Author Archive: Heegan

Shirkii Xubnaha Jaaliyada Ogadeeniya ee Sweden oo Guul kusoo dhamaaday.

Shirkii Xubnaha Jaaliyada Ogadeeniya ee Sweden oo Guul kusoo dhamaaday.

Shirkii bilaha ahaa ee xubanaha jaaliyada Ogaadeniya wuxuu ka dhacay wadanka swedan shirkaas ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha jaaliyada Ogaadeniya ee Swedan shirkan […]

 
 

Shirkii Jaaliyadda Somalida ogadenia Ee Sweden oo ka Furmay Magalada Eskiltuna(Sawiro+hordhac)

Shirkii Jaaliyadda Somalida ogadenia Ee Sweden oo ka Furmay Magalada Eskiltuna(Sawiro+hordhac)

Shirkii sadex bilood laha ahaa ee Jaaliayada Somalida Ogadenia ee Sweden oo hada ka furmay magalada eskilstuna shirka waxaa sidii caadada inoo aheed ayado Qur […]

 
 

Munaasabadii xuskii maalinta xasuuqa Ogadenia Stockholm Sweden(Sawiro Hordhac ah)

Munaasabadii xuskii maalinta xasuuqa Ogadenia Stockholm Sweden(Sawiro Hordhac ah)

Waxaa si rismi hada ugu socota caasimada wadanka Sweden Stockholm Munaasabadii maalinta xasuuqa Ogadenia waxaa khadbado dhaxalgal ah k jeediyaay Xildhibaan Riyaale xaamud oo si […]

 
 

Daawo: Shirkii Gudiga Fulinta JWXO ee Stockholm, Sweden.

Daawo: Shirkii Gudiga Fulinta JWXO ee Stockholm, Sweden.

Waxaa shir sadex maalmood qaatay uu ugu soo dhamaaday wadanka Sweden Gudiga Fulinta ee Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) wuxuuna kusoo dhamaaday guul. Hadaba muuqaalkan […]

 
 

Madaxda Jabhadda ONLF oo Shirkii Gudiga Fulinta kadib xubnaha la kulmay

Madaxda Jabhadda ONLF oo Shirkii Gudiga Fulinta kadib xubnaha la kulmay

Waxaa malmahan dambe ka socday Wadanka Sweden gaar ahaan caasimada Stockholm Shirkii gudiga fulinta ee JWXO oo lagu qiimaynayay xaalada geeska afrika gaar ahaan itoobiyaha. […]

 
 

Shirkii Gudiga Fulinta Ee JWXO oo Maanta ka Furmay Stockholm Sweden(Sawiro)

Shirkii Gudiga Fulinta Ee JWXO oo Maanta ka Furmay  Stockholm Sweden(Sawiro)

Gudiga Fulinta ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa  shir muhiim ah uu maanta uga furmay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm. Shirkan maanta Stockholm uga […]

 
 

Shirkii Halbeega xoriyada Ogaadeniya oo Sweden Hada ka furmay (Sawiro hordhac)

Shirkii Halbeega xoriyada Ogaadeniya oo Sweden Hada ka furmay (Sawiro hordhac)

Waxaa hada ka furmay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm Shirkii halbeega xoriyada ogadenia, shirka oo hada si habsami leh hada uga socda waxaaa shirka lagu […]

 
 

OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED BANAANBAX LAGU TAAGEEERAYO ABDI KARIM QALBI DHAGAX

OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED BANAANBAX LAGU TAAGEEERAYO ABDI KARIM QALBI DHAGAX

OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED KA SOO QAYBGALA BANAANBAX LAGU TAAGEEERAYO WALAALKEN ABDI KARIIM SHEIKH MUSE QALBI DHAGAX OO KA DHICI DOONA SAAFARADA ETHIOPIA EE […]

 
 

Hordhac: Gudoomiyaha JWXO oo Shirkii Maamulka Qaarada Europe Ee OYSU ka Furay Swedan.

Hordhac: Gudoomiyaha JWXO oo Shirkii Maamulka Qaarada Europe Ee OYSU ka Furay Swedan.

Waxaa si rasmi ah ufurmay shirkii mamulka ururka dhalinyarada iyo ardeyda somalida Ogadenia . Waxaana shirka saacad ka hor furay gudoomiyaha jabhada wadaniga xoreynta ogadenia […]

 
 

Ogaysiis Ogaysiis jaaliyaadda soomalida Ogadenia Ee Sweden oo qabanaysa munaasabadi xuskii sanaadguurada JWXO

Ogaysiis Ogaysiis jaaliyaadda soomalida Ogadenia Ee Sweden oo qabanaysa munaasabadi xuskii sanaadguurada JWXO

Dhamaan shacabka Soomaaliyeed waxaa la ogaysinaya in jaaliyadda soomalida ogadenia Sweden qabanayso munaasabadii xuskii sanaadguuradii Jabhadda wadaniga xoreynta ogadenia JWXO Munaasabadan waxaa ka soo  qaybgali […]

 
 

Shirkii Xubnaha jaaliyadda Somalida Ogadenia ee Sweden oo ka qabsoomay Stockkholm

Shirkii Xubnaha jaaliyadda Somalida Ogadenia ee Sweden oo ka qabsoomay Stockkholm

Shirkii Xubnaha jaaliyadda Somalida Ogadenia ee Sweden ayaa ka qabsoomay 12/08/2017 caasimada wadanka Sweden stockholm shirkan oo ah mid sadexdii bilood mar la qabto kuna […]

 
 

Jaaliyadda Somalida Ogadenia Ee Sweden oo ka qaybgashay bandhig dhaqameed wadamada aduunka(Sawiro)

Jaaliyadda Somalida Ogadenia Ee Sweden oo ka qaybgashay bandhig dhaqameed wadamada aduunka(Sawiro)

Jaaliyadda Soomalida Ogadenia ee Sweden gaar ahaan faraca Hallstahammar oo ka qaybgalay bandhig dhaqameed wadamada aduunka ku soo bandhigayeen  wadan walba dhaqankiisa iyo cuntooyinka dhaqanka […]

 
 

Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Ogadenia Ee Wadanka Sweden oo Guul Ku Soo Dhamaaday.

Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Ogadenia Ee Wadanka Sweden oo Guul Ku Soo Dhamaaday.

Shirkii  xubnaha jaaliyada Ogadenia ee Sweden ayaa maanta si fiican ugu qabsomay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm, shirkan ayaa ahaa shirkii xubnaha oo sadexdii bilood […]

 
 

Daawo: Wareysiyo Goos Goos ah Masuuliyiinta Jabhada ONLF iyo xubnaha Jaaliyada xuskii xasuuqa Ogaadenia Sweden.

Daawo: Wareysiyo Goos Goos ah Masuuliyiinta Jabhada ONLF  iyo xubnaha Jaaliyada xuskii xasuuqa Ogaadenia Sweden.

Wareysi goos goos ah Masuuliyiin Jabhadda ah iyo xubnaha Jaaliyadda xuskii xasuuqa ogadenia Sweden Xildhibaan Riyaale xaamud , Xildhibaan Abdinaasir gadhweyne iyo qaar ka mid […]

 
 

Daawo:Khudbadii Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya Ee Swedan Xuskii Maalinta Xasuuqa Ogadeniya.

Daawo:Khudbadii Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya Ee Swedan Xuskii Maalinta Xasuuqa Ogadeniya.

Waxaa khudbad qiimo badan ka jeediyay Maalintii Xasuuqa Ogadeniya oo Lagu qabtay wadan Swedan Caasimadiisa Stocholm gudoomiyaha Jaaliyada Ogadeniya ee Swedan. Hadaba Hoos Ka daawo […]

 
 

DAAWO:KHADBADII XILDHIBAAN ABDINASIR GADHWEYNE XUSKII MAALINTA XASUUQA SOMALIDA OGADENIA EE SWEDEN

DAAWO:KHADBADII XILDHIBAAN ABDINASIR GADHWEYNE XUSKII MAALINTA XASUUQA SOMALIDA OGADENIA EE SWEDEN

Khadbadii Xildhibaan Abdinaasir gadhweyne xuskii maalinta xasuuqa somalida ogadenia xildhibaan ayaa goobta shucuurteda badalay kadib marku sheekeyay qiso ku dhacday qoyskooda muuqaalka hoos ka daawo […]

 
 

Khudbadii Xildhibaan Rayaale Xaamud & Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya Ee Sweden.

Khudbadii Xildhibaan Rayaale Xaamud & Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya Ee Sweden.

Khudbadii Xildhibaan Rayaale Xaamud & Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya Ee Sweden. BY HEEGAN

 
 

Xuskii maalinta xasuuqa Somalida Ogadenia oo xalay kusoo dhamaatay caasimada Sweden Stockholm

Xuskii maalinta xasuuqa Somalida Ogadenia oo xalay kusoo dhamaatay caasimada Sweden Stockholm

Waxaa caasimada wadanka Sweden stockholm lagu qabtay munaasabadii lagu xusayay maalinta xasuuqa shacabka Somalida ogadenia ee bishan oo kale laga xuso dunida dacaladeeda.   Sidii […]

 
 

Warbixin Hordhac Ah Munaasabadii Xuska Xasuuuqa Ogadenia oo Ka Furmay caasimada Sweden ee Stockholm.

Warbixin Hordhac Ah Munaasabadii Xuska Xasuuuqa Ogadenia oo Ka Furmay caasimada Sweden ee Stockholm.

Munaasabada ayaa lagu furay sidii caadada inoo aheed ayadaha quraanka kariimka ah iyo heesta calanka ogadenia kadib waxaa la guda galay manaasabadii xasuuqa oo bulshadii […]

 
 

Ogaysiis Ogaysiis muhiim ah shacabka reer Ogadenia iyo guud ahaan Somalweyn ee Wadanka Sweden

Ogaysiis Ogaysiis muhiim ah shacabka reer Ogadenia iyo guud ahaan Somalweyn ee Wadanka Sweden

Ogaysiis muhiim ah shacabka Somalida ogadenia iyo guud ahaan Soomaliweyn waxaa lagu wargalinayaa inuu jirto munaasabad lagu xusayo maalinta xasuuqa ogadenia oo ah maalin murug […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay