WARASIYO OYSU MN SANADGUURADA JWXO 2012

On August 3rd 2011, Resolve Ogaden Coalition published an open statement warning all oil companies, namely the Chinese Oil and Gas Company PetroTrans, from exploiting the rich natural resources in the disputed and repressed Ogaden region of eastern Ethiopia. Nearly a year later, we are pleased to learn that yet another oil company has failed to illegally [...]

Saaka aroortii hore ayay Cutobyo ka tirsan Ciidamada JWXO, weerar kadis ah kuqaadeen Saldhigii Ciidamada wayaanuhu ku lahaayeen Tuulada cawlkudhal, oo qiyaastii 30 Km dhinaca waqooyi kaga aadan Magaalada Dh/buur. ciidamada Gumaysigu, ma aysan samaynin wax iska caabin ah ee waxay noqdeen wax dhintay oo ay xabadii haleeshay iyaga oo jiifa iyo wax cagaha wax [...]

ONA waxay idiin soo diyaarisay qayb ka mid ah filimkii laga duubay shirka Jaaliyadaha Ogadeniya ee ka socda Magaalada Toronto ee daawasho wacan.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa si isdaba jooga u imanayay magaalada Toronto ee dalka Kanada wufuuda jaaliyadaha reer Ogaadeenya oo ka kala socda dhamaan qaaradaha aduunka. Wufuudan ayaa laga soo daabulayay dhamaan eraboorada, xarumaha tareemaha iyo waliba boosteejooyinka basaska. Wufuudan ayaa kakalatimid qaaradaha Waqooyiga Ameerika, Europe, Africa, Australia iyo waliba Aasiya. Wufuuda ayaa u timid shir [...]

For the past couple of days, streams of people from all continents who are from the Diaspora Ogaden communities have been arriving at the most multicultural city in the world, Toronto, Canada. These individuals were representatives of the communities in many countries from these Europe, North America, Australia, Africa and Asia. Representatives from the host [...]

Mudaaharad ay dadka muslimiinta Itoobiya kaga soo horjeedaan xukuumada wayaanaha ee meles Zenawi ayaa lagu qabtay xarunta waxbarashada ee Awolia oo kutaala magaalada Adis-ababa.Muslimiinta Itoobiya ayaa kacdoon ka sameeyey kadib mirkii xukuumada Meles Zenawi ay Muslimiinta Ethiopia ku qasabtay madhabta alaxbaash, sidoo kale waxay xukuumada Woyanaha ay badashay majliskii islaamka oo ay ku badashay kuwo [...]

Idaacada VOA Somali oo wareysatay Halgame Abdulqadir Hirmooge (Cadaani) oo ka mid ah madaxda sare ee JWXO. Mudane Cadaani wuxuu ka war bixiyey xasuuqii ay ciidamada Itoobiya ka geysteen Magaalada Gunagado oo ka tirsan gobalka Dhagaxbuur.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Sheekh Xasaan ayaa yiri “Aniga mowqifkayga ku aadan wadaadadda halganka maanta dunida kasocda colka la ah ee ladagaalamaya, anigu waxaan qabaa aduunkaba in la dhaafiyo, hadda ka horna waa idiin sheegay in fitnaday ummadda ku hayaan baa kadaran. Halkan hoose kadhegeyso codkii Malihi waa gaalo, Malihi dhiigoodaa banaan asaalatan, laakiin fasaadka ay halganka iyo ummadda u [...]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Hoos ka daawo filim laga soo diyaariyey Banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo waftigii Itobiyaanka ahaa oo ka dhacay Minneapolis.

Ayaadoo ay guud ahaan Jaaliyadaha Soomalida Ogadeenya ee dunida dacaladeeda ku nooli ay ku caan bexeen la dagalaanka iyo burburinta qorshayaasha gumaysiga Ethiopia ee ay hadba gacanyarayasha gumaysi raaca ah lagu soo lugooyo, ayagoo loo soo safriyo dibadaha si ay u suuq geeyaan beenta iyo borabagabdada gumaysaiga ayaa manta ay ku hongoobeen beentoodii kadib [...]

Halkan ka dhageyso qudbada ay ka soo jeediyeen dhalinyarada —>> Shirka Unta ee xuquuqda dadka laga tirada badan yahay ayaa maanta si rasmi ah uga furmay xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva. Maalintii shalay ayaa waxaa dhacay xaflad si gaar ah isugu arkayaan heeyadaha aan dowliga aheeyn ee xuquuqda umadahooda dulman ee laga tirada badan yahay [...]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Shirkii sanaldaha ahaa ee lagaga hadlo xuquuqda umadaha laga tirada badan yahay ayaa maanta ka furmay arunta Qaramada Midoobay ee Geneva. Heeyado badan oo u ololeeya xuquuqda aadanaha dadka dulman ee aduunka ayaa xaadir ku ah. OYSU, Ogaden Resolve Group, ARM iyo UNPO oo wada jira ayaa goobtaa ku sugan si aay u soo bandhigaan [...]

Dad aad u farabadan oo ka soo jeeda Jaaliyadda Somalida Ogadeniya ayaa mudaaharad ku hor qabtay Hotel uu shir ooga socday safiirka Itobiya ee u fadhiya Mareykanka iyo koox daba dhilif u ah wayaanaha. Jaaliyadda Ogadeniya ee magaalada Denver ayaa ka war helay in si dhuumaal ah uu safiirka Itoobiya ku qabanaayo shir kadibna waxaa [...]

Waxaa shalay galab lagu soo gunaanaday Caasimadda Oslo ee dalka Norway shir balaadhan oo ay ka soo qeyb galeen madax sare oo ka socotay dawladda Norway, ururo caalami ah, Jaaliyadda S. Ogadeenya iyo dhamaan ururadda mucaaridka ee ku kacsan taliska Addis Ababa. Shirkan oo ujeedadiisu ahayd soo daah ka qaadida warbixino ay soo diyaarisay hay’ada [...]

Waxaa caasimada wadanka Sweden ee Stockholm ka dhacay shir ay soo qaban qaabiyeen Ururka Dhalinta Ogaadeenya ee afka qalaad marka la soo gaabiyo looyaqaano (OYSU) Shirka oo ay kasoo qayb galeen Ururka Hooyoyinka, Jaaliyada S.Ogaadeenya & dhamaan bulsha weynta soomaaliyeed ayaa waxuu ahaa mid dhamaan Bulshadii kasoo qayb gashay ay si diiran uga maqsuudeen. Ujeedada shirkan [...]

Idaacada BBC qaybta afka Somaliga ayaa wareysi la yeelatay Uqaasha iyo Salaadiinta Jubooyinka waxayna ka jawaabeen hadalkii ka soo yeedhay madaxweynaha kumeelgaadhka sheikh Shariif.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Idaacad lagu magacabo Kulmiye oo wareysi la yeelatay madaxa Hogaanka Warfaafinta ee JWXO Hussein Noor
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Halkan ka daawo Barnaamijkii Ilays ee bisha Oct 12, 2011. Barnaamika Ilyas waxaa laga daawadaa TVga Eri-TV maalin kasta oo Arbaco ah
Daawo-Waa inoo Qori afkii!! Muqaalkii ugu danbeyay ee Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya.
Daawo shirkii Ururka Hooyoyinka Ogadenya ee lagu qabtay Minnesota Iyo Abwan Jaangoo oo ka qaybgalay.
Daawo Sawirada Sanad Guuradi 28aad oo lagu qabtay melbourne Australia
25 sawir oo kamid ah Kulanki weynaa ee ka dhacay Birmingham Sabtidi 15/09/2012
Amin Arts oo soo saaray sawir gacmeed ku aadan Xasuuqi Qoriile (Miir Danbas)
Indhahaga ku daawo wacdarihii ka dhacay xalay Minneapolis iyo sanadguradii 28 ee JWXO.