Author Archive: Wariye Qaran

Daawo: Xildhibaan Rayaale Xaamud oo Ka Waramaya Xaalada Gumaysiga Itoobiya iyo Qabashii Naftiihure Qalbi-Dhagax.

Daawo: Xildhibaan Rayaale Xaamud oo Ka Waramaya Xaalada Gumaysiga Itoobiya iyo Qabashii Naftiihure Qalbi-Dhagax.
 
 

Daawo: Wararkii iyo Warbixinadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilaystv.

Daawo: Wararkii iyo Warbixinadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilaystv.
 
 

Shirkii Gudiga Dhexe iyo Kaadirka Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Lasoo Gabagabeeyay.

Shirkii Gudiga Dhexe iyo Kaadirka Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Lasoo Gabagabeeyay.

Waxaa sadexdii maalmood ee ugu danbaysay kulan muhiim ah lahaa Gudiga dhexe iyo kaadir Jaaliyada Ogaadeniya ee Wadanka Koonfur Afrika waxaana laga wada hadlayay guud […]

 
 

Daawo: Wararka Qubanaha Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Wararkii Ugu Danbeeyay.

Daawo: Wararka Qubanaha Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Wararkii Ugu Danbeeyay.

 

 
 

Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) oo dhambaal tacsi ah u dirtay shacabka Soomaaliyeed.

Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) oo dhambaal tacsi ah u dirtay shacabka Soomaaliyeed.

Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) oo dhambaal tacsi ah u dirtay shacabka Soomaaliyeed. October 15, 2017 Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) waxay shacbiga Soomaaliyeed uga […]

 
 

Gudiga Jaaliyada Ogaadeniya Ee Minneapis oo Kulan Wadatashi Ah Isugu Yimaaday.

Gudiga Jaaliyada Ogaadeniya Ee Minneapis oo Kulan Wadatashi Ah Isugu Yimaaday.

Waxaa maanta isugu yimiday kulan wadatashi ah gudiga Jaaliyada Ogaadeniya ee Minneapolis waxaana la isku waydaar saday, fikir aruurin ku aadan sidii taliska woyaanaha ee […]

 
 

Shirkii Gudiga Dhexe iyo Kaadirka Jaaliyada Ogaadeniya Ee K/Afrika oo Maalintii Labaad Galay.

Shirkii Gudiga Dhexe iyo Kaadirka Jaaliyada Ogaadeniya Ee K/Afrika oo Maalintii Labaad Galay.

Waxaa maanta maalintii labaad galay kulankii gudiga dhexe iyo kaadirka jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Koonfur Afrika shirka ayaa wuxuu furmay maalintii shalay ahayd wuxuuna socon […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Yamen oo Shirkoodii Caadiga Isugu Yimid & Afhayeenka JWXO oo Khadka Taleefanka Kaga Qayb Galay.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Yamen oo Shirkoodii Caadiga Isugu Yimid & Afhayeenka JWXO oo Khadka Taleefanka Kaga Qayb Galay.

Waxaa shirkoodii caadiga ahaa isugu yimaaday jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Yamen Magaalada Sanca shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba qaybaha kala duwan ee bulshada […]

 
 

Dad Shacab Ah oo Gumaysiga Itoobiya ku xidh xidhay Magaalada Jig jiga.

Dad Shacab Ah oo Gumaysiga Itoobiya ku xidh xidhay Magaalada Jig jiga.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaana magaalada jig jiga ayaa waxay sheegayaan in ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya ay dad shacab ah […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Dhimasho Diidimayno” & Kooxdii Heegan.

Daawo: Hees Wadani Ah “Dhimasho Diidimayno” & Kooxdii Heegan.
 
 

Shirkii Gudiga Dhexe iyo Kaadir Jaaliyada Koonfur Afrika oo Furmay.

Shirkii Gudiga Dhexe iyo Kaadir Jaaliyada Koonfur Afrika oo Furmay.

Waxaa maanta ka furmay shirkii gudiga dhexe iyo kaadirka jaaliyada Ogaadeniya Koonfur Afrika faraca JOKA oo lagu casuumay dhamaanba faracyada inay kasoo qayb galaan shirka […]

 
 

Daawo: Waraysigii Gudoomiye ku Xigeenka JWXO Mudane Mohamed Ismaaciil Omar.

Daawo: Waraysigii Gudoomiye ku Xigeenka JWXO Mudane Mohamed Ismaaciil Omar.

Tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv qaybtiisa facebook ayaa wuxuu waraysi la yeeshay gudoomiye ku xigeenka JWXO mudane Mohamed ismaaciil wuxuuna ka waraystay waraysi dhinacyo badan […]

 
 

Daawo: Shirkii Arimaha Xuquuqul Insaanka Baarlamaanka Europe & Tacadiyada Ogaadeniya oo Looga Hadlay.

Daawo: Shirkii Arimaha Xuquuqul Insaanka Baarlamaanka Europe & Tacadiyada Ogaadeniya oo Looga Hadlay.

Shir lagaga hadlaayay arimaha xuquuqul insaanka ee ka furmay shalay oo Khamiistii magaalada Brusels ee wadanka Belgem, ayaa kasoo qayb galay mas’uuliyiin aad ubadan oo […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Qodobadii Xiisaha Badnaa Ee Aad uga Barateen.

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Qodobadii Xiisaha Badnaa Ee Aad uga Barateen.

Waxaad kusoo dhawaataan barnaamijyadii xiisaha badnaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilaystv iyo wararka aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Ururka dhalinyarada OYSU faraciisa Nairobi oo Kulan Abaabul Ah uqabtay Gabdhaha Ogaadeniya.

Ururka dhalinyarada OYSU faraciisa Nairobi oo Kulan Abaabul Ah uqabtay Gabdhaha Ogaadeniya.

Midowga dhalinyarada & Ardayda Ogadenya Faraciisa Nairobi ayaa maanta Kulan Abaabul uqabtay Qaar kamida Hablaha da’yarta ah ee Ogaadeniya, Shirkan Abaabulka ah ayaa waxaa qabtay […]

 
 

Daawo: Muwaadin Soomaaliyeed oo Fariin u Diray Laba Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Daawo: Muwaadin Soomaaliyeed oo Fariin u Diray Laba Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya.
 
 

Deg-Deg: Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya & Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka oo is casilay.

Deg-Deg: Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya & Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka oo is casilay.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa goor dhaw iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka ayaa maanta kulankii golaha wasiiradda xukuumadda Soomaaliya […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Qodobadii Xiisaha Badnaa.

Daawo: Barnaamijyadii kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Qodobadii Xiisaha Badnaa.
 
 

Daawo: Muwaadin Soomaaliyeed oo Fariin udiray Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Daawo: Muwaadin Soomaaliyeed oo Fariin udiray Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya.
 
 

Deg-Deg: Mudaaharaado Cul Culus oo ka socda Qaybo kamida Gobolka Oromada +Sawiro.

Deg-Deg: Mudaaharaado Cul Culus oo ka socda Qaybo kamida Gobolka Oromada +Sawiro.

Waxa saaka mudaaharaad balaadhan ka qarxeen qaybo kamida gobolka oromo waxaana ka socda ilaa hada magaalooyin ka kala ah Shashamane, Ambo iyo Ballet, Mudaaharaado balaadhan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay