Author Archive: Mideeye

Shiinaha oo Mashaariic uu Itoobiya Kawada Joojiyay.

Shiinaha oo Mashaariic uu Itoobiya Kawada Joojiyay.

Waxa uu walaac xoogan soo wajahay dowlada Shiinaha oo sanooyinkii udu danbeeyey Itoobiya lacago dayn ah ku harqinaysay maalnagalinaysay. Mashaariic waawayn oo ay Itoobiya ka […]

 
 

Itoobiya oo 108 Qof Xabsiga Dhigtay, Ogow Sababta.

Itoobiya oo 108 Qof Xabsiga Dhigtay, Ogow Sababta.

Wararka naga soo Itoobiya gaar ahaan magaalada Addis ababa ayaa sheegaya in booliiska Ismamul magaalaha Addis ababa xabsiga u taxaabay 108 qof oo danbiyo kala […]

 
 

Deg-Deg: Diyaarad Itoobiya Leedahay oo Burburtay iyo Saraakiil ku Dhimatay.

Deg-Deg: Diyaarad Itoobiya Leedahay oo Burburtay iyo Saraakiil ku Dhimatay.

Wararka hada nasoo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in saaka aroortii ay soo dhacday diyaarad milatari oo helikobtar ah kuna dhinteen 15 Askari oo katirsan ciidanka […]

 
 

Maydka Ruux somali ah oo lagaw Racay oo Suuqa JigJiga Laga Helay.

Maydka Ruux somali ah oo lagaw Racay oo Suuqa JigJiga Laga Helay.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha ogadenya gaar ahaana Magada Jig Jiga ee xarunta gobolka Faafan ayaa sheegaya in saaka shacabka magalada jigjiga ku waabariisteen maydka ruux […]

 
 

Shaqaalihii Biyo Xidheenka Abay Ee Itoobiya oo Shaqo Joojin Sameeyay.

Shaqaalihii Biyo Xidheenka Abay Ee Itoobiya oo Shaqo Joojin Sameeyay.

Wararka aanka helayno wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in shaqaalihii biya xidheenka Itoobiya ee Abay ay maalinkii sadexaad shaqo joojin kujiraan. Shaqaalaha ayaa kacaban haya mushahar […]

 
 

Abiye Axmed oo Sheegay In Uu Sii wadayo Isbadalka uu Bilaabay.

Abiye Axmed oo Sheegay In Uu Sii wadayo Isbadalka  uu Bilaabay.

­Raysal-wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiye Axmed oo shalay saxaafada kula halayay xafiiskiisa magalada Addis Ababa ayaa sheegay inuu sii wadi doono Isbadalada uu ka wado […]

 
 

Hay’ada Duulista Hawada Itoobiya oo Shaqo Joojin Kudhaqaaqday.

Hay’ada Duulista Hawada Itoobiya oo Shaqo Joojin Kudhaqaaqday.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Itoobiya gaar ahaan caasimada Addis Ababa ayaa sheegaya in hay’ada maamusha hawada Itoobiya ee magaceeda loo soo gaabiy (ATCs) ay bari […]

 
 

Mustafe Mohamed Cumar oo Ka hadlay Kulankii Dhexmaray Isaga & ONLF.

Mustafe Mohamed Cumar oo Ka hadlay Kulankii Dhexmaray Isaga & ONLF.

Mudane Musdhafe Muxumed Cumar oo ka hadlay kulan isaga iyo sarakiil masuuliin ONLF ah ku dhexmaray magaalada Addis Ababa ayaa sheegay inay is afgarad buuxa […]

 
 

Ururka ANDM oo Saraakiil Kamid Ahaa Caydhiyay + Sababta.

Ururka ANDM oo Saraakiil Kamid Ahaa Caydhiyay + Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya gaar ahaan Gobolka Axmaarada ayaa sheegay in ururka talada Gobolka Axmaarada haya ee ANDM uu xubinimadii urarka kasaaray Bereket Simon  […]

 
 

Addis Ababa oo Biyo La’aan Baahsan Ay Ka Jirto.

Addis Ababa oo Biyo La’aan Baahsan Ay Ka Jirto.

Warar lagu kalsoon yahay oo Wakaalada Wararka Ogaadeeniya ee ONA ay heshay ayaa sheegaya in magaalada Addis Ababa biyo la,aantii ugu xumayd kataagantahay qaybo kamid […]

 
 

Madaxii Shirkada Korontada Itoobiya oo Xilkii Laga Xayuubiyay.

Madaxii Shirkada Korontada Itoobiya oo Xilkii Laga Xayuubiyay.

Wararka naga soo gaadhaya caasimada Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya in Zeb Asnake oo ahayd madaxa shirkada korontada ee Itoobiya ,(Ethiopian Electric Power) ee […]

 
 

Madaxwaynaha Eritrea oo Kilalka Amxaarada Booqanaya.

Madaxwaynaha Eritrea oo Kilalka Amxaarada Booqanaya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo wafdi uu hogaaminayo ay booqasho ku tagayaan kililka Amxaarada. Madaxa Warfaafinta […]

 
 

Xuskii Sanad Guuradii 34 aad ee JWXO oo Addis Ababa Lagu Qabtay.

Xuskii Sanad Guuradii 34 aad ee JWXO oo Addis Ababa Lagu Qabtay.

Xaflad sanad guuradii 34 ee JWXO oo si wanaagsan ay u soo agaasimeen Jaaliyada Soomaalida Ogadenya ee ku dhaqan magaalada Addis Ababa ayaa caawa waxay […]

 
 

TPLF oo Afka Furatay & Gaadhi Walxaha Qarxa Siday oo Kililka Tigray Lagu Qabtay.

TPLF oo Afka Furatay & Gaadhi Walxaha Qarxa Siday oo Kililka Tigray Lagu Qabtay.

Wararka naga soo Itoobiya gaar ahaan Gobalka Tigray ayaa tibaaxaya in maleeshiyadka maamulka Tigray qabteen gaadhi walxaha qarxa lago soo buuxiyay oo kusii jeeday caasimada […]

 
 

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo Muqdisho Kadegay.

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo Muqdisho Kadegay.

Wararka naga soo gaadhaya caasimada Jamhuuriyada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in wafdi balaadhan oo ay hogaaaminayaan Wasiirka Arimaha Dibada Osman Saleh iyo lataliyaha madaxwaynaha […]

 
 

Shacabka S. Ogadenya oo Si Diiran Usoo Dhaweeyay Xabad Joojinta Ay JWXO Ku Dhawaaqday.

Shacabka S. Ogadenya oo Si Diiran Usoo Dhaweeyay Xabad Joojinta Ay JWXO Ku Dhawaaqday.

Waxaa maanta xabad joojin hal dhinac ah ku dhawaqday Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee (JWXO/ONLF).  Go,aanka JWXO oo ahaa mid xiligii loogu tala galay kusoo […]

 
 

Qarax Kadhacay Magaalada Shashabane ee Kililka Oromada.

Qarax Kadhacay Magaalada Shashabane ee Kililka Oromada.

Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya gaar ahaan Gobolka Oromada ayaa sheegaya in qarax culus oo gaadhi loo adeegsaday kadhcay. Xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynhayay Jawahir Mohamed oo […]

 
 

Itoobiya oo Dhuumo Shidaalka Qaada Dekadaha Eritrea Kasoo Xidhiidhinaysa.

Itoobiya oo Dhuumo Shidaalka Qaada Dekadaha Eritrea Kasoo Xidhiidhinaysa.

Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya ayaa sheegaya in dowlada imaraadku maalgalinayso dhismaha dhuumo shidaalka qaada oo dhulka hoostiisa mara iskuna xidha dekada ASSAB ee dalka […]

 
 

Wasiirka Arimaha Dibada ee Eritrea oo Addis Ababa Ku Wajahan.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Eritrea oo Addis Ababa Ku Wajahan.

Wararka naga soo gaadhaya caasimada Gumaysiga Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya in Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Eritrea Cismaan Saalax uu maanta booqasho ku […]

 
 

Jabhada Oromada ee OLF oo Sheegtay Inay Oromiya Madax Banaanaato.

Jabhada Oromada ee OLF oo Sheegtay Inay Oromiya Madax Banaanaato.

Waxa uu wadanka Eritrea wadahadal uga socday Jabhada Xoraynta Oromiya ee Oromo Liberation Front (OLF) IYO taliska Itoobiya. Wadahadalka ayaa waxaa dhanka Itoobiya u matalayay Wasiirka Arrimaha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay