Ciid Wanaagsan-Ciid Mubaarak ..عيد مبارك….كل عام و انتم بخير.
Ciid Wanaagsan–Ciidul Caafiya عيد مبارك….. كل عام و انتم بخير Bahda Warfaafinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) waxay tahniyad u diraysaa dhammaan ummadda islaamka ah gaar […]
Ciid Wanaagsan–Ciidul Caafiya عيد مبارك….. كل عام و انتم بخير Bahda Warfaafinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) waxay tahniyad u diraysaa dhammaan ummadda islaamka ah gaar […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Waxaa la ogaysiinayaa Shacabka Somalida Ogadenia iyo Guud ahaan Soomaaliweyn in Caasimada Wadanka Sweden Stockholm lagu Qaban Doono Shir Xoghayaha Guud Ee Ururka ONLF Mudane […]
Waxaa in muddo ahba socda mashruuc Waddo isku xidhaya Berbra ilaa Addis Ababa. Mashruucan sida uu hadda u dhigan yahay waxaa ka mid ah in […]
/ Home, Maqaalo, Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Shacabka ku dhaqan Magaalada Godey ee xarunta Gobolka Shabeele waxaa la War galinayaa in Maalinta Axada ah in la qaban doono Xaflad balaadhan oo lagu […]
Waxaa magalaada Diri dhaba lagu qaban doonaa shir balaadhan oo ay qabanayaan isbahaysiga The Somali Coalition For Freedom. Shirkan ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Waxaa magaalada Seatle Washington ee cariga maraykanka lagu qaban doonaa shirkii wadatashiga umada soomaaliyeed kaasoo ka dhacay dhamaanba daafaha caalamka. Shirkan ayaa waxaa qaban doona […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Ururka dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogaadeniya (OYSU) ayaa waxay qabanayaan shirkii wadatashiga iyo Abaabulka OYSU ee qaarada Europe, shirkan ayaa wuxuu furmi doonaa haduu eebe […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Waxaa sanad guuradii 34 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya qabanaysa Jaaliyada Ogaadeniya ee waqooyi bari kenya faraca Barsan ee magaalada […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Waxaa ka socda deegaano kamid ah Gobalka Ontario ee wadanka Canada Shir ay abaabuleyso Jaaliyada Ogadenia ee wadankasi Canada, Shirkan ayaa ku saabsan isbadalka haatan […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
International Conference on Current Crisis in Ethiopia Exploring Realistic Alternatives Conference Programs for Day 1 24 February 2018, London, UK 8:45 am to 8:00 pm […]
/ News in English, Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Waxaa dhamaan shacabwaynaha Soomaaliyeed la ogaysiinayaa in Arbacada oo tahay taariikhduna ku beegan tahay 21/02/2018 ka Saacaduna ay tahay. Time: 21:00 CET 15:00 Edmonton 20:00 […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha soomaaliyeed gaar ahaana shacabka Soomaalida Ogaadeniya ee ku dhaqan magaalada London taariikhdu markay tahay 24–25 Februery 2018 ka in […]
Waxaa dhamaan shacabwaynaha Soomaaliyeed la ogaysiinayaa in Habeenka Axada oo tahay taariikhduna ku beegan tahay 28/01/2018 ka Saacaduna ay tahay. Time: 21:00 CET 15:00 Edmonton […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa dhamaan shacabwaynaha soomaalida Ogaadeniya ee ku dhaqan wadanka koonfur Afrika in la qaban doono shirwaynihii 15 aad ee jaaliyada Ogaadeniya ee […]
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan dadwaynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Northampton iyo nawaaxigeeda in Jaaliyada Ogadeniya ee Uk ay idiin soo diyaarisay barnaamij aad u xiiso […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabwaynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Koonfur afrika inay kasoo qayb galaaan kulan balaadhan oo ay soo abaabulayaan jaaliyada Ogaadeniya ee […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Waxaa La ogaysiinayaa dhamaanba shacab waynaha Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka koonfur Afrika inay ka soo qayb galaan shir wayne ay qabanayaan Jaaliyada soomaalida Ogaadeniya […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Waxaa Xaflad balaadhan qabanaya ururka Oromo Women’s Asociation in Uk (OWA) ayaa waxaa lagu qaban doonaa wadanka Ingiririiska gaar ahaan magaalada London. Xafladan ayaa waxaa […]
/ Articles, Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Waxa xarunta Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee South Africa Ee JOKA ka furmaaya Shirka gudiyada faracyada jaaliyada iyo kaadirka Jaaliyada ee Koonfur Africa. Shirkan ayaa waxa […]
/ Articles, Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
Copyright © 2021 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)