Author Archive: Mideeye

Ciidamo katirsan jabhada TPDM ee tigrayga oo itoobiya soogalay.

Ciidamo katirsan jabhada TPDM ee tigrayga oo itoobiya soogalay.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Itoobiya gaar ahaan gobolka tigrayga ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Jabhada Tigray People’s Democratic Movement (TPDM) oo tira ahaan lagu sheegay  […]

 
 

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Dhanaan Si Diiran Loogusoo Dhaweeyay.

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Dhanaan Si Diiran Loogusoo Dhaweeyay.

waxaa dagmada dhanaan ee gobalka shabeele  gadhay Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo xoghaya Golaha dhexe ee jwxo Naftihure mahamed Shariif. Waftiga jwxo oo markay duleedka […]

 
 

Maalintii xuska Calanka Itoobiya oo Gabi Ahaan ba La Joojiyay Sanadkan.

Maalintii xuska Calanka Itoobiya oo Gabi Ahaan ba La Joojiyay Sanadkan.

Wararka aanka helayno casimada Itoobiya ee Adiss Ababa ayaa sheegaya in taliska Itoobiya joojiyay xuskii sanad walba loo samayn jirnay Calanka Itoobiya. Gudiga qaban qaabada […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Yamen oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimid.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Yamen oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimid.

Jaaliyada Somalida ogadenya ee dalka yaman ayaa maanta isoogu timid shir sifiican loosoo agaasimay oo is xogwaraysi ah, shirkan oo lagu qabtay hoolka Wayn ee […]

 
 

Hay,ada xuquuqul Insaanka itoobiya oo si adag udhaleecaysay xuukumada abiye ahmed.

Hay,ada xuquuqul Insaanka itoobiya oo si adag udhaleecaysay xuukumada abiye ahmed.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Itoobiya gaar ahaan magaala Awaas ee uu shirka EPRDF kasocdo ayaa sheegaya in hay,ada xuquuqul insaanka Itoobiya si aan horay looga […]

 
 

Toogasho Adis Ababa ka Dhacday iyo Sadex Askari oo ku Dhimatay.

Toogasho Adis Ababa ka Dhacday iyo Sadex Askari oo ku Dhimatay.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Itoobiya gaar ahaan caasimada Adiss Ababa ayaa sheegaya in Askari katirsan booliska fadaraalka Itoobiya xabad kufuray Askar kale oo uu la […]

 
 

Deg Deg: Ururka SEPDM oo Muferiat Kamil Udoortay Gudomiyaha Ururka.

Deg Deg: Ururka SEPDM oo Muferiat Kamil Udoortay Gudomiyaha Ururka.

Ururka SEPDM ee Shucuubta Koonfureed ayaa waxay marlabaad Gudomiyaha ururka udoorteen Muferiat Kamil. Muferiat ayaa horay u ahayd gudomiyaha ururka SEPDM iyo waliba afhayeenka Baarlamaanka […]

 
 

Deg Deg: Ururka Axmaarada Ee ADP oo Damaqe Mekanan udoortay Gudoomiyaha Ururka.

Deg Deg: Ururka Axmaarada Ee ADP oo Damaqe Mekanan udoortay Gudoomiyaha Ururka.

Wararka nagasoo gaadhaya caaasimada gobolka Axmaarada ee Bahar Dar ayaa sheegaya in ururka  Axmaarada ADP marlabaad gudomiye udooratay raysalwasaare kuxigeenka Itoobiya Dabaqe Mekonnen Hassen halka […]

 
 

Ururka Shucuubta Koonfureed Ee SEPDM oo 23 Xubnood Shaqada Ka Fadhiisiyay

Ururka Shucuubta Koonfureed Ee SEPDM  oo 23 Xubnood Shaqada Ka Fadhiisiyay

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Itoobiya gaar ahaan caasimada Gobolka Shucuubta Koonfureed ee Awasa ayaa sheegaya in ururka SEPDM oo maalmahan shir uga socday magalada Awasa […]

 
 

Deg Deg: Xisbiga Axmaarada ANDM oo Raysal Wasaare ku Xigeenkii Itoobiya Shaqada ka Caydhiyay.

Deg Deg: Xisbiga Axmaarada ANDM oo Raysal Wasaare  ku Xigeenkii Itoobiya  Shaqada ka Caydhiyay.

Wararka nagasoo gaadhaya gumaysiga Itoobiya gaar ahaan casimada gobalka Axmaarada ee Bahardar ayaa sheegaya in ururka ANDM ee qowmiyada Axmaradu shaqo ka fadhiisin ku sameeyay […]

 
 

Kooxda TPLF oo Shaqada Ka Caydhisay 12 Kamid Ahaa Saraakiisha TPLF.

Kooxda TPLF oo Shaqada Ka Caydhisay 12 Kamid Ahaa Saraakiisha TPLF.

wararka nagasoo gaadhaya gumaysiga Itoobiya gaar ahaan caasimada gobolka Tigrayga ee Maqale ayaa shegaya in ururka TPLF  oo maalmahan shir uga socday magalada Maqale ay […]

 
 

Dagaalkii Xadka Oromia iyo Binishangul Gumuz Ka Socda oo Dhimasho Saba bay.

Dagaalkii Xadka Oromia iyo Binishangul Gumuz Ka Socda oo Dhimasho Saba bay.

Wararka nagasoo gaadhaya gumaysiga Itoobiya gaar ahaan xadka udhaxeeya Ismaamulka Oramia iyo Binishangul ayaa sheegaya in dagaalo udhaxeeya labada qowmiyadood ka socodo xuduudka labada maamul […]

 
 

Ururka SEPDM ee shucuubta koonfureed oo maanta shir ufurmay.

Ururka SEPDM ee shucuubta koonfureed oo maanta shir ufurmay.

Waxaa maanta caasimada gobalka Shucuubta Koonfureed ee Awaas kafurmay shirkii 10 aad ee ururka SEPDM, Madaxa ururka SEPDM Moges Balcha ayaa sheegay inay waxwayn kabadalayaan qaab […]

 
 

Afar Sargaal oo Katirsan Kililka Binishangulka oo Kililka Oromada Lagu Dilay.

Afar Sargaal oo Katirsan Kililka Binishangulka oo Kililka Oromada Lagu Dilay.

Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya gaar ahaan xadka u dhaxeeya Gobolada Oramada iyo Binishangul ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay 4 sargaal oo katirsan maamulka […]

 
 

Ururka Axmaarada ee ANDM oo isna Maanta Shir isqaymayna Ufurmay.

Ururka Axmaarada ee ANDM oo isna Maanta Shir isqaymayna Ufurmay.

Waxaa magalada Bahardar ee caasimada Gobolka Amxaarada maanta kafurmay shirkii 12 aad ee ururka ANDM ee qomiyada Axmarada shirkan ayaa waxay kugorfayn hayaan xaalada itoobiya […]

 
 

Ururka dhalinyarada OYSU oo shilaabo shir kuqabtay

Ururka dhalinyarada OYSU oo shilaabo shir kuqabtay

Waxaa maanta magalada Shilaabo ee gobolka qoraxay shir sifiican loosoo agaasimay ku qabtay ururka dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenya ee (OYSU). Shirka ayaa waxaa kasoo […]

 
 

Maxkamad Kutaalada Addis Ababa oo 9 Sargaal Kusiidaysay Damaanad.

Maxkamad Kutaalada Addis Ababa oo 9 Sargaal Kusiidaysay Damaanad.

Wararka nagasoo gaadhaya casimada Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya in Maxkamad lasoo taagay  sagaal sargaal oo ka tirsanaa hay,ada maamusha hawada Itoobiya oo 15kii […]

 
 

Mucaaradka Oromada oo Shir Ay Qabteen Ku sheegay Inaan Gor gortan La Galinkarin Lahaan Shaha Adiss Ababa.

Mucaaradka Oromada oo Shir Ay Qabteen Ku sheegay Inaan Gor gortan La Galinkarin Lahaan Shaha Adiss Ababa.

Waxaa maanta magalada Adis Ababa ee caasimada itoobiya shir wada jir ah kuqabtay Afar (4) urur ee mucaaradka oramada ugu awooda badan oo kala ah, […]

 
 

Booliiska Itoobiya oo Dhalinyaro Badan Xidhxidhay.

Booliiska Itoobiya oo Dhalinyaro Badan Xidhxidhay.

Booliiska Itoobiya ayaa xabsiga utaxaabay boqolaal dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay rabshado kawadeen adis ababa iyo agagaarkeda. Taliyaha booliska magaalada Addis Ababa ayaa sheegay […]

 
 

Deg Deg: Dad Lagu Laayay Caasimada Gobolka Ganbeela.

Deg Deg: Dad Lagu Laayay Caasimada Gobolka Ganbeela.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in ciidanka amaanka Itoobiya dileen 4 ruux oo shacab ah halka ay 16 kale dhaawaceen. Dilka dadkan shacabka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay