Author Archive: Wariye Qaran

Kooxda TPLF oo Colaad Ka Dhex Hurisay Gobolada Oromia & Canfarta.

Kooxda TPLF oo Colaad Ka Dhex Hurisay Gobolada Oromia & Canfarta.

Taliska gumaysiga Itoobiya ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay wuxuu kumashquulsanaa sidii uu colaad uga dhex abuuri lahaa shucuubta dariska ah ee uu gumaysto, wayaanaha ayaa wuxuu […]

 
 

Maraykanka oo Dib U Eegis Ku Samaynaya Deeqda Ay Siiyaan Itoobiya.

Maraykanka oo Dib U Eegis Ku Samaynaya Deeqda Ay Siiyaan Itoobiya.

Dawlada maraykanka oo kamid ah dawladaha deeqda ugu badan siiya Gumaysiga Itoobiya ayaa waxay sheegtay in ay ka fiirsan doonto deeqda ay siiyaan xukuumada Wayaanaha […]

 
 

Donald Trump oo Ku Fashilmay In Uu Laalo Mashruucii Obama care.

Donald Trump oo Ku Fashilmay In Uu Laalo Mashruucii Obama care.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa fashilkii 2aad la soo gudboonaadey 100-ka maalmood ee u horeeyey ee xukunkiisa kadib markii Aqalka Kongeresska Maraykanku ku guuldaraystey ansixinta hindise sharciyeed […]

 
 

Mareykanka oo Adkeeyay Bixinta Visaha Dal-ku-galka.

Mareykanka oo Adkeeyay Bixinta Visaha Dal-ku-galka.

Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa weydiisatay Safaaradaha iyo qunsuliyadaha Mareykanka ee caalamka in ay baadhitaan dheeraad ah ku sameyaan dadka qaar marka ay dalbanayaan […]

 
 

45 Duuliye oo Kamida Ciidamada Cirka Ee Gumaysiga Itoobiya oo Shaqada Laga Eryay.

45 Duuliye oo Kamida Ciidamada Cirka Ee Gumaysiga Itoobiya oo Shaqada Laga Eryay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xukuumada wayaanuhu ay shaqada ka caydhisay duuliyayaal diyaaradeed oo tiro dooda […]

 
 

Ra’isul-Wasaare Xasan Khayre oo La Kulmay Wafti Kasocday Midowga Afrika.

Ra’isul-Wasaare Xasan Khayre oo La Kulmay Wafti Kasocday Midowga Afrika.

Ra’isal-wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa qaabilay wafdi sare oo ka ka socday  Ururka Midowga Afrika  (AU) oo booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho. Waftiga oo […]

 
 

Dooni ay la socdeen Tahriibayaal Afrikanka ah oo ku Dagtay Xeebaha Liibiya.

Dooni ay la socdeen Tahriibayaal Afrikanka ah  oo ku Dagtay Xeebaha Liibiya.

Sida ay sheegayaan warar la xaqiijiyay waxaa ku degtay dooni ay la socdeen in ka badan labo boqol 200 oo tariibayaal ah oo marayay xeebaha […]

 
 

Madaxweynihii Hore ee Dalka Masar Xusni Mubaarak oo Lasii Daayay.

Madaxweynihii Hore ee Dalka Masar Xusni Mubaarak oo Lasii Daayay.

Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa xabsiga laga sii daayay, kaddib markii lagu waayay dacwadihii lagu soo oogay. Go’aanka sii deyntiisa ayaa yimid […]

 
 

Laba qarax oo xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho Ee Caasimada Wadanka Soomaaliya.

Laba qarax oo xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho Ee Caasimada Wadanka Soomaaliya.

Laba qarax oo xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaasi oo in badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir, qaraxa koobaad ayaa ka […]

 
 

Wadamada Isbahaysiga La Dagaalamaya Daacish oo Washington Ku Kulmay.

Wadamada Isbahaysiga La Dagaalamaya Daacish oo Washington Ku Kulmay.

Shirkan ayey ku kulmeen wafuud ka kala socotay 68 wadan oo kamid ah isbaheysiga la dagaalanka kooxda xagjirka ah ee Daacish, kulankan ayaa ah kii […]

 
 

Dawlada Kenya oo Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdulahi Farmaajo u Ridey 21 madfac oo Salaan sharaf ah

Dawlada Kenya oo Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdulahi Farmaajo u Ridey 21 madfac oo Salaan sharaf ah

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa subaxnimadii maanta ee Khamiista soo dhaweeyn rasmi ah iyo sharfid u sameeyey dhigiisa Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay […]

 
 

Ciidamo Badan oo Lagusoo Daadiyay Addis Ababa & Xaalada oo Kacsan.

Ciidamo Badan oo Lagusoo Daadiyay Addis Ababa & Xaalada oo Kacsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in habeenimadii xalay lagu soo daadiyay ciidamo badan magaalada Addis Ababa gaar ahaan agagaarka madaxtooyada iyo […]

 
 

Daawo: Maraykanka & UK oo Rakaabka Diyaaradaha ka Mamnuucay Qalabka Electornics-ka.

Daawo: Maraykanka & UK oo Rakaabka Diyaaradaha ka Mamnuucay Qalabka Electornics-ka.

Jahwareer ayaa ka taagan amar kasoo baxay Maraykanka iyo UK oo lagu wado inuu dhaqan galo Sabtida soo socota, kaasi oo lagu soo rogay duulimaadyada […]

 
 

Maxkamada ICC oo Xukun ku rideysa Madaxwayne K/Xigeenkii Hore Ee Congo.

Maxkamada ICC oo Xukun ku rideysa Madaxwayne K/Xigeenkii Hore Ee Congo.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Congo Jean-Pierre Bemba ayaa lagu wadaa in ay xukun ku riddo maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ee ICC, kaddib […]

 
 

Weerar Ka Dhacay Meel U Dhaw Xarunta Baarlamaanka UK oo KHasaare Gaystay.

Weerar Ka Dhacay Meel U Dhaw Xarunta Baarlamaanka UK oo KHasaare Gaystay.

Weerarkan ayuu geystay hal qof oo gaari jiirsiiyey dad badan oo marayey buundada u dhaw xarunta Baarlamaanka UK ee magaalada London oo loo yaqaan Westminster. […]

 
 

Xerada Ciidanka Wayaanaha Ee Araarso oo Lagubay & Shacab Badan oo Laxidhxidhay.

Xerada Ciidanka Wayaanaha Ee Araarso oo Lagubay & Shacab Badan oo Laxidhxidhay.

Wararka naga soo gaadhay magalada Araarso ee gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Gumaysiga Itoobiya iyo shacabka ku dhaqan magaalada Awaare uu dhex maray […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Sadex Qof oo Shacab ah ku Dilay Gobolka Shiniile iyo Xaalada Gobolka oo aad u kacsan.

Ciidanka Wayaanaha oo Sadex Qof oo Shacab ah ku Dilay Gobolka Shiniile iyo Xaalada Gobolka oo aad u kacsan.

Wararka naga soo gaadhaya magalaada diredhabe ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay guud ahaan Gobolka Shiniile gaar ahaana sadex dii tuulo ee […]

 
 

Madaxweyne Mohamed Abdulaahi Famaajo oo Todobaadkan Booqashadiisii ugu Horeysay ku Tagi doona Kenya.

Madaxweyne Mohamed Abdulaahi Famaajo oo Todobaadkan Booqashadiisii ugu Horeysay ku Tagi doona Kenya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in maalinta Khamiista ah ee todobadkan uu booqashadiisii ugu horeysay tan iyo markii xafiiska loo doortay ku […]

 
 

Jaaliyada Oromiya Ee Great Manchester oo Shir wayn Qabatay iyo Jaaliyada Ogadeniya Oo Lagu Marti Qaaday.

Jaaliyada Oromiya Ee Great Manchester oo Shir wayn Qabatay iyo Jaaliyada Ogadeniya Oo Lagu Marti Qaaday.

Waxaa xaflad balaadhan isugu yimid jaaliyada Oromiya ee Manchester wadanka UK, xafladan ayaa waxay ahayd mid lagu xusaayay sanad guuradii kaso wareegtay aas aaskii jabhada […]

 
 

Daawo: Warbixin uu Kadiyaariyay Wariye C/salaan Ciidanka JWXO.

Daawo: Warbixin uu Kadiyaariyay Wariye C/salaan Ciidanka JWXO.

Waxaa war bixin dhinacyo badan taabanaysa ka diyaariyay ciidamada sooma jees tayaasha ah ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Wariye Cabdi salaan Ahmed Kacaan oo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay