Author Archive: Mideeye

Deg deg: Malaayiin Birr oo Lacagta Itoobiya oo Adis Ababa Lagu Qabtay.

Deg deg: Malaayiin Birr oo Lacagta Itoobiya oo Adis Ababa Lagu Qabtay.

Wararka hada nagasoo gaadhaya caasimada Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in  gacanta lagu dhigay lacag si sharci dara ah looga daabulayay magalada adis ababa lacagtan oo […]

 
 

Hub Farabadan oo Magaalada Addis Ababa Lagu Qabtay.

Hub Farabadan oo Magaalada Addis Ababa Lagu Qabtay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa sheegaya  in shalay magaalada lagu qabtay 55 bistooladood oo si sharci darro ah magaalada […]

 
 

Dadka kudhintay Dagaalkii Qowmiyadaha itoobiya oo 58 ruux kor udhaafay iyo Amnesty oo ka Hadashay.

Wararka nagasoo gaadhaya caasimada gumaysiga Itoobiya ee Adiss Ababa ayaa sheegaya in  dagaaladii  qowmiyadaha Itoobiya udhaxeeyay Wali sii socdaan oo aan Wali wax xal ah […]

 
 

Deg Deg: Bananbaxyo Waawayn oo Addis Ababa Kasocda & Xaalada oo Meel Xun Maraysa.

Deg Deg: Bananbaxyo Waawayn oo Addis Ababa Kasocda & Xaalada oo Meel Xun Maraysa.

Wararka aan ka helayno caasimada Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya in qaybo badan oo magaalada kamid ah ay mudaharaado waawayn kasocdaan wakhtigan xaadirka ah. […]

 
 

Daawo: Kumanaan Shacab Ah oo Addis Ababa Kusoo Barakcay & Xaalada oo Wali Qasan.

Daawo: Kumanaan Shacab Ah oo Addis Ababa Kusoo Barakcay & Xaalada oo Wali Qasan.

Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya gaar ahaan casimada Addis Ababa ayaa sheegaya in magaaladu laciir ciirayso kumanaan qoysas ah oo hareeraha magaalada kasoo cararay caasimadana soo […]

 
 

Deg-Deg: Dagaal Qawmiyadeed oo Ka Socda Magaalada Adiss Ababa & Dad Ku Barakacay.

Deg-Deg: Dagaal Qawmiyadeed oo Ka Socda Magaalada Adiss Ababa & Dad Ku Barakacay.

Wararka nagasoo gaadhaya caasimada gumaysiga itoobiya ee Adis Ababa ayaa sheegaya in  aga gaarka casimada itoobiya gaar ahaan galbeedka  adis ababa kasocdaan dagaalo xoogan udhaxeeya […]

 
 

Xaalada Addis Ababa oo Qasan & Safaaradaha Maraykanka & UK oo Dadkooda Udigay.

Xaalada Addis Ababa oo Qasan & Safaaradaha Maraykanka & UK oo Dadkooda  Udigay.

Waxaa maalmihii udanbeyay xaalad cakiran iyo isdhexyaac kujirta caasimada Itoobiya ee Addis Ababa waxaana isku haysta taageerayaasha ururada Ginbod 7 iyo OLF oo kala matala […]

 
 

Kulan 3-geesood Ah oo Udhaxeeya Sucuudiga, Itoobiya & Eritrea oo Jidda Kafurmaya.

Kulan 3-geesood Ah oo Udhaxeeya Sucuudiga, Itoobiya & Eritrea oo Jidda Kafurmaya.

Wararka naga soo gaadhaya Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa sheegaya in shir sadex geesood ah oo u dhaxeeya dowladaha Eritrea, Itoobiya iyo Sucuudiga maalinta axada ah […]

 
 

Daawo: Xayaysiis Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays Tv.

Daawo: Xayaysiis Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays Tv.

 

 
 

Urur Gobaledka IGAD oo Bari Shirkuyeelan Haya Adis Ababa & Eritrea oo Dib xubin Uga Noqon haysa.

Urur Gobaledka IGAD oo Bari Shirkuyeelan Haya Adis Ababa & Eritrea oo Dib xubin Uga Noqon haysa.

Wararka nagasoo gaadhaya caasimada gumaysiga itoobiya ee adis ababa ayaa sheegaya in shir madaxeedkii 33 aad ee urur gobaleedka IGAD bari ka furmi doono casimada […]

 
 

Dhalinyarada Gobolka Nogob oo Isugu Yimid Shir Jig Jiga Ka Dhacay Si Buuxdana ugu Taageeray JWXO.

Dhalinyarada Gobolka Nogob oo Isugu Yimid Shir Jig Jiga Ka Dhacay Si Buuxdana ugu Taageeray JWXO.

Waxaa maanta magalada jigjiga kulan balaadhan isoogu yimid dhalinyarada kasoo jeeda gobolka Nogob waxayna dhalinyaradu  kulankooda kaga arinsadeen Siday ula jaanqaadi kahaayeen Isbadalada ogadenya kasocda […]

 
 

Deg Deg: Booliiska Itoobiya oo Sheegay in Injineer Simegnew Bakele isagu is Dilay.

Deg Deg: Booliiska Itoobiya oo Sheegay in Injineer Simegnew Bakele isagu is Dilay.

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Adiss Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in booliiska fadaraalka Itoobiya shaaciyay natiijada baadhitaankii lagu sameeyay dilkii ingjineerkii biyo xidheenka […]

 
 

Itoobiya oo Safaaraday Casmara Kulahayd Dib Loo Furay.

Itoobiya oo Safaaraday Casmara Kulahayd  Dib Loo Furay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Eritrea ayaa sheegaya in Itoobiya saaka dib u furtay safaaradii ay ku lhayd casimada dalka Eritrea ee Casmara, Furitaanka safaarada […]

 
 

Markab Itoobiyaan Ah oo Dekada Musawac Kusoo Xidhay.

Markab Itoobiyaan Ah oo Dekada Musawac Kusoo Xidhay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Eritrea ayaa sheegaya in dekada musawac ee dalka Eritrea uu kusoo xidhay markab Itoobiya leedahay oo ka yimid boqortooyada Sucuudiga. […]

 
 

Guddiga Doorashooyinka Itoobiya oo xisbiyada Mucaaradka ah La Kulmay.

Guddiga Doorashooyinka Itoobiya oo xisbiyada Mucaaradka ah La Kulmay.

Guddiga doorashooyinka Itoobiya, National Electoral Board of Ethiopia ee magaciisa loosoo gaabiyo (NEBE) ayaa waxuu maanta wada hadal la yeeshay qaar kamid ah hogaamiye yaasha […]

 
 

Saraakiil Ka Tirsan Hay,ada Saadaasha Hawada Itoobiya oo Xabsiga Ladhigay.

Saraakiil Ka Tirsan Hay,ada Saadaasha Hawada Itoobiya oo Xabsiga Ladhigay.

Wararka ka imanaya Itoobiya ayaa sheegaya in ciidanka booliska Federal Itoobiya xabsiga u taxaabay 9-aal sargaal oo ka tirsan hay,ada maamusha hawada Itoobiya oo maalmahan […]

 
 

Dagaal Qawmiyadaha Itoobiya U Dhexeeya oo Gobolka Binshagul Kasocda.

Dagaal Qawmiyadaha Itoobiya U Dhexeeya oo Gobolka Binshagul Kasocda.

Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya gaar gobolka  Binshagul Gumus ayaa sheegaya in magaalada Daleti kadhacay dagaal u dhaxeeya  Qawmiyadaha Oramada iyo Binishangul ka waxaana halkaas […]

 
 

Waftigii JWXO oo Kulan La Qaatay Ugaaska Beesha Ciise

Waftigii JWXO oo Kulan La Qaatay Ugaaska Beesha Ciise

Waxaa maanta lagu soo dhaweeyey guriga ugaaska guud ee beesha ciise Ugaas Mustafe Mohamed Ibrahim wafdi ka socda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee (JWXO) oo […]

 
 

Shaqaalaha Hawada Itoobiya oo Shaqo Joojin Sameeyay.

Shaqaalaha Hawada Itoobiya oo Shaqo Joojin Sameeyay.

Masuuliyiinta hay’ada hawada maamula ee Bariga Afrika ayaa walaac wayn ka muujiyay nabad galiyada diyaaradaha isticamalaya hawada Itoobiya gaar ahaana aaga garoomada Itoobiya. Dawlada Kenya […]

 
 

Shiinaha oo Mashaariic uu Itoobiya Kawada Joojiyay.

Shiinaha oo Mashaariic uu Itoobiya Kawada Joojiyay.

Waxa uu walaac xoogan soo wajahay dowlada Shiinaha oo sanooyinkii udu danbeeyey Itoobiya lacago dayn ah ku harqinaysay maalnagalinaysay. Mashaariic waawayn oo ay Itoobiya ka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay