uga socda furitaanka xafiisyada Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo mudo dheer xidhnaa. Wafti balaadhan oo kasocday […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Denmrk oo Kulan is Xogwaraysi Isugu Timaaday.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Denmrk oo Kulan is Xogwaraysi Isugu Timaaday.

Waxaa kulan is xog waraysi ah isugu imaaday xubnaha kaadir iyo masuuliyiin JWXO ah oo dhawaan kasoo laabtay wadankii hooyo kulankan oo ahaa mid isxog […]

 
 

Degmada Shaygoosh oo Xafiiskii JWXO Laga Furay Calankiina laga sudhay.

Degmada Shaygoosh oo Xafiiskii JWXO Laga Furay Calankiina laga sudhay.

Waxaa degmada Shaygoosh ee gobolka Qorahay si rasmi ah looga furay xafiiskii Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogadeniya JWXO. Xafiiskan jabhadda ee laga furay ayaa waxaa goob […]

 
 

ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Jig Jiga oo Kulan Muhiima Isugu Yimid.

ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Jig Jiga oo Kulan Muhiima Isugu Yimid.

Waxaa kulankoodii caadiga ahaa magaalada Jigjiga kuqabsaday Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia, fariciisa magaalada Jigjiga. Kulankan oo ahaa mid muhiim ah waxaa kasoo qayb […]

 
 

Mudaa haraado Waa wayn oo Ka socda Gobolka Axmaarada.

Mudaa haraado Waa wayn oo Ka socda Gobolka Axmaarada.

Wararka nagasoo gaadhaya Wadanka Itoobiya Gaar Ahaan Gobolka Amxarada Ayaa Sheegaya inay maanta Gobolkaas kajiraan, mudaharaado siwayn lasoo agaasimay oo lagaga soo horjeedo maamulka Gobolka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay