Author Archive: Cabdalla

Shir Sanadeedkii Unugta Muqdisho oo Hada furmay.

Shir sanadeedkii Unugta JWXO ee Muqdosho oo siwayn loosoo agaasimay ayaa hada kafurmay Magaalada Muqdisho. Shirkan oo ahaa Kulamadii caadiga ahaa ee sanadlaha ay uqabsan […]

Jabhada ONLF oo Shir Jaraa’id Qabatay.

Jabhada ONLF oo Shir Jaraa’id Qabatay.

Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Cabdiqaadir Sh Xassan Biixi Hirmooge (Cadaani) ayaa maanta oo Isniin shir Warbaahinta loogu talagalay kuqabtay Xarunta Dulqabow ee magaalada […]

Shirwaynihii Dhidibada Loogu Taagayay SRDA oo Guul ku soo Dhamaaday.

Shirwaynihii Dhidibada Loogu Taagayay SRDA oo Guul ku soo Dhamaaday.

Sida aad wararkeenii hore kula socoteen waxaa Maanta ka dhacay Magalada Soomaaliyeed ee Diredhaba Shirwaynihii lagu shaacinayay Yagleelida Xisbinimo ee ururka gobonimadoonka somaliyeed ee (SRDA). […]

Waxaa si habsame leh usocda Shirwaynaha Ururka SRDA.

Waxaa si habsame leh usocda Shirwaynaha Ururka SRDA.

Shirwaynha SRDA oo dire-Dawa kafurmay saaka waxaa lagu Furay Wacdi Diini ah, waxaana ugu horaynba Codbaahiyaha lagu soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Ururka SRDA Mudane Dr. Sakariye. […]

Deg-Deg: Shirwaynihii Ururka SRDA oo Hada ka furmay Magaalada Diridhaba .

Deg-Deg: Shirwaynihii Ururka SRDA oo Hada ka furmay Magaalada Diridhaba .

Shirwanaha Ururka SRDA oo ah Markii ugu Horaysay ee lagu qabto Dalka Gudihiisa ayaa Saaka ka Furmay Magaalada Diridhaba. Shirwaynahan oo ay kasoo qayb galeen […]

Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo siwayn Looga Xusay Dalka & Dibadaba.

Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo siwayn Looga Xusay Dalka & Dibadaba.

Waxaa guud ahaan gayiga Ogadenia iyo daafaha caalamkaba si wayn looga xusay maalinta Xasuuqa Ogadenia (Ogaden Massacre Day 22-Feb). Shacabka Soomaalida Ogadenia ee mudada qarniyaalka […]

OYSU Addis Ababa Oo Shir Abaabul Qabatay.

OYSU Addis Ababa Oo Shir Abaabul Qabatay.

Waxaa maanta lagu qabtay xafiiska JWXO /ONLF ee magaaladan Addis Ababa Shir heer sare aha oo uu qabtay Ururka OYSU faraciisa Addis Ababa oo si […]

Gudiga Doorashooyin Itoobiya & Asxaabta Dalka oo Kulmay.

Gudiga Doorashooyin Itoobiya & Asxaabta Dalka oo Kulmay.

Waxaa magaalada Addis Ababa maanta oo Jumce ah kasocda shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen dhamaan xisbiyada wadanka iyo Gudiga Doorashooyin Itoobiya. Shirkan oo hada […]

Faraca OYSU ee Tuulada Koore ee Dagmada Dhanaan oo Maamul loodoortay.

Faraca OYSU ee Tuulada Koore ee Dagmada Dhanaan oo Maamul loodoortay.

Waxaa Tuulada koore oo ka Tirsan Degmada Dhanaan,ee Gobolka Shabeele Shir ku qabtay, wafti kasocday Maamulka Degmada Dhanaan ee Jabhada ONLF. Waftiga Jwxo ee Halkaas […]

Maamulka Unugta JWXO ee Muqdisho oo qaabilay Garaad kulmiye Garaad Maxamad.

Maamulka Unugta JWXO ee Muqdisho oo qaabilay Garaad kulmiye Garaad Maxamad.

Garaadka Guud ee Beesha Kuumade GARAAD KULMIYE GARAAD MAXAMED GARAAD DOOL GARAAD WIIL-WAAL oy wehelinayeen Xubno salaadiin ah oo kuwehelinayay safarkiisii uu kaga soo kicitamay […]

Maamulka Unugta JWXO ee Muqdisho oo kulan Soo dhawayn ah uqabtay GARAAD KULMIYE GARAAD MAXAMED.

Gudoomiyaha UCSO oo Magacaabay Gudiga Fulinta Ee Ururkiisa.

Gudoomiyaha UCSO oo Magacaabay Gudiga Fulinta Ee Ururkiisa.

Gudoomiyaha Cusub ee Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) Sheekh Maxamed Axmed Baaruud ayaa kudhawaaqay Gudiga Fulinta ee Ururka Culimadu uu yeelanayo. Gudoomiye Sheekh Baaruud oo […]

Gudoomiyaha JWXO oo Lakulmay Qaarkamid Ah Ciidanka JWXO.

Gudoomiyaha JWXO oo Lakulmay Qaarkamid Ah Ciidanka JWXO.

Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Dr. Cabdiraxmaan Sh Mahdi ayaa galabta Xafiiskiisa kula Kulmay qayb kamid ah Naftood hurayaashii dhiigooda usoo daadiyay Xoraynta ciida […]

Jaaliyadda Addis Ababa Oo Shir Ku Qabatay Xaafadda Qaaliti.

Jaaliyadda Addis Ababa Oo Shir Ku Qabatay Xaafadda Qaaliti.

Jaaliyadda Ogaadeeniya ee magaalada Addis Ababa oo shir ballaadhan ku qabatay xaafadda Qaaliti ee magaaladan Addis Ababa, shirkan oo Ahaa mid si weyn loo soo […]

Kulankii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Kulankii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Waxaa si guul ah kusoo dhamaaday kulankii 1aad ee Xubnaha Golaha Dhexe Ee JWXO ay yeesheen intii uu gudoomiyuhu Safarkiisii shaqo kasoo laabtay. Kulankan oo […]

Deg Deg: Jabhada ONLF oo Isbahaysi Wayn Kubiirtay.

Deg Deg: Jabhada ONLF oo Isbahaysi Wayn Kubiirtay.

Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Dr. Cabdiraxmaan Sh Mahdi (Maadey) ayaa daqiiqado kahor qalinka kuduugay kamid noqoshada Isbahaysiga wayn ee lamagac baxay Isbahaysiga Fadaraalka […]

Wafti Ka Socday Dawladda Ingiriiska Oo Xafiiska ONLF ee Addis-ababa Soo Booqday.

Wafti Ka Socday Dawladda Ingiriiska Oo Xafiiska ONLF ee Addis-ababa Soo Booqday.

Waxaa maanta booqasho heer sare aha ku yimid Xafiiska JWXO ee Addis Ababa Wafti ka Socday Dawladda Ingiriiska Waftigaa oo ka koobnaa labo xubnood oo […]

Maalintii koobaad ee Shirwaynaha 2aad ee UCSO oo Guul kusoo dhamaaday.

Maalintii koobaad ee Shirwaynaha 2aad ee UCSO oo Guul kusoo dhamaaday.

Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 18.01.2020, waxaa Kuliyada Farsamooyinka ee Dagmada Dhagaxbuur ka bilawday, Shirwaynihii Labaad ee Ururka Culimada S/ogadeniya (UCSO) oo Markii ugu Horaysay […]

Qaybtii Hore Ee Shirwaynihii 2aad ee UCSO oo Guul Kudhamaaday.

Qaybtii Hore Ee Shirwaynihii 2aad ee UCSO oo Guul Kudhamaaday.

Waxaa si guul ah Kudhamaaday qaybtii hore ee shirwaynihii Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) oo maanta kafurmay hoolka kuliyada Farsamada ee Dagmada Dhagaxbuur. Shirkan oo […]

Shirwaynihii UCSO oo Si Habsami Leh Usocda.

Shirwaynihii UCSO oo Si Habsami Leh Usocda.

Waxaa hoolka shirarka ee Dagmada Dhagaxbuur si habsami leh uga socda Shirwaynihii Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) oo saaka halkaas kafurmay. Shirkan oo galay maalintii […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay