Author Archive: Wariye Qaran

Shirkii Midnimada & Wada-Tashiga oo Ka Dhacay Kristianstad, Sweden.

Shirkii Midnimada & Wada-Tashiga oo Ka Dhacay Kristianstad, Sweden.

Magaalada Kristianstad ee dalka Sweden ayaa waxaa lagu qabtay shirkii Midnimada iyo Wada-Tashiga Soomaaliyeed oo si heer sare ah loosoo agaasimay. Shirkan ayaa waxaa kasoo […]

 
 

Xaflad Lagu Xusayo Sanadguuradii 34 aad Ee JWXO oo Lagu Qabtay Thailand.

Xaflad Lagu Xusayo Sanadguuradii 34 aad Ee JWXO oo Lagu Qabtay Thailand.

Casimada wadanka Thailand ee Bangkook waxaa maanta lagu qabtay shir si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay sanadguuradii 34aad ee ka soo wareegtay […]

 
 

Jaaliyad Cusub oo Laga Sameeyay France Sanadguuradii 34 aad na Qabatay.

Jaaliyad Cusub oo Laga Sameeyay France Sanadguuradii 34 aad na Qabatay.

Dhalinyarada soomaalida Ogaadeniya ee ku dhaqan magaalada paris ee dalka france ayaa waxay sameeyeen jaaliyad balaadhan oo ka hawul gali doonya dhamaanba magaalooyinka kala duwan […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Yamen oo Qabatay Xuska Sanadguradii 34 Ee JWXO.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Yamen oo Qabatay Xuska Sanadguradii 34 Ee JWXO.

Jaaliyada ogadeniya ee dalka yemen ayaa qabatay xaflad lagu maamuusayay sanadguuradii 34 ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) xafladan oo si […]

 
 

Xaflad Lagu Xusayo Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO oo Dhoobley ka Socota.

Xaflad Lagu Xusayo Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO oo Dhoobley ka Socota.

Waxaa magaalada Dhoobley ee dalka soomaaliya ka socota Xaflad balaadhan oo lagu xusayo sanad guuradii 34 aad ee kasoo wareegtay aaskii aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Daawo: wararkii kala duwanaa Ee ilays tv & Qodobo xiiso badan.

Daawo: wararkii kala duwanaa Ee ilays tv & Qodobo xiiso badan.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal wararkii kala duwanaa iyo qodobadii xiisaha  badnaa ee ilays tv. Hooska daawo ONA.

 
 

Deg_deg: Sanadguuradii 34aad Ee JWXO oo Hada Dhagxlay ka Socota.

Deg_deg: Sanadguuradii 34aad Ee JWXO oo Hada Dhagxlay ka Socota.

Waxaa hada ka socota deegaanka Dhagaxley xaflad lagu xusaayo sanad guuradii 34 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO). Xafladan ayaa […]

 
 

Press Release: OYSU Delegation Arrives in Jigjiga.

Press Release: OYSU Delegation Arrives in Jigjiga.

Press Release 14/08/2018 OYSU Delegation Arrives in Jigjiga On August 14th 2018, Ogaden Youth and Student Union (OYSU) delegates headed by OYSU Chairman Shaafi Sheekh […]

 
 

Daawo: Wararkii ilays tv & Waftiga ka socda OYSU oo Jigjiga Ka Degay.

Daawo: Wararkii ilays tv & Waftiga ka socda OYSU oo Jigjiga Ka Degay.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo wafti balaadhan oo uu horkacaayo gudoomiyaha ururka dhalinyarada OYSU shaafi sheekh […]

 
 

Dhagayso: Idaacada Afka Axmaariga oo Laga Waraystay Hogaanka Warfaafinta JWXO.

Dhagayso: Idaacada Afka Axmaariga oo Laga Waraystay Hogaanka Warfaafinta JWXO.

Daaqadayaal waxaad kusoo dhawaataan Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta JWXO oo laga waraystay idaacada afka Axmaariga ee fadhigeedu yahay dalka jarmalka. Hoos ka dhagayso waraysiga oo faahfaahsan. […]

 
 

Turkiga oo wajahaya xaalad Adag kadib isbadal lama filaan ah oo ku yimi Lacagta Liiraha.

Turkiga oo wajahaya xaalad Adag kadib isbadal lama filaan ah oo ku yimi Lacagta Liiraha.

Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in ay qaadayso tallaabo ay ku dajinayso suuqyada ka dib markii qiimaha lacqagtoodu uu meeshii ugu hoosaysay ka gaadhay suuqyada saamiyada […]

 
 

Dadkii ku dhintay dhul Gariirkii ku dhuftay Indonesia oo Gaadhay 430 Qof.

Dadkii ku dhintay dhul Gariirkii ku dhuftay Indonesia oo Gaadhay 430 Qof.

Waxaa aad usii kordhay dhimashadii  dhul gariirkii ka  dhacay maalmo ka hor jasiirada Lombok ee dalka Indonesia oo gaadhay in ka badan 430 ruux sida […]

 
 

Dhagayso: Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Waraysi Siiyay BBC Focus On Africa.

Dhagayso: Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Waraysi Siiyay BBC Focus On Africa.

Waxaa waraysi ku saabsan xabad joojinta ay  JWXO ku dhawaaqday siiyay idaacada BBC Focus on Afrika Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta JWXO mudane Xassan Mocalim. Waxaa gudoomiyaha […]

 
 

Daawo: Maxay tahay Sababta Ay Itoobiya u Haysataa Dhulka Ogadeniya.

Daawo: Maxay tahay Sababta Ay Itoobiya u Haysataa Dhulka Ogadeniya.

Waxaa inoo sharxaya aqoon yahan Mohamud Ugaas oo kamida aqoon yahanada Ogadeniya wuxuna inooga waramayaa sababta ay Itoobiya u haysato dhulka khayraadku dihin ee soomaalida […]

 
 

Daawo: Xog hayaha Golaha Dhexe Ee ONLF oo Laga waraystay Xabad Joojinta.

Daawo: Xog hayaha Golaha Dhexe Ee ONLF oo Laga waraystay Xabad Joojinta.

Waxaa waraysi ku saabsan xabad joojinta jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO/ONLF) ku dhawaaqday oo laga waraystay Xoghayaha Golaha Dhexe ee JWXO mudane Maxamad Shariif Cumar. […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Mombasa oo Qabatay Sanad Guuradii 34 Ee JWXO.

Jaaliyada Ogaadeniya Mombasa oo Qabatay Sanad Guuradii 34 Ee JWXO.

Jaaliyada Ogaadeniya magaalada mombasa ee wadanka kenya faraca Horseed ayaa maanta isugu yimid xaflad lagu xusaayo sanad guuradii 34 aad ee kasoo wareegte aas aaski […]

 
 

Daawo: Afhayeenka JWXO oo Xabad Joojinta ONLF uga warbixiyay Tvga Horn Cable.

Daawo: Afhayeenka JWXO oo Xabad Joojinta ONLF uga warbixiyay Tvga Horn Cable.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal Afhayaan ONLF Halgame Cabdiqaadir Hassan Hirmooge (Cadaani) oo waraysi siiyay tvga Horn cable tv ayaa ka waramay xabad joojinta ay ku […]

 
 

Xaflad Lagu Xusaayay Sanad Guuradii 34 aad ee JWXO oo Lagu Qabtay Swizzerland.

Xaflad Lagu Xusaayay Sanad Guuradii 34 aad ee JWXO oo Lagu Qabtay Swizzerland.

Waxaa wadanka swezerland lagu qabtay xaflad balaadhan oo ay kasoo qayb galeen xubnaha jaaliyada Ogaadeniya taageerayaasha iyo bulsho waynta soomaaliyeed ee taageersan halganka Ogaadeniya ee […]

 
 

Daawo: Sawirada Shirkii Jaaliyada Ogaadeniya ee Swedan.

Daawo: Sawirada Shirkii Jaaliyada Ogaadeniya ee Swedan.
 
 

Gudiga Jaaliyada Ogaadeniya ee Finland oo Kulan isugu Yimid.

Gudiga Jaaliyada Ogaadeniya ee Finland oo Kulan isugu Yimid.

Waxaa kulan muhiima isugu yimaaday gudiga fulinta jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Finland maanta oo ay taariikhdu ku beeg nayd 11/08/18 waxaana lagu fur furay sidii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay