Author Archive: Wariye Qaran

Dagaal Ka Dhacay Gaba Gabo oo Khasaaro Loogu Gaystay Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Dagaal Ka Dhacay Gaba Gabo oo Khasaaro Loogu Gaystay Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadeniya gaar ahaan magaalada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in cutub kamid ah Ciidanka Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Israel oo Ku Dhawaaqday Dhul-boob Horleh & Inay Dhisi Doonaan 2500 oo Guri.

Israel oo Ku Dhawaaqday Dhul-boob Horleh & Inay Dhisi Doonaan 2500 oo Guri.

Xukuumada Xagjirka ah ee Israel ayaa ku dhawaaqday inay dhuL boob horleh la beegsaneyso dhulka Falastiiniyiinta degenyihiin ee Daanta Galbeed ee wabiga Urdun. Qorshahan cusub […]

 
 

Dad Soomaali Ah oo Laga Masaafuriyey Wadanka Mareykanka.

Dad Soomaali Ah oo Laga Masaafuriyey Wadanka Mareykanka.

Sida wararku sheegayaan waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada umada Soomaliyeed laga dajiyay dad Soomaali ah oo gaadhaya 90 qof. Dadkaas oo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde […]

 
 

Xidhiidhkii Dublamasiyadeed Ee U Dhaxeeyay Gumaysiga Itoobiya iyo South Sudan oo Burburay.

Xidhiidhkii Dublamasiyadeed Ee U Dhaxeeyay Gumaysiga Itoobiya iyo South Sudan oo Burburay.

Waxaa bur bur uu ku yimaaday xidhiidhkii u dhaxeeyay wadamada south sudan iyo xukuumada gumaysiga Itoobiya. Xidhiidhkan ayaa go, ay kadib markii Xukuumada Itoobiya soo […]

 
 

Qarax Culus oo Lala Beegsaday Warshada Suufka oo Kutaala Duleedka Mattema Ee Gobolka Axmaarada.

Qarax Culus oo Lala Beegsaday Warshada Suufka oo Kutaala Duleedka Mattema Ee Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa waxay sheegayaan in qarax wayn oo ka dhacay warshad suufka samaysa oo ku taala meel wax yar u […]

 
 

Dagaal Gacanka Hadal Ah oo Dhexmaray Ardayda Oromada & Tigreega Ee Wada Dhigta Jaamacada Wollo.

Dagaal Gacanka Hadal Ah oo Dhexmaray Ardayda Oromada & Tigreega Ee Wada Dhigta Jaamacada Wollo.

Wararka naga soo gaadhaya maagalada Addis Ababa ayaa waxay sheegayaan in dagaal adag uu dhexmaray ardayda wada dhigata jaamaca Wollo University ee kasoo kala jeeda […]

 
 

Jaaliyada Oromiya Ee Wadanka Koonfur Afrika Shir Qabatay & Jaaliyada Ogadeniya oo Lagu Marti Qaaday.

Jaaliyada Oromiya Ee Wadanka Koonfur Afrika Shir Qabatay & Jaaliyada Ogadeniya oo Lagu Marti Qaaday.

Waxaa wadanka Koonfurta afrika lagu qabtay shirwayn oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Oromiya ee wadanka Koonfur Afrika waxaana lagu marti qaaday jaaliyada Ogadeniya ee […]

 
 

Shirkii Bilaha Ahaa Ee Ururka Dhalinyarada OYSU Seatle Oo Hada Socda.

Shirkii Bilaha Ahaa Ee Ururka Dhalinyarada OYSU Seatle Oo Hada Socda.

Wararka haatan naga soo gaadhaya wadanka maraykanka gaar ahaana magaalada seatle Washington, ayaa waxay sheegayaan in shirkii bilaha ahaa ee ururka dhalinyarada iyo ardayda Ogadeniya […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya Oo Dabaqoodhi Badan Ku Xidh Xidhay Jeel Ogaden.

Gumaysiga Itoobiya Oo Dabaqoodhi Badan Ku Xidh Xidhay Jeel Ogaden.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaana magaalada Jigjiga ee xarunta gobolka faafan ayaa waxay sheegayaan in ciidanka Gumaysiga Itoobiya ay xabsiga u taxaabeen […]

 
 

Daawo: Sargaal Itoobiya Ka Goostay & Waraysi Xasaasi ah oo Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay

Daawo: Sargaal Itoobiya Ka Goostay & Waraysi Xasaasi ah oo Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay
 
 

Deg Deg: Shir Caalami ah oo Lagaga Hadlayo Arrimaha Itoobiya Oo Ka Socda Wadanka Maraykanka Oo Lagu Marti qaaday Madaxda ONLF.

Deg Deg: Shir Caalami ah oo Lagaga Hadlayo Arrimaha Itoobiya Oo Ka Socda Wadanka Maraykanka Oo Lagu Marti qaaday Madaxda ONLF.

Waxaa saacado ka hor  ka bilawday wadanka Maraykan shir Caalami ah oo lagaga hadlayo arrimaha Itoobiya. shirkan oo ay ka soo qayb galeen haayado caalami […]

 
 

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya Oo Tacadiyo ka gaystay Gobolka Nogob.

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya Oo Tacadiyo ka gaystay Gobolka Nogob.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaan Magaalada Fiiq ee xarunta gobolka Nogob ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay ka wadaan tacadiyo […]

 
 

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya Oo Oday 60 Jira ku Dilay Tuulada Sancada Ee Gobolka Jarar.

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya Oo Oday 60 Jira ku Dilay Tuulada Sancada Ee Gobolka Jarar.

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya ay ku dileen oday lixdan jira […]

 
 

Daawo: Wadanka Fransiiska oo Sheegay Inuu Xakameyndoono Masaajida Dhaqaalaha ka Hela Dunnida Islaamka.

Daawo: Wadanka Fransiiska oo Sheegay Inuu Xakameyndoono Masaajida Dhaqaalaha ka Hela Dunnida Islaamka.

Dowlada Faransiiska ayaa hirgelinaysa Hay’ada qaabilsanaan doonto mashaariicda Masaajidada iyo xarumaha Islaamka uu ku leeyahay dalkaasi. Mashruucan oo uu ku dhawaaqay Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa […]

 
 

Deg Deg:Ciidanka Wayaanaha oo Xidhay Baahsan ka Wada Tuulada Huuraale Ee Gobolka Jarar.

Deg Deg:Ciidanka Wayaanaha oo Xidhay Baahsan ka Wada Tuulada Huuraale Ee Gobolka Jarar.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaana xarunta gobolka jarar ee magaaladaDhagaxbuur ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ee nacabka ah ay ka […]

 
 

Deg Deg: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Kooxda Hawaarinta ah Ee Gumaysigu Samaystay Ayaa wuxuu ka Socdaa Mayu-Muluqa Gobolka Nogob.

Deg Deg: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Kooxda Hawaarinta ah Ee Gumaysigu Samaystay Ayaa wuxuu ka Socdaa Mayu-Muluqa Gobolka Nogob.

Wararka naga so gaadhaya xarunta gobolka nogob ee  magaalada fiiq ayaa sheegaya in mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya uu ka socdo Magaalada […]

 
 

Ciidamo Hubaysan oo Lasoo Dhoobay Gobolka Axmaarada & Ardaydii Jaamacadaha oo Ku Biiray Kacdoonka.

Ciidamo Hubaysan oo Lasoo Dhoobay Gobolka Axmaarada & Ardaydii Jaamacadaha oo Ku Biiray Kacdoonka.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa waxay sheegayaan in ay soo buux dhaafiyeen ciidamo aad u badan oo dhalinyaro ah kuwaaasi oo raba inay […]

 
 

Dagaalo Ka Socda Xuduuda Oromiya & Ogadeniya oo Kooxda TPLF Ay Hurinayaan.

Dagaalo Ka Socda Xuduuda Oromiya & Ogadeniya oo Kooxda TPLF Ay Hurinayaan.

Tan iyo maalmihii lasoo dhaafay waxaa dagaalo ay ka socdaan xuduudaha u dhaxeeya Oromiya iyo Ogadeniya kuwaas oo ay dabada ka riixayaan kooxda TPLF oo […]

 
 

Deg Deg: Hogaanka Arimaha Dibada ONLF Mudane Abdirahman Sheekh Mahdi Maadeey iyo Wafdi uu Hogaamin hayo oo Gaadhay Wadanka Maraykanka.

Deg Deg: Hogaanka Arimaha Dibada ONLF Mudane Abdirahman Sheekh Mahdi Maadeey iyo Wafdi uu Hogaamin hayo oo Gaadhay Wadanka Maraykanka.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka maraykanka ayaa waxay sheegayaan in wadankaas ay gaadheen wafdi balaadhan oo uu horkacaayo Hogaanka Arimaha Dibada ee ururka ONLF mudane […]

 
 

Ciidamada Woyaanaha oo Gabadh Shacab Ah Ku Gawracay Tuulada Labiga Ee Gobolka Jarar.

Ciidamada Woyaanaha oo Gabadh Shacab Ah Ku Gawracay Tuulada Labiga Ee Gobolka Jarar.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaana gobolka jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay gabadh shacab ah isugu dareen kufsi iyo gawrac […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay