Author Archive: Wadi

Xoghayntii Waaxda Saxaafada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Shaqada Laga Eryay

Xoghayntii Waaxda Saxaafada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Shaqada Laga Eryay

Warkasoo Baxay Xafiiska Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa lagu sheegay in shaqada laga erayay Xoghayntii waaxda saxaafada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Billene Seyoum Waxana lagu […]

 
 

Adis Ababa Iyo Bahardaar Oo Hub Aad Tiro Badan Lagu Qabtay.

Adis Ababa Iyo Bahardaar Oo Hub Aad Tiro Badan Lagu Qabtay.

Wararka nagasoo gaadhaya Magaalada Bahar daar ee caasimada Gobolka Amxarada Ayaa Sheegaya In guriga Taliye Katirsan Booliska Itoobiya laga helay 498 Bistooladood oo sharci daro […]

 
 

Dowlada Eritrea Oo Xidhay Xadka Ay Gobolka Tigrayga Lawadaagto.

Dowlada Eritrea Oo Xidhay Xadka Ay Gobolka Tigrayga Lawadaagto.

Wararka nagasoo gaadhaya xadka udhaxeeya Dalalka Itoobiya iyo Eritarea ayaa sheegaya in gabi ahaanba maanta laxidhay xadka udhaxeeya Eritrea iyo Itoobiya. Dowlada Eritrea ayaa amar […]

 
 

Itoobiya Oo Samaysatay Ciidan Gaar ah Oo Ilaaliya Madaxda Dalka&Qoysaskooda.

Itoobiya Oo Samaysatay Ciidan Gaar ah Oo Ilaaliya Madaxda Dalka&Qoysaskooda.

Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa Waxuu shalay Tababar usooxidhay ciidanka Ilaalinta Jamhuuriyada oo ah ciidan Kucusub Itoobiya. War kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa […]

 
 

Ururka Patriotic Ginbot 7 Oo Sadex Xisbiyoo Mucaarad Ah La midoobay.

Ururka Patriotic Ginbot 7 Oo Sadex Xisbiyoo Mucaarad Ah La midoobay.

Wararka nagasoo gaadhaya Caasimada Itoobiya ee Adis Ababa ayaa sheegaya in ururka Ginbod 7 oo ah Urur udagaalama Xuquuqda Qowmiyada Amxarada Lamidoobay xisbiyada Semayawi (Blue), […]

 
 

Qarax Kadhacay Itoobiya & Uguyaraan 10 Ruux Oo kudhimatay.

Qarax Kadhacay Itoobiya & Uguyaraan 10 Ruux Oo kudhimatay.

Wararka nagasoo gaadhaya Itoobiya gaar ahaan gobolka binshaangulka ayaa sheegaya in Bambo Jidka lagu aasay Kuqaraxday gaadhi Rakaab ah ookasoo baxay magalada Asoosa ee Caasimada […]

 
 

Interpool Oo Sheegtay Inay Sooqaqaban Doonto Gacan Kudhiiglayaasha Itoobiya Kacararay.

Interpool Oo Sheegtay Inay Sooqaqaban Doonto Gacan Kudhiiglayaasha Itoobiya Kacararay.

Ururka Caalamiga ah ee Dambiyada Booliska (Interpol) ayaa sheegay inay Sooqaban Doonaan Danbiilayasha Itoobiya kabaxsaday, Xoghaya guud Interpol Ayaa sheegay in hay’addoodu ay Aysoo Xidhxidhi […]

 
 

Ugu Yaraan 66 Askari Oo Kamid Ah Askartii Madaxtooyada Itoobiya Weerartay Oola Xukumay.

Ugu Yaraan 66 Askari Oo Kamid Ah Askartii Madaxtooyada Itoobiya Weerartay Oola Xukumay.

Wararka nagasoo gaadhaya magalada Adis Ababa ee Caasimada Dalka Itoobiya  ayaa sheeegaya in Maxkamada Ciidamada lasoo taagay 66 Askari ookamid ahaa ciidankii Kamaandooska ahaa ee […]

 
 

Dagaal Kadhacay Gobolka Amxaarada & Dad Badan oo Ku Dhintay.

Dagaal Kadhacay Gobolka Amxaarada & Dad Badan oo Ku Dhintay.

  Wararka nagasoo gaadhaya galbeedka Itoobiya gaar ahaan magalada goodher ee gobolka Amxarada ayaa sheegaya in Qabalaha Chilga  oo dhaca galbeedka Goondhar lagu dilay dad […]

 
 

Madaxda Wadamada Itoobiya, Sudan & Jabuuti Oo Maanta Kulan Uga Furmay Magaalada Jima.

Madaxda Wadamada Itoobiya, Sudan & Jabuuti Oo Maanta Kulan Uga Furmay Magaalada Jima.

Raysal-Wasaaraha Itoobiya Abi Ahmed, Madaxweynaha Suudaan Cumar Al-Bashiir  iyo Madaxweynaha Jabuuti  Ismaaciil Cumar Geelle ayaa siwada jir ah maanta Xadhiga uga-jaray xarunta Warshadaha ee Jimma […]

 
 

Axsaabta Siyaasada Gobolka Oromada Oo Shir U furmay.

Axsaabta Siyaasada Gobolka Oromada  Oo Shir U furmay.

Waxaa maanta kulan wada tashi ah isoogu yimid 14 xisbi oo Oromo ah waxayna kawada hadlayaan danaha Oromada iyo siday  isbadalka Itoobiya kasocda ugarab istaagi […]

 
 

Ethiopia: Displacement and Food Security, 28 November 2018 MAPfrom US

Ethiopia: Displacement and Food Security, 28 November 2018 MAPfrom US

Department of State – Humanitarian Information Unit Published on 28 Nov 2018 —Since the beginning of this year Ethiopia has more new conflict-driven Internally Displaced […]

 
 

Mudaharaado Waawayn Oo Gobolka Oromada Kadhacay.

Mudaharaado Waawayn Oo Gobolka Oromada Kadhacay.

Wararka nagasoo gaadhaya gobolka Oromada ayaa sheegaya in mudaharaado waawayn kadhaceen gobolka. Mudaharaadadan oo ay oromadu kagasoo horjeedaan dad Oromo ah oo lagu laayay  xadka […]

 
 

Khudbadihii Kala Duwanaa Ee Masuuliyiinta JWXO oo Si Habsami Ah Kusoo Dhamaaday.

Khudbadihii Kala Duwanaa Ee Masuuliyiinta JWXO oo Si Habsami Ah Kusoo Dhamaaday.

Waxaa garoonka Kubada cagta magalada JIG JIGA sifiican ugu soo dhamaaday khudbadihihii masuuliyiinta JWXO iyo Marti sharaftii lasocotay. xaflada soodhawaynata masuuliyiinta JWXO oo ay dad […]

 
 

Qaban-Qaabada Soo dhwaynta Madaxda JWXO oo Jig Jiga Siwayn Uga Socota.

Qaban-Qaabada Soo dhwaynta Madaxda JWXO oo Jig Jiga Siwayn Uga Socota.

Waxaa guud ahaan ogadenya gaar ahaan Casimada Jig Jiga si wayn  uga socda udiyaar garowga soo dhawaynta madax JWXO oo saaka kasoo dagay Casimada dalka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay