Author Archive: Wariye Qaran

Daawo: Muwaadin Soomaaliyeed oo Fariin u diray Baarlamaanka Soomaaliya.

Daawo: Muwaadin Soomaaliyeed oo Fariin u diray Baarlamaanka Soomaaliya.
 
 

Shirka Xuquuqul Isaanka oo Lagaga Hadlaayo Tacadiyada Ogadeniya & Guud Ahaan Ethiopia oo Ka Dhacaya Brussels.

Shirka Xuquuqul Isaanka oo Lagaga Hadlaayo Tacadiyada Ogadeniya & Guud Ahaan Ethiopia oo Ka Dhacaya Brussels.

Shir looga hadli doono Arrimaha Xuquuqul insaanka tacadiyada kufsiga Haweenka iyo dhibaatada gumaysiga Itoobiya ku hayo shucuubta ku hoos nool xukuumada gumaysiga Itoobiya gaar ahaan […]

 
 

Ogaden: ONLF Calls for Peace, Unity and Harmony Between Somali and Oromo Peoples.

Ogaden: ONLF Calls for Peace, Unity and Harmony Between Somali and Oromo Peoples.

The Ogaden National Liberation Front (ONLF) condemns the ongoing violence between Somali and Oromo in Ethiopia. The ONLF claim that hostility has been orchestrated between […]

 
 

Daawo: Wararkii Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Barnaamij yadii Lagusoo Qaatay.

Daawo: Wararkii Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Barnaamij yadii Lagusoo Qaatay.

Waxaad hoos ka daawataan wararkii ugu danbeeyay ee kabaxay tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo barnaamijyadii xiisaha badnaa. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: Muwaadin Soomaaliyeed oo Fariin u diray Baarlaamka Soomaaliya iyo Gudigii Loo xilsaaray Arinta Qalbi-Dhagax.

Daawo: Muwaadin Soomaaliyeed oo Fariin u diray Baarlaamka Soomaaliya iyo Gudigii Loo xilsaaray Arinta Qalbi-Dhagax.

Waxaad hoos ka daawataan muwaadin soomaaliyeed oo fariin u diray baarlamaanka soomaaliya, fariintan ayaa waxay xambaarsan tahay gudiga loi xilsaaray arinta qalbi dhagax iyo laba […]

 
 

Daawo: Wararkii Qubanaha Todobaadka Ee Tvga Qaranka Ilays tv.

Daawo: Wararkii Qubanaha Todobaadka Ee Tvga Qaranka Ilays tv.
 
 

Daawo: Mudaaharaadadii oo Cirka isku Shareeray iyo Shacabka Oromada oo Ku Qaylinaya Xoriyad Baan Rabnaa.

Daawo: Mudaaharaadadii oo Cirka isku Shareeray iyo Shacabka Oromada oo Ku Qaylinaya Xoriyad Baan Rabnaa.

Waxaa wali ka socda mudaaharaado badan oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya guud ahaanba dhulka Oromada, shacabka Oromada ayaa waxay isugu soo soo baxeen magaalooyinka […]

 
 

Daawo: Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka Dhiidhiday Dhiibistii Qalbi-Dhagx oo Fariin u dirtay Baarlamaanka Soomaaliya.

Daawo: Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka Dhiidhiday Dhiibistii Qalbi-Dhagx oo Fariin u dirtay Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa fariin culus u diray baarlamaanka soomaaliya mudane Cumar oo kamida dhalin yarada soomaaliyeed ee ka xumaatay dhiibistii qalbi-dhagax. Hadaba hooska daawo Muuqaalka.

 
 

Daawo: Hees Cusub oo Qalbi-Dhagax Loo Qaaday “Geesiga La Dhiibay” Codkii Ayaan Halgan.

Daawo: Hees Cusub oo Qalbi-Dhagax Loo Qaaday “Geesiga La Dhiibay” Codkii Ayaan Halgan.
 
 

Shir Si Wadajira Ah Usoo Abaabuleen Jaaliyada Ogadeniya & Jaaliyada Soomaaliyeed oo Ka Dhacay Jarmalka.

Shir Si Wadajira Ah Usoo Abaabuleen Jaaliyada Ogadeniya & Jaaliyada Soomaaliyeed oo Ka Dhacay Jarmalka.

Maanta oo ay Taarikhdu ahayd 07/10/2017 waxaa magaalada Offenbach ee dalka Germany lagu qabtay shir ay soo abaabulen Jaliyadaha Somaliyeed ee kudhaqan dalka Germany. Shirkan […]

 
 

OYSU – Faraca Nairobi oo Kulan Muhiima Qabatay.

OYSU – Faraca Nairobi oo Kulan Muhiima Qabatay.

Ururka dhalinta & Ardayda Somalida Ogadenya ee Afka Qalaad lagu yidhaahdo Ogaden Youth And Student Union (OYSU) ayaa Shir heer sare ah kuqabtay Magaalada Nairobi […]

 
 

Daawo: Afhayeenka ONLF Mudane Cadaani oo Waraysi Xasaasiya Siiyay Ilays TV.

Daawo: Afhayeenka ONLF Mudane Cadaani oo Waraysi Xasaasiya Siiyay Ilays TV.
 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv Wararkii iyo Warbixinadi aad uga Barateen.

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv Wararkii iyo Warbixinadi aad uga Barateen.

Waxaad ka daawataan wararkii iyo warbixinadii maanta lagusoo qaatay tvga qaranka Ogaadeniya Ilaystv. Daawo.

 
 

Ciidamada Ciraaq oo la wareegay magaalo muhiim ah.

Ciidamada Ciraaq oo la wareegay magaalo muhiim ah.

Ciidamada Ciraq ayaa magaalada Hawija iyo xaafadaha ku hareereysan ka qabsaday kooxda Daacish, inkasta oo weli dagaalo kooban ay ka socdaan bariga iyo waqooyiga magaalada, […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Wiil Shacab Ah Ku Dilay Xabsi Ku Yaala Magaalada Jig jiga.

Gumaysiga Itoobiya oo Wiil Shacab Ah Ku Dilay Xabsi Ku Yaala Magaalada Jig jiga.

Wararka  naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada Jigjiga ee xarunta gobolka faafan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay xabsi ku dileen […]

 
 

Daawo: Dhaanto Cusub oo Wadani Ah “Ma Dadkaygaan Wali Dirirta Baran” Codkii Halganto Fadumo.

Daawo: Dhaanto Cusub oo Wadani Ah “Ma Dadkaygaan Wali Dirirta Baran” Codkii Halganto Fadumo.

Waxaad hoos ka daawataan Dhaanto wadani ah oo ay inooga luuqayn hayso Fanaanadka ka tirsan kooxda Duufaan Qaran ee dalka Massar. ONA.

 
 

Daawo: Waraysigii Hogaanka Warfaafinta Ee JWXO Mudane Hassan Moalin uu Siiyay Ilays tv.

Daawo: Waraysigii Hogaanka Warfaafinta Ee JWXO Mudane Hassan Moalin uu Siiyay Ilays tv.

Gudoomiyaha Hogaaanka Warfaafinta JWXO mudane Hassan Moalin ayaa wuxuu waraysi dhinacyo badan taaban haya siiyay tvga Qaranka Ilays tv. Hoos ka daawo waraysiga. ONA.

 
 

WFP oo Dhimeysa Gargaarka Ay Siiso Qaxootiga Ku Nool Kenya.

WFP oo Dhimeysa Gargaarka Ay Siiso Qaxootiga Ku Nool Kenya.

Hay’adda WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada ayaa cod dheer ku sheegtay in ay dhimayso 30% cuntadii ay siin jirtey qaxootiga ku jira xeryaha […]

 
 

Trump oo Diiday Inuu Argagixiso Ku Tilmaamo Weerarkii Las Vegas.

Trump oo Diiday Inuu Argagixiso Ku Tilmaamo Weerarkii Las Vegas.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa la weeydiiyay in falkii uu geystey Stephen Paddock ku tilmaami lahaa ‘mid argagixiso oo maxali ah’, balse wuu diiday in […]

 
 

Ismariwaa Wali Ka Dhex Taagan Midowga Yurub & Britain.

Ismariwaa Wali Ka Dhex Taagan Midowga Yurub & Britain.

Baarlamaanka Midowga Yurub (EU) ayaa magaalada Strasbourg ugu codayn doonaa mooshin liddi ku ah qaabka ay UK u waddo wada xaajoodka ay uga baxayso Midowga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay