Waxaa maanta magalada Adis Ababa ee Caasimada Dalka Itoobiya Kukulmay Masuuliyiinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia “JWXO” Iyo Gudoomiyaha Axsaabta Social Democrati ee Baarlamaanka Yurub Anna […]
February 18, 2019 / Warar
Waxaa maanta magalada Addis Ababa Ee caasimada Itoobiya kulan laba geesood ah kuyeeshay Masuuliyiinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) iyo Safiirka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. kulankan […]
February 7, 2019 / Warar
Wararka nagasoo wadanka Itoobiya gaar Gobolka Amxarada yaa sheegaya in Magaalada Gondar maalin nimadii shalay ahayd lagu gubay Maasaajid iyo guryo ay dad muslimiin ahi […]
February 4, 2019 / Warar
Wararka naga soo gaadhaya Magalada Addis Ababa ee Caasimada Itoobiya ayaa sheegaya in Xabsiga loo taxaabay Berekat Simon iyo Tadesse Kassa. Labadan nin ayaa lagu […]
January 23, 2019 / Warar
17 banks were robbed in Oromia region over the weekend, in one of the largest cash robberies in Ethiopia history, reports say. The first incident […]
January 15, 2019 / News in English
Ethiopian National Defense Force (ENDF) has began airstrikes in Qellem Wellega and its environs in western Oromia, a military source told Addis Standard. According to our […]
January 14, 2019 / News in English
Golaha Wasiirada Itoobiya ayaa maanta meel mariyay sharci cusub oo dib loogu dhisayo Gudiga Doorashooyinka Itoobiya ee,National Electoral Board of Ethiopia, (NEBE) Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud […]
January 12, 2019 / Warar
Wararka nagasoo gaadhaya Magaalada Adis Ababa ee Caasimada Taliska Itoobiya ayaa sheegaya In Gudiga fulinta Ururka EPRDF Kulan isoogu imaan hayo. Gudiga fulinta ururka EPRDF […]
January 11, 2019 / Warar
Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed iyo Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa Maanta furay Xadka Oumaji-Humera. Raysal-wasaaraha Itoobiya oo way wehelin hayaan Madaxwaynaha Maamulada Amxarada iyo Tigreega ayaa […]
January 7, 2019 / Warar
The reforms by the country’s new prime minister are clashing with its flawed Constitution and could push the country toward an interethnic conflict. The New […]
January 4, 2019 / News in English
Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Itoobiya Berhanu Tsegaye ayaa sheegay in warqad sooqabasho ah loodiray getajow asafe oo ahaa madaxii Laanta Sirdoonka iyo Nabad Sugida Itoobiya. Xeer-Ilaaliyaha […]
January 3, 2019 / Warar
Warkasoo Baxay Xafiiska Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa lagu sheegay in shaqada laga erayay Xoghayntii waaxda saxaafada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Billene Seyoum Waxana lagu […]
January 2, 2019 / Warar
Wararka nagasoo gaadhaya Magaalada Bahar daar ee caasimada Gobolka Amxarada Ayaa Sheegaya In guriga Taliye Katirsan Booliska Itoobiya laga helay 498 Bistooladood oo sharci daro […]
January 1, 2019 / Warar
Wararka nagasoo gaadhaya xadka udhaxeeya Dalalka Itoobiya iyo Eritarea ayaa sheegaya in gabi ahaanba maanta laxidhay xadka udhaxeeya Eritrea iyo Itoobiya. Dowlada Eritrea ayaa amar […]
December 26, 2018 / Warar
Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa Waxuu shalay Tababar usooxidhay ciidanka Ilaalinta Jamhuuriyada oo ah ciidan Kucusub Itoobiya. War kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa […]
December 24, 2018 / Warar
Wararka nagasoo gaadhaya Caasimada Itoobiya ee Adis Ababa ayaa sheegaya in ururka Ginbod 7 oo ah Urur udagaalama Xuquuqda Qowmiyada Amxarada Lamidoobay xisbiyada Semayawi (Blue), […]
December 22, 2018 / Warar
Wararka nagasoo gaadhaya Itoobiya gaar ahaan gobolka binshaangulka ayaa sheegaya in Bambo Jidka lagu aasay Kuqaraxday gaadhi Rakaab ah ookasoo baxay magalada Asoosa ee Caasimada […]
December 19, 2018 / Warar
Ururka Caalamiga ah ee Dambiyada Booliska (Interpol) ayaa sheegay inay Sooqaban Doonaan Danbiilayasha Itoobiya kabaxsaday, Xoghaya guud Interpol Ayaa sheegay in hay’addoodu ay Aysoo Xidhxidhi […]
December 19, 2018 / Warar
Wararka nagasoo gaadhaya magalada Adis Ababa ee Caasimada Dalka Itoobiya ayaa sheeegaya in Maxkamada Ciidamada lasoo taagay 66 Askari ookamid ahaa ciidankii Kamaandooska ahaa ee […]
December 16, 2018 / Warar
Wararka nagasoo gaadhaya galbeedka Itoobiya gaar ahaan magalada goodher ee gobolka Amxarada ayaa sheegaya in Qabalaha Chilga oo dhaca galbeedka Goondhar lagu dilay dad […]
December 11, 2018 / Warar