Stories written by wariye6

San Diego: Waxaa caawa gagidda dayuuradaha ee magaaladaSan Diego kasoo dagay wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo guddomiye ku xigeenka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadenia mudane Maxamed Ismaciil Cumar iyo guddomiyaha Abaabulka iyo Arrimaha Bulshada mudane Maxamed Cabdi Yaasiin ‘Diirrane’. Waftigan ayaa waxay u yimaadeen iney ka qayb-galaan shir weynaha ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadenia (OYSU) oo [...]
May 22 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Ciidanka Itobiya oy wehliyaan maxaysato Hawaarin ah (Liyu Police) ayaa shalay oy taariikhdu ahayd 21ka May 2013 ku laayay toban qof oo ahaa qoys beeralay ah meel u dhow magaalada Galaalshe. Ujeedada dadkaa shacabka ah loo laayay ayaa lagu tilmaamay inay tahay si loo argagxiyo dadka beeralayda ah ee deegaankaa, ka dib markii ay ka [...]
May 22 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

On May 21,2013, acontingent of the Ethiopian Army accompanied by the Liyu Police massacred ten members of an agro-pastoralist family near the town of Galashe. The Ethiopian Army conducted the operation in order to create terror among the agro-pastoralists in the area after more than 70 Liyu police members deserted their battalion in Galalshe base. [...]
May 22 2013 | Posted in
News in English |
Read More »

Waxaa xalay la soo gabagabeeyay shir ay ka soo qayb galeen dhamaan xubnaha faraca OYSU ee gobolka Western Cape ee xaruntiisu tahay magalada Cape Town. Waxaa shirka furay xog hayaha OYSU ee faraca gobolkan mudane Ugaas Abshir Mahamed Faatule oo xubnaha uga warbixiyay ujeedada Shirka iyo ajendaha horyaala. Intaa kadib waxaa shirka lagu soo dhaweyay [...]
May 21 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia ayaa wuxuu toddobaadkan qabanayaa shir weynihii sannadka oo lagu qabanayo magaalada San Diego ee gobolka California iyada oo uu si toos u furmi doono haddii alle idmo May 22keeda. Shirkan ayaa waxaa la rejeynayaa iney kasoo qayb-galaan in kabadan 100 qof oo isugu jira xubno iyo marti sharaf ka [...]
May 21 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Halganka Ogadenia lagu xoraynayo waa mid soo jireen ah kaasoo dabasocda halgamadii kahoreeyay. Waa halganka qori isu dhiib ah oo lagu Xoraynayo Dalka & Dadka Ogadenia lagana xoraynayo Gumaysiga Itoobiya ee dulmiga kuhaysta wadanka Ogadenia. Dhalintu waa mustqabalka barri waana kuwa waxna dhisi kara waxna dumin kara. Hadaba Ururka Dhalinta iyo Ardayda Ogadenia ee [...]
May 20 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Waxaa ka soo laabtay socdaal hawleed uu ku tagay Ogadenya Gud.Ku-Xigeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO mudane M. Shariif. Intuu la joogay CWXO ama uu dhex socday dalka wuxuu u kuurgalayay mudane Shariif hawlaha halgan ee ka socda gudaha iyo nolosha dadweynaha sida ay tahay iyo xidhiidhka ka dhexeeya shacabka iyo N/hurayaasha CWXO. Warbixintan oo qayb ka [...]
May 20 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Waxay ahayd dhamaadkii June ee sanadkii 2012 markii aan gaadhay gudaha Ogaadeenya. Waxaan ugu tagay kulan ay lahaayeen qaybta Heegan kaas oo aan la kawsaday. Intii aan joognay kulankaas waxaan si waafi ah warbixin uga qaatay taliyaha qaybta iyo madaxdii la shaqaynasay sidoo kale waxaan la kulmy xubno badan oo ka tirsan ciidanka, mudo sadex maalmood ah [...]
May 20 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Ogaden Youth & Student Union (OYSU) will be holding its 3rd annual International Conference this week in San Diego, California starting on May 22nd. Over 100 members and guests representing 25 countries from 5 continents are expected to arrive. Although majority of the delegates are expected to arrive in the next few days, early arrivals were [...]
May 20 2013 | Posted in
News in English |
Read More »

Doorashada oo ahady mid siwayn loo so abaabulay ayaa waxaa ka soo qeyb galay dadkii loogu talagalay oo halkaasi ka dhiibtay cod bixin toodii si ay u doortaan hogaanka guud ee urur waynaha OYSU majaraha uqaban doona. Shirkan oo ka dhacayNairobiayaa waxaa si habsamile u daadihinayey xoghayaha OYSU ee BarigaAfricahalgame Faysal Cabdi. Shirka doorashada ah ayaa [...]
May 20 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Waxaa maalinimadii Axada ahayd taariikhduna kubeegnayd 19/05/2013, kadhacay xafiiska Jaaliyada Somalida Ogadenia ee caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen kulan heer saro ah ooy kasoo wada qaybgaleen Maamulka iyo Xubnaha Jaaliyada iyagoo lagu wada gorfeeyay warbixino xasaas ah oo kusaabsan guud ahaan Halganka Somalida Ogadenia gaar ahaan waxqabadka Jaaliyada Denmark. Shirkan oo ahaa mid aad utayo wanaagsan [...]
May 19 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Oslo: Waxaa maanta oo Sabti ah ka dhacay wadanka Norwey caasimadiisa Oslo, shirkii xubnaha Jaaliyadda Soomalida Ogaadenya ee ku dhaqan Oslo iyo nawaaxigeeda. Shirkan oo ahaa kii billaha ahaa laakiin se haddana si gaara ay xubnuhu u xiiseeynayeen maadaama goobta kulanka lagu soo bandhigayey waxqabadkii maamulka ee Afartii bilood (4) ee tagay ayaa ku qabsoomay si [...]
May 19 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Taariikhda shucuubta caalamka iyo halganada ay soo mareen waxaa laga korosadaa cibro iyo aqoon. Waxaad ku garanaysaa ahmiyadda Taariikhda sida Quraanka Eebe uu Ilaahay ugaga qisooday umadihii hore iyo cidhibtoodii iyadoo Ilaahay uu ku soo gabagabaynayo – Ku Cibrad Qaata Kuwiina Caqliga Lahow (Factabiroo Yaa Ulil Albaab). Dalka Algeria wuxuu qabsaday Fransiiska 1830. Afartan sano [...]
May 19 2013 | Posted in
Maqaalo,
Warar |
Read More »

Waxaa ka bilowday Jigjiga dilal qorshaysan oo sida uu noo soo sheegay wariyaheena goobta aan la garanaynin cida ka dambaysa. Dilalkaa qorshaysan ayaa inta badan lagu fuliyaa saraakiil iyo dablay ka mid ah maxaysatada nacabka shacabka ee Hawaarinta loo yaqaano. Waxay subaxnimadii Khamiista ee 16ka bishan dadkii daganaa xaafadda 5aad ee Jigjiga ku waabariisteen 2ba [...]
May 19 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Maalintii shalay oo ay taariikhdu kubeegnayd 16/05/2013 waxaa xerada qoxootiga dhagaxlay ee deegaanka dhadhaab lagu qabtay muxaadaro aad u qiima badan oo ay qabteen ururka culima owdiiinka oo katirsan jaaliyada ogadenia ee xerada kahowlgasha. Ururka culima owdiinka ogadenia ee xerada dhagaxlay oo la aas’aasay horaantii sanadkii 2012 ayaa howlo aad ubalaadhan kaqabtay guud ahaan deegaanka [...]
May 18 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay deegano kamid ah dalka Ogaadeeniya ee ay Ethiopia gumaysato,dagaaladaasi oo lagaga xoraynayo gumaysiga Ethiopia dalka Ogaadeeiya ayaa udhacay sidatan; Dagaal xoogan oo u dhexeeyey N/Hurayaash CWXO iyo Askarta gumaysiga oo ka dhacay 03/05/2013 deegaanka Dibiraweyne oo Dhagaxbuur katirsan ayaa waxaa Askarta [...]
May 17 2013 | Posted in
Warar |
Read More »
![DSC00428[1] DSC00428[1]](http://www.ogadennet.com/wp-content/uploads/2013/05/DSC004281-90x65.jpg)
Banaanbaxan balaadhan ayaa lagu hordhigay Xarunta Midawga Yurub. Banaanabaxan oy soo qaban-qaabiyeen mucaaradka Itobiya iyo shucuubta ay Itobiya gumaysato ayaa waxaa lagaga cabanayay xadgudubyada ay xukuumada Itoobiya ku hayso shucuubta ku nool dalkaa. Dadka banaanabaxaya oo isaga yimid meela kala duwan oo Yurubta ah ayaa waxaa goobo kala duwan ku banaanbaxayay mucaardka ka soo horjeeda [...]
May 16 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Qaybtii 1aad iyo 2aad ee barnaamijkan waxaan kaga soo sheekaynay Hawlgalka Cirjiidh habkii loo abaabulay iyo siduu ku bilowday, waxayna qaybtii 2aad inoogu joogtay:- Shaahii aroornimo ayaanu ku karsanay Deegaanka Dhuurta waxaa uu wardigii ciidankan oo dib fiiriyay isagoo adeegsanayna qalabka loo isticmaalo fogaan araga (diirada) sifudud uu u arkayay ciidamda wayaanaha ee raadkayaga ku [...]
May 16 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Xaalada cadaw ee markaasi ku hareeraysnayd Qaybtan kamidka ah CWXO ee fulinaya hawlgalka Cirjiidh ee ku sugnaa deegaankan Cadalay amaba Xudur ayle markaan intaasi kaga tago sawirka guud een idinka siiyay, waxay ciidankii N/hurayaasha ka difaac qaateen ciidanka cadawga iyagoo wakhtigaasi ku sugnaa laagta caanka ah ee Cadalay. Laagtani waa dhul kooban oo aan baladhkeedu [...]
May 16 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

HCBQ - “Waxaan ku noolahay duni taariikh cusub ay qormayso, taariikhdii horena ay duugoobayso ama la dafirayo. Waxaan ku noolahay duni cidii tabar yar ama la tunjileecsado aan loo turayn. Waxaan ku noolahay duni aan loo danqan cidii aan dano gaara iyo wax loogu xisho laga lahayn. Waxaan ku noolahay duni xeerar in wax lagu dulmo [...]
May 16 2013 | Posted in
Warar |
Read More »