Ogeysiis/Xayeysiis

Ogaysiis: Mudaaharaad Balaadhan oo Copenhagen Denmark Lagu Qaban Doono.

Ogaysiis: Mudaaharaad Balaadhan oo Copenhagen Denmark Lagu Qaban Doono.

Jaaliyada Soomalida Ogadenya ee wadanka Denmark waxay war-galinaysaa dhamaan shacabka Soomaalida Ogadenya iyo walaalaha Soomaaliyeed ee wadaniyada iyo Soomaalinimadu ay ku wayn tahay inay kasoo […]

 
 

Ogaysiis: Shirwaynihii Jaaliyada Koonfur Africa (JOKA) & Madax Sare oo Kasoo Qayb Galaysa.

Ogaysiis: Shirwaynihii Jaaliyada Koonfur Africa (JOKA) & Madax Sare oo Kasoo Qayb Galaysa.

Dhamaan Xubnaha Jaaliyada Ogaadeeniya Ee koonfur Afrika waxaa la Ogaysiinayaa in uu dhacayo Shirwaynihii Jaaliyada JOKA oo xiligiisii 2 Bilood kasoo hormaray Dhamaan Xubnaha JOKA […]

 
 

Ogaysiis: Shacabwaynaha Somaaliyeed Ee Wadanka Ingiriiska.

Ogaysiis: Shacabwaynaha Somaaliyeed Ee Wadanka Ingiriiska.

Mudaaharaad balaadhan oo ay qaban qaabadiisa iyo qabashadiisaba leedahay Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee UK ayaa Lagu qaban doonaa Magaalooyinka London, Manchester, Birmingham ee wadanka Ingiriiska. […]

 
 

OGAYSIIS: Jaaliyada S.Ogadenia ee UK oo Banaanbax Kuqabandoonta Kasoo Qaybgal Wacan.

OGAYSIIS: Jaaliyada S.Ogadenia ee UK oo Banaanbax Kuqabandoonta Kasoo Qaybgal Wacan.

Mudaaharaad balaadhan oo ay qaban qaabadiisa iyo qabashadiisaba leedahay Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee UK ayaa Lagu qaban doonaa Magaalooyinka London Manchester Birmingham ee wadanka Ingiriiska. […]

 
 

Ogaysiis: Idaacada Codka Shacabka Soomaaliyeed oo Hawada Soo Gali Doontaa Todobaadkii 4 Jeer.

Ogaysiis: Idaacada Codka Shacabka Soomaaliyeed oo Hawada Soo Gali Doontaa Todobaadkii 4 Jeer.

Waxaan ogaysiinaynaa Dhamaan Shacab-waynaha Somaaliyeed in Idaacada Codka Dadwaynaha Soomaaliyeed ay hawada soo galayso Todobaadkii 4 jeer waxayna soo galaysaa maalmaha Isniinta Arbacada, Jimcaha & […]

 
 

OGAYSIIS: Jaaliyada Somalida Ogadeniya Maraykayka Gaar Ahaan Columbus Ohio.

OGAYSIIS: Jaaliyada Somalida Ogadeniya Maraykayka Gaar Ahaan Columbus Ohio.

Waxaa la ogaysiinaynaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya ee ku dhaqan wadanka Maraykayka gaar ahaan Faraca Columbus Ohio inay kasoo qayb galaan Shirkii wadatashiga Soomaalida Ogadeniya. […]

 
 

OGAYSIIS: ururka Haweenka Ogadenia UHO oo London Xaflad Kuqaban Doona.

OGAYSIIS: ururka Haweenka Ogadenia UHO oo London Xaflad Kuqaban Doona.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha ururka haweenka Ogadeniya (UHO) ee wadanka UK gaar ahaan magaalada London in Ururka Haweenka Ogadenia UHO ay qaban doonaan xaflad […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Soomalida Ogadeniya Ee UK Magaalada London

Ogaysiis: Jaaliyada Soomalida Ogadeniya Ee UK Magaalada London

Waxaan Ogaysiinaynaa Dhamaan jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka Engiriiska gaar ahaana Magaalada London iyo Nawaaxigeeda in lagu qaban hayo shirwayn oo ay kasoo qayb galayaan […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Wadanka Canada Faraca Kitchener.

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Wadanka Canada Faraca Kitchener.

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan Jaaliyada somaliyeed ee ku dhaqan magaalada Kitchener ee wadanka Canada in la qabanayo sanad-guuradii kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada Wadaniga Ooraynta […]

 
 

Ogaysiis muhiim ah: Flim Cusub oo kawarama Xaaladda Ogaadeenya oo maanta la daawan doono London.

Ogaysiis muhiim ah: Flim Cusub oo kawarama Xaaladda Ogaadeenya oo maanta la daawan doono London.

Waxaa dhamaan Bulshada Somaaliyeed ee ku nool Magaalada London ee Waddanka Britain la Ogaysiinayaa in Carwada weyn ee Portobello Filim Festival oo lagu daawanayo Maanta […]

 
 

OGAYSIIS: Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada Ogadeniya ee OYSU oo Dalka Germany Lagu Qaban Doono.

OGAYSIIS: Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada Ogadeniya ee OYSU oo Dalka Germany Lagu Qaban Doono.

Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadeniya ee (OYSU)¬†ayaa waxa lagu qaban doona haduu ilaahay yiraahdo wadanka Germany gaar ahaan Magaalada Fronkfor. Hadaba waxaa dhamaan faracyada […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Koonfur Africa oo qabanaysa sanad guuradii 32aad ee JWXO.

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadeniya ee  wadanka Koonfur Africa oo qabanaysa sanad guuradii 32aad ee JWXO.

OGAYSIIS MUHIIM AH Dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee kudhaqan dalka Koonfur Afrika gaar ahaan gobolka Gauteng magaalooyinka Johannesburg, Pretoria iyo nawaaxigooda in ay jirto xalfad lagu […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadeniya ee Sucuudi Arabia Faraca Al-Xassa

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadeniya ee Sucuudi Arabia Faraca Al-Xassa

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Sucuudi Arabia Faraca Alxasa iyo Nawaaxigeeda waxaa La ogaysiinayaa inay kasoo qayb galaan Xaflad balaadhan oo lagu xusi doono Sanad Guuradii […]

 
 

Daawo: Kulankii Umadeena iyo Kala Kicii Gumaysiga.

Daawo: Kulankii Umadeena iyo Kala Kicii Gumaysiga.

Kulankii Umadeena iyo kala kicii gumaysiga waa hordhaca Riwaayad Cusub oo lagu soo dhaweynayo sanadguurada 32-aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO),waxayna riwaayadan ka dhici […]

 
 

Ogaysiis: Sanad-guuridii 32-aad Ee JWXO oo Landon Lagu Qabanayo.

Ogaysiis: Sanad-guuridii 32-aad Ee JWXO oo Landon Lagu Qabanayo.

Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee wadanka UK waxay qabanaysaa xaflad heer sare ah oo lagu maamuusayo sanad guuradii 32-aad ee kasoo wareegtay aas’aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Nairobi oo Qabanaysa Xaflada Sanad-Guurada 32-aad ee JWXO.

Ogaysiis: Jaaliyada Nairobi oo Qabanaysa Xaflada Sanad-Guurada 32-aad ee JWXO.

Jaaliyada Somalida ogadeniya ee ku dhaqan wadanka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxay qabanaysaa Xaflad balaadhan oo lagu xusaayo sanad guuradii 32-aad ee kasoo […]

 
 

Ogeysiis. Filim looga hadlayo Qadiyada Ogaden oo lagu soo bandhigayo Carwada Southlondon Gallery.

Ogeysiis. Filim looga hadlayo Qadiyada Ogaden oo lagu soo bandhigayo Carwada Southlondon Gallery.

Filim looga hadlayo Qadiyada Ogaden ayaa lagu soo bandhigaya Carwada South London Gallery oo ah goobaha ugu waaweyn ee dalka UK lagu soo bandhigo muuqalada […]

 
 

Ogaysiis: Mudaaharaad Ka Dhici Doona Magaalada Johansburg ee Dalka Koonfur Afrixa.

Ogaysiis: Mudaaharaad Ka Dhici Doona Magaalada Johansburg ee Dalka Koonfur Afrixa.

Waxaa dhamaan shacabwaynaha Somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Koonfur Africa gaar ahaana magaalada Johansburg iyo nawaaxigeeda la ogaysiinayaa inay kasoo qayb galaan mudaaharaad balaadhan oo […]

 
 

Ogaysiis: Xuska Sanad-Guuradii 32-Aad ee JWXO & Jaaliyada S.Ogadenya ee Denmark.

Ogaysiis: Xuska Sanad-Guuradii 32-Aad ee JWXO & Jaaliyada S.Ogadenya ee Denmark.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulsho-waynta Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka Denmark, gaar ahaan magaalada Copenhagen & nawaaxigeeda in laqaban doono haduu ilaahay yiraahdo Sanad-guuradii 32-aad […]

 
 

Ogaysiis.. Jaaliyada Norway oo qabanaysa bandhig faneedkii sanadlaha ahaa

Ogaysiis.. Jaaliyada Norway oo qabanaysa bandhig faneedkii sanadlaha ahaa

Jaaliyada Ogadenya ee Norway ayaa qabanaysa bandhig faneedkii sanadlaha ahaa ee ay sanadkiiba mar qaban jirtay halkas oo ay kusoo bandhigaan cayaaraha hidaha iyo dhaqanka […]