Author Archive: Wariye Qaran

Shirkii Kalfadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Si Guul Ah Ku dhamaaday Maalintii Labaad.

Shirkii Kalfadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Si Guul Ah Ku dhamaaday Maalintii Labaad.

Waxaa si nabad ah kusoo dhamaaday qaybtii 4aad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO). Shirka oo ahaa mid ay isku […]

 
 

Kal Fadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO Maalinti 2 aad Qaybtii Hore oo Hada Soo Dhamaatay.

Kal Fadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO Maalinti 2 aad Qaybtii Hore oo Hada Soo Dhamaatay.

Waxaa si guul ah kudhamaaday qaybtii 1aad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee kasocday hoolka Shirarka ee magaalada Qabridahare. […]

 
 

Waxaa Wali Lagu Jiraa Qaybihii Dhexe Ee Shirkii Golaha Dhexe oo Maalintiisii Labaad Galay.

Waxaa Wali Lagu Jiraa Qaybihii Dhexe Ee Shirkii Golaha Dhexe oo Maalintiisii Labaad Galay.

Waxaa lasii dhex musheexayaa qaybihii dhexe ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kaas oo galay maalintii labaad ee shirka. Waxaa […]

 
 

Shirkii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Galabta Si Guul Ah Kusoo Dhamaaday Maalintii Koobaad.

Shirkii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Galabta Si Guul Ah Kusoo Dhamaaday Maalintii Koobaad.

Waxaa goor dambe oo galabta ah guul kusoo dhamaaday Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo saaka kafurmay Magaalada Qabridahare ee […]

 
 

Qaybtii Labaad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe Ee JWXO oo Dib Loofuray.

Qaybtii Labaad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe Ee JWXO oo Dib Loofuray.

Waxaa hada hoolka shirarka ee Magaalada Qabridahare kasocda qaybtii 2aad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kaas oo saaka kafurmay […]

 
 

Maalintii Koobaad Ee Kalfadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Maalintii Koobaad Ee Kalfadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Waxaa si guul ah ku dhamaaday qaybtii 1aad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kaas oo saaka kafurmay hoolka Shirarka […]

 
 

Bahda Warfaafinta JWXO oo Makarafoonka La Dhex Qaaday Shacabka Qabri Dahare.

Bahda Warfaafinta JWXO oo Makarafoonka La Dhex Qaaday Shacabka Qabri Dahare.

Bahda Warfaafinta JWXO ee kusugan magaalada Qabridahare ayaa makarafoonka la dhex qaaday qaar kamid ah wufuuda kaqayb galaysa Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

ONLF oo Ka Qayb Gashay shir Shuruucda Itoobiya Dib Loogu Eegayo oo Adiss Ababa Ka Socda.

ONLF oo Ka Qayb Gashay shir Shuruucda Itoobiya Dib Loogu Eegayo oo Adiss Ababa Ka Socda.

Shiirkan oo hadda ka socda magaalada Addis Ababa oo lagaga hadalayo arrimo muhiim ayaa la filayaa inuu qaato saacado badan oo doodo kala duwan yeelandoona. […]

 
 

ONLF oo 27 Sano Kadib Xafiiskeedii Dib Maanta uga Furtay Magaalada Adiss Ababa.

ONLF oo 27 Sano Kadib Xafiiskeedii Dib Maanta uga Furtay Magaalada Adiss Ababa.

Dowlada Federaalka Itoobiya ayaa maanta si rasmi ah Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ugu wareejisay xagiiskii Jabhada ee magaalada Addis Ababa. Dowlada Federaalka ayaa saaka […]

 
 

G/Xafiiska Siyaasada & Xidhiidhka Heerka Faderal oo Kulan La Qaatay Dhalintii soo Qaban Qaabisay Shirkii Adiss Ababa Ka Dhacay.

G/Xafiiska Siyaasada & Xidhiidhka Heerka Faderal oo Kulan La Qaatay Dhalintii soo Qaban Qaabisay Shirkii Adiss Ababa Ka Dhacay.

Gudoomiyaha Xafiiska Siyaasada iyo Xidhiidhka heer Faderal ee JWXO Mudane Xassan Muxumed Ow-macalim ayaa kulan mahad naq iyo bogaadin ah uqabtay dhalintii sooqaban qaabisay shirkii […]

 
 

Waftigii JWXO oo Hada Si Nabad Ah Kusoo Gaadhay Magaalada Jig Jiga.

Waftigii JWXO oo Hada Si Nabad Ah Kusoo Gaadhay Magaalada Jig Jiga.

Waxaa si nabad ah magaalada Jigjiga kusoo gaadhay Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee kujiray socdaalka Hayaanka Guusha. Socdaalkan taariikhiga ah oo mudo bil […]

 
 

Madaxda JWXO oo Kulan La Qaatay Ururka Haweenka Magaalada Dhagax Buur.

Madaxda JWXO oo Kulan La Qaatay Ururka Haweenka Magaalada Dhagax Buur.

Waxaa hada Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee magaalada Dhagaxbuur kasocda Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Madaxda JWXO iyo Dumarka Soomaalida Ogadenia ee […]

 
 

Shirkii Odayaasha Dhaqanka Magaalada Dhagax Buur & Madaxda JWXO oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Shirkii Odayaasha Dhaqanka Magaalada Dhagax Buur & Madaxda JWXO oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Waxaa si qurux badan kudhamaaday Shir aad muhiim u ahaa oo udhaxeeyay Odayaasha Dhaqanka ee Magaalada Dhagaxbuur iyo Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO). Kulankan […]

 
 

Madaxda JWXO oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka Magaalada Dhagax buur.

Madaxda JWXO oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka Magaalada Dhagax buur.

waxaa Dagmada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar kasocda Shir balaadhan oo udhaxeeya Madaxda JWXO iyo Odayaasha Dhaqanka ee Magaalada Dhagaxbuur. Shirkan oo ah mid muhiim […]

 
 

Shir Balaadhan oo Looga Hadlayay Xuquuqda Soomalida oo ONLF ku Qabatay Magaaada Adis Ababa.

Shir Balaadhan oo Looga Hadlayay Xuquuqda Soomalida oo ONLF ku Qabatay Magaaada Adis Ababa.

shir balaadhan oo si wayn usoo agaasimeen Jabhada ONLF ayaa lagu qabtay magaalada Adiss Ababa, waxaana kasoo wayb galay kumanaan dad ah oo kamida shacabka […]

 
 

Kulan Dhexmaray Madaxda JWXO & Wafti Kamida Ganacsada & Odayaal dhaqameedka Somalida ee K/Afrika.

Kulan Dhexmaray Madaxda JWXO & Wafti Kamida Ganacsada & Odayaal dhaqameedka Somalida ee K/Afrika.

waxaa Maanta kulan muhiima dhexmaray wafti balaadhan oo ka yimiday wadanka Koonfur Afrika iyo Madaxda JWXO ee ku sugan Magaalada Adiss Ababa, kuwaasoo kamida ahaa […]

 
 

Xog Muhiima: Marinka Bar Bara & Wadada isku xidhi doonta Bara Bara ilaa Adis Ababa.

Xog Muhiima: Marinka Bar Bara & Wadada isku xidhi doonta Bara Bara ilaa Adis Ababa.

Waxaa in muddo ahba socda mashruuc Waddo isku xidhaya Berbra ilaa Addis Ababa. Mashruucan sida uu hadda u dhigan yahay waxaa ka mid ah in […]

 
 

Waftigii JWXO oo Tuulada Gudhis si Wayn Loogusoo dhaweeyay.

Waftigii JWXO oo Tuulada Gudhis si Wayn Loogusoo dhaweeyay.

waftigii Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay tuulada Gudhis ee gobolka Nogob. Shacabka Tuulada ayaa waftiga kaga horyimid meel aad ufog, […]

 
 

Xafladii Lagusoo Dhaway nayay Madaxda JWXO oo si Guul Ah kusoo Dhamaatay.

Xafladii Lagusoo Dhaway nayay Madaxda JWXO oo si Guul Ah kusoo Dhamaatay.

Waxaa hada Dagmada Iimay-bari ee Gobolka Shabeelle kusoo gabagaboobay Xaflad balaadhan oo shacabka ree Iimay-bari ay kusoo dhawaynayeen madaxdooda dhabta ah ee xushmada badan ay […]

 
 

Deg Deg: Xaflad lagusoo dhawaynayo JWXO oo Ka socota iimay Bari.

Deg Deg: Xaflad lagusoo  dhawaynayo JWXO oo Ka socota iimay Bari.

 

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay