Author Archive: Mideeye

Itoobiya Gaadhi Xamuul Ah Oo Hub Lagu Qabtay.

Itoobiya Gaadhi Xamuul Ah Oo Hub Lagu Qabtay.

Booliska Itoobiya ayaa sheegay inay gacanta kudhigeen gaadhi Xamuul ah oo wada hub Qoryo, bambooyin iyo Rasaas isoogu jira. Hubkan ayaa sida lasheegay waxaa laga […]

 
 

Hogaanka TPLF oo Afka Furtay & Xukuumada oo Uu Eedeeyay.

Hogaanka TPLF oo Afka Furtay & Xukuumada oo Uu Eedeeyay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Tigrey ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya isku dhex yaac iyo khalkhal siyaasadeed oo kajira Gobolka Tigrey. Gudoomiyaha TPLF ahna madaxwaynaha […]

 
 

Gobolka Guraagada Oo Dad Aad Ubadan Lagu Laayay.

Gobolka Guraagada Oo Dad Aad Ubadan Lagu Laayay.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Itoobiya gaar ahaan Gobolka Shucuubta konfured ayaa sheegaya in 24  Ruux oo shacab ah lagu dilay deegaanka guraagaha oo katirsan Gobolka […]

 
 

Abiye oo Dhaar Kumaray Sii Xoojinta Ugaadhsiga Dambiilayaasha Cadaaladana Horkeenayo.

Abiye oo Dhaar Kumaray Sii Xoojinta Ugaadhsiga Dambiilayaasha Cadaaladana Horkeenayo.

Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa balan-qaaday in uu sii balaadhin doono ugaadhsiga dambiilayaasha, Abiye Ahmed ayaa wuxuu sheegay in xukuumaddu ay sii wadi doonto howlgalada […]

 
 

Amnesty International oo Soodhawaysay Qab-qabashada Saraakisha TPLF.

Amnesty International oo Soodhawaysay Qab-qabashada Saraakisha TPLF.

Hay,ada Amnesty international ayaa si wayn usoo dhawaysay qab qabashada saraakiishii gumaadka iyo xasuuqa ka gaystay Ogadenya iyo Itoobiya. Warsaxaafadeed usoo saaray Agaasima Bariga Afrika […]

 
 

Taliye Kuxigeenkii Hore ee Sirdoonka Itoobiya Yared Zerihun Oo Maxkamad Lasoo-taagay..

Taliye Kuxigeenkii Hore ee  Sirdoonka Itoobiya Yared Zerihun Oo Maxkamad Lasoo-taagay..

Waxaa maanta Maxkamad  lasootaagay taliye kuxigeenkii horee Hay,ada sirdoonka Itoobiya Yared Zerihun waxaana lagusoo eedeeyay xad gudubyo kadhan ah xuquuqda adanaha, Sidookale Mr Yared ayaa bishii […]

 
 

Kinfe Dagnew oo Maanta Maxkamad Lasootagay Sheegayna Inuuna lacagta Looyarka Iskabixin Karin.

Kinfe Dagnew oo Maanta Maxkamad Lasootagay Sheegayna Inuuna lacagta Looyarka Iskabixin Karin.

Waxaa maanta Maxkamad Magalada Adis Ababa kutaala lasootaagay General Kinfe Dagnew oo shalay isagoo siibaxsan haya lasooqabtay. General Kinfe oo loohaysto lunsashada malaayiin lacag ah ayaa […]

 
 

Dowlada Suudan oo Tigraygii Gobolka Amxarada Kagasooqaxay Sootarxiishay.

Dowlada Suudan oo Tigraygii Gobolka Amxarada Kagasooqaxay Sootarxiishay.

Wararka nagasoo gaadhaya xadka udhaxeeya Dalalka Itoobiya iyo Suudan ayaa sheegaya in dowlada Suudaan bilowday celinta dadkii Qowmiyada tigrayga kasoo jeeday ee gobolka Amxarada gaar […]

 
 

Taliyihii Horee Sirdoonka Itoobiya Gettajow Asafe Oo La Ogaaday Inuu Qarixii Abiye Ahmed Kadanbeeyay.

Taliyihii Horee Sirdoonka Itoobiya Gettajow Asafe Oo La Ogaaday Inuu Qarixii Abiye Ahmed Kadanbeeyay.

Xeer-Ilaaliyaha Guud Itoobiya Berhanu Tsegaye oo maanta saxaafada kula hadlay magalada Adis Ababa ayaa kahadlay Arimo badan oo muhiim ah. Xeer-Ilaaliyaha ayaa waxuu Soo bandhigay […]

 
 

Itoobiya Oo Inkabadan 40tan Saragaal Xabsiga Utaxaabtay.

Itoobiya Oo Inkabadan 40tan Saragaal Xabsiga Utaxaabtay.

Wararka nagasoo gaadhaya Caasimada Itoobiya ee Adis Ababa ayaa sheegaya in Booliiska Itoobiya xabsiga utaxaabay in kabadan 40 Sargaal oo Qaarkood Sirdoonka Ethiopia Katirsanyahay. Dhamaan […]

 
 

Mass grave of 200 people uncovered in Ethiopia, say police

Mass grave of 200 people uncovered in Ethiopia, say police

 ADDIS ABABA, Ethiopia |Ap  Ethiopia’s state affiliated broadcaster says police have uncovered a mass grave of 200 people in the troubled area between the country’s […]

 
 

Madaxda Wadamada Soomaliya, Itoobiya & Eritrea Oo Bayaan Wada Jir ah Soo saaray.

Madaxda Wadamada Soomaliya, Itoobiya & Eritrea Oo Bayaan Wada Jir ah Soo saaray.

Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed,Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdulahi Farmaajo Iyo Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki oo maalmihii ugu danbeeyay kusugnaa gobolka Amxarada ee Itoobiya ayaa waxay soo […]

 
 

Idaacada LVD oo Waraysi Layeelatay G/H/Warfaafinta JWXO.

Idaacada LVD oo Waraysi Layeelatay G/H/Warfaafinta JWXO.

Idaacada LVD oo fadhigeedu yahay wadanka Djabuuti ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanayay layeelatay Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta JWXO mudane Xassan Muxumed ow-macalim. Mudane Xassan […]

 
 

Deg Deg: Magalada Metema Ee Gobolka Amxraada oo Dad lagu Laayay.

Deg Deg: Magalada Metema Ee Gobolka Amxraada oo Dad lagu Laayay.

Wararka Nagasoo gaadhaya Wadanka Itoobiya gaar ahaan gobalka Amxarada ayaa sheegaya in Galabta xaaladu kasii daratay kadib markii odayaal wada hadal nabadeed iyo dhaxdhaxaadin waday […]

 
 

Oridin Bedri oo Loo Doortay Madaxweynaha Maamulka Herarida.

Oridin Bedri oo Loo Doortay Madaxweynaha Maamulka Herarida.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya gaar ahaan Gobalka Harerida ayaa sheegaya in Oridin Bedri loo doortay Madaxwaynaha Kililka Herarida. Mr. Oridin Bedri ayaa waxa uu xilka […]

 
 

Abiye Ahmed oo Shimelis Abdissa Umagacabay Agaasimaha Guud Ee Xafiiskiisa.

Abiye Ahmed oo Shimelis Abdissa Umagacabay Agaasimaha Guud Ee Xafiiskiisa.

Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa Shimelis Abdissa umagacaabay Agaasimaha guud ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya waxuuna Xilka Kaqaaday  Fitsum Arega oo ilaa bishii April xilkan […]

 
 

Toogasho Kadhacday Gobolka Amxaarada& Dad Badan oo Kudhintay.

Toogasho Kadhacday Gobolka Amxaarada& Dad Badan oo Kudhintay.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Itoobiya gaar ahaan Gobolka Amxarada ayaa sheegaya in toogasho xalay kadhacday magaalo lagu magacaabo Lalibela oo katirsan Gobolka Wello. Wararka ayaa […]

 
 

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay oo Eritrea Cunaqabatayntii Kaqaadaya.

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay oo Eritrea Cunaqabatayntii Kaqaadaya.

Golaha Amaanka Qaramada midoobay ayaa Lasheegayaa Inay Sibuuxda cunaqabatayntii hubka Iyo xanibaada Socdaalka uga qaadayaan dalka Eritrea. Dowlada Ingiriska ayaa 14ka bishan November waxay golaha […]

 
 

Deg Deg: Qowmiyada Sidaamaha oo Ismaamul Gooni ah Yeelatay.

Deg Deg: Qowmiyada Sidaamaha  oo Ismaamul Gooni ah Yeelatay.

Wararka Nagasoo gaadhaya wadanka Itoobiya gaar Ahaan Gobalka Shucuubta Koonfureed ayaa sheegaya in Qowmiyada Sidaamaha loo ogolaaday Ismaamul U gaar Ah Inay yeeshaan. Golaha deegaanka […]

 
 

Madaxwaynaha Maxkamada Saree Itoobiya oo Markii Ugu Horaysay Haweenay Loo Doortay.

Madaxwaynaha Maxkamada Saree Itoobiya oo Markii Ugu Horaysay  Haweenay Loo Doortay.

Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa Waxuu  Madaxwaynaha Maxkamada Saree Itoobiya umagacaabay Meaza Ashenafi oo ah haweenay sharci yaqaanad ah. Haweenaydan ayaa waxay Horay u aas-aastay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay